Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Iran oo ka Hadashay Dilka Cali Larijani iyo Saameynta ay ku Yeelan Karo Hoggaanka dalkaas

Tehran,Iran – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan, Abbas Araghchi, ayaa sheegay in dilka Cali Larijani, oo ahaa xoghayaha awoodda badan ee Golaha Amniga Qaranka, uusan saameynta ku yeelan doonin nidaamka dalkaas oo Mareykanka iyo Israel ay rabaan inay bedelaan.   Wareysi uu siiyay Al Jazeera, ka dib markii Iran ay xaqiijisay geerida Cali Larijani, ayuu Abbas Araghchi ku sheegay in Mareykanka...

Deputy Land Forces Commander visits frontline troops in Somalia’s Hiraan region

MOGADISHU — The Deputy Commander of the Somali National Army’s Land Forces, General Abdullahi Cirro, and a delegation of senior officers he led on Wednesday arrived in the Teedaan area of the Hiraan region, where they received a warm welcome from local military officials, sources said.   The delegation was received by the Commander of the 27th Division of the Somali...

Botswana oo beenisay inay martigelinayso saldhig milatari oo Maraykan ah

Gaborone — Dowladda Botswana ayaa si rasmi ah u beenisay warar sheegayay inay martigelinayso saldhig milatari oo uu leeyahay United States, iyadoo ku adkaysatay in xarumaheeda militari ay si buuxda u maamusho dowladda dalkaasi.   Afhayeenka dowladda, Tuduetso Mokgosi, ayaa sheegay Talaadadii in saldhigga ciidamada cirka ee Thebephatshwa Air Base uu yahay mid madaxbannaan oo ay leedahay isla markaana ay si...

Ciidamada Suudaan oo sheegay inay iska caabiyeen weerarro ay RSF ka fulisay Kordofan iyo Daarfuur

Kordofan — Ciidamada qalabka sida ee Sudan ayaa sheegay Talaadadii inay si guul leh u fashiliyeen weerarro ay soo qaadeen (RSF) oo ka dhacay gobollada Kordofan iyo Darfur 24-kii saac ee la soo dhaafay.   War qoraal ah oo ka soo baxay ciidanka ayaa lagu sheegay in howlgalo jihooyin kala duwan ah ay ciidamadoodu ka fuliyeen deegaannada ay dagaalladu ka socdaan,...

Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka oo gaaray Hiiraan

Hiiraan – Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Cabdullaahi Cirro, iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray degaanka Teedaan ee gobolka Hiiraan, halkaas oo si diirran loogu soo dhaweeyay.   Wafdiga ayaa waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay Taliyaha Qeybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, Korneyl Cali Cageey, iyo saraakiil kale oo ka tirsan ciidanka, kuwaas oo...

Dowlada Federaalka oo si adag uga jawaabtay go’aanka Koonfur Galbeed

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa si adag uga hadashay go’aan ka soo baxay maamulka Koonfur Galbeed, kaas oo lagu sheegay in la hakiyay wada shaqeyntii kala dhaxeysay labada dhinac, xilli ay jirto xiisad siyaasadeed oo sii xoogeysaneysa.   Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee DFS ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in ay si dhow ula socoto...

Southwest Leader Warns Against Unilateral Federal Moves Amid Deepening Rift

BAIDOA, Somalia — The president of Somalia’s Southwest State, Abdiasis Hassan Mohamed Laftagareen, on Wednesday voiced concern over escalating political tensions with the federal government, following the suspension of cooperation between the two sides.   Speaking in Baidoa, Laftagareen accused authorities in Mogadishu of using what he described as “centralized power” in handling critical national issues, particularly elections and proposed amendments...

NISA Chief Praises Security Forces During Ramadan Iftar Near Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA) Director, Mahad Mohamed Salad, joined security forces for an iftar meal on Thursday in the outskirts of Dhanaane in the Lower Shabelle region, commending their dedication to maintaining security during the holy month of Ramadan.   Speaking to troops stationed in forward positions, Salad expressed gratitude for what he described as...

Somali Government Halts Baidoa Flights Amid Growing Rift with SouthWest State leader

MOGADISHU — The Federal Government of Somalia on Tuesday halted all flights to Baidoa, the capital of the Bay region, as political tensions with the South West State (KGS) administration reached a critical point.   The move has left hundreds of passengers stranded at Aden Adde International Airport in Mogadishu, disrupting travel for officials, businesspeople, and ordinary citizens alike. According to reports,...

Dowladda Soomaaliya oo hakisay duulimaadyadii Baydhabo kadib xiisadda KGS

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hakisay duulimaadyadii aadi jiray magaalada Baydhabo, xarunta gobolka Baay, kadib markii uu sii xoogaystay khilaafka siyaasadeed ee ka dhex aloosan maamulka Koonfur Galbeed (KGS) iyo Dowladda Federaalka.   Sida wararka soo baxaya ay sheegayaan, ilaa saakay ma jirin wax duulimaad ah oo ka tagay ama ku sii jeeday magaalada Baydhabo, iyadoo hakinta duulimaadyada ay saameysay...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...