Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sacuudi Carabiya oo digniin culus u dirtay Iiraan

Riyadh, Sacuudi Carabiya – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Sacuudiga, Faisal bin Farhan Al Saud, ayaa uga digay Iiraan in dulqaadka Boqortooyada iyo dalalka Khaliijka ee ku aaddan weerarrada gobolka uu yahay mid xadidan, isaga oo ugu baaqay Tehran inay si degdeg ah “dib u xisaabiso” istiraatijiyaddeeda.   Isagoo shir jaraa’id ku qabtay caasimadda Riyadh, ayuu wasiirku sheegay in weerarrada lagu bartilmaameedsanayo...

Iran oo Weerar gantaal ah ku qaaday Qatar

Doha, Qatar – Shirkadda tamarta ee dowladda Qatar, QatarEnergy, ayaa sheegtay in “khasaaro baaxad leh” uu ka dhashay weerar gantaal oo lagu qaaday magaalada warshadaha ee Ras Laffan.   Weerarka ayaa dhacay wax yar kadib markii Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Qatar ay xaqiijisay in dab ka kacay aaggaas, kaas oo lala xiriirinayo weerar ay Iiraan ku qaaday xarunta. QatarEnergy ayaa bayaan ay...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer ku tegay Gandarshe, dhiirrigeliyay ciidanka

Gandarshe, Shabeellaha Hoose – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa kormeer shaqo ku tegay deegaanka Gandarshe ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo uu kula kulmay ciidamada ku sugan furimaha dagaalka.   Taliyaha waxaa safarkiisa ku wehlinayay Taliyaha Qeybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor, Saahid Jareere, waxaana ujeedka kormeerka uu ahaa dhiirrigelinta ciidamada Xoogga Dalka ee howlgallada ka wada...

US carries out air strike against ISIS fighters in Puntland

BOSASO — The United States military said it carried out an air strike targeting Islamic State fighters in northeastern Somalia’s Puntland region, in coordination with the federal government.   US Africa Command (AFRICOM) said in a statement the strike took place on March 16 in the Calmiskaad mountains in Bari region, about 45 kilometres southeast of the port city of Bosaso. The...

Ciidamada Mareykanka oo duqeyn ka fuliyay Calmiskaad, Puntland

BOOSAASO - Militariga Mareykanka ayaa sheegay inuu duqeyn cirka ah la beegsaday kooxda Daacish ee ka howlgasha buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari, iyagoo kaashanaya dowladda Federaalka Soomaaliya.   Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in duqeyntu dhacday 16-kii bishan, laguna bartilmaameedsaday dagaalyahanno ku sugnaa meel qiyaastii 45 kiiloomitir koonfur-bari kaga beegan magaalada dekedda leh ee Boosaaso. AFRICOM ayaa...

US judge halts Trump move to end deportation protections for Somalis

WASHINGTON — A US federal judge has issued an emergency order blocking a move by former president Donald Trump’s administration to terminate temporary deportation protections for Somali nationals living in the United States.   Judge Allison Buraf ruled that the administration cannot proceed, for now, with its plan to revoke Temporary Protected Status (TPS) for Somalis, a programme that allows nationals...

Garsoore Joojiyay Go’aankii Trump ee lagu soo tarxiilayo Soomaali badan oo ku nool Mareykanka

WASHINGTON - Garsoore heer federaal ah ayaa soo saaray amar degdeg ah oo lagu joojinayo go’aankii maamulka Trump uu ku doonayay in lagu kansalo sharciga badbaadada kumeel-gaarka ah (TPS) ee ay dalkaas ku joogaan dadka u dhashay Soomaaliya.   Garsoore Allison Buraf ayaa go’aamisay in maamulka madaxweyne Trump uusan hadda fulin karin go'aanka uu ku baabi'inayo xuquuqda qoxootiga Soomaalida. Go’aankan ayaa yimid...

Agaasimaha NISA oo Afur wadajir la qaatay Ciidamada Qaranka

Muqdisho - Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa galabta Ciidamada Amniga kula afuray duleedka deegaanka Dhanaane ee Gobolka Shabeellaha Hoose, isaga oo uga mahadceliyay dadaalka iyo naf-hurnimada ay muujiyeen intii lagu jiray bisha barakeysan ee Ramadaan ee ku aaddan sugidda amniga caasimadda, degmooyinka iyo deegaanada ku xeeran.   Agaasimaha ayaa si gaar ah u bogaadiyay...

Laftagareen oo ka hadlay xiisadda kala dhaxeysa dowladda dhexe, eedeymo culusna u jeediyay

Baydhabo — Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo la xiriira xiisadda siyaasadeed ee kala dhaxeysa Dowladda Federaalka Soomaaliya, kadib markii la joojiyay wada shaqeyntii u dhaxeysay labada dhinac.   wuxuu carrabka ku adkeeyay in dowladda dhexe ay adeegsato awood ku aaddan arrimaha masiiriga ah, gaar ahaan doorashooyinka iyo wax-ka-beddelka lagu sameynayo...

Southwest State Leader Laftagareen resigns from Somali President’s political party

BAIDOA — The President of Southwest State, Abdiaziz Hassan Mohamed (Laftagareen), has officially announced his resignation from the political party of Somalia’s President, Hassan Sheikh Mohamud, where he previously served as Deputy Chairman.   The decision comes amid rising political tensions between the Southwest State administration and Somalia’s federal government. While the official reasons for the resignation were not fully detailed,...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...