Muqdisho - Dowladda Federaalka ayaa soo saartay digniin culus oo ku aaddan in dhulka Soomaaliya loo adeegsado saldhig laga fuliyo hawlgallo milatari, ka dib...
Ka-qaybgalka haweenka iyo dhalinyarada ee geeddi-socodka nabadda waa tiirka ugu muhiimsan ee lagu gaari karo nabad waarta. Marka haweenka iyo dhalinyarada la siiyo fursad...