Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Maraykanka Oo Wadahadallo Nabadeed Ugu Yeeray DR Congo Iyo Rwanda

Washington — Dowladda Maraykanka ayaa toddobaadkan ku casuuntay saraakiil sarsare oo ka kala socda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo iyo Rwanda si ay uga qeyb qaataan wadahadallo la xiriira nabadda bariga DR Congo, sida ay sheegeen ilo diblomaasiyadeed.   Kulamo laba geesood ah oo u dhexeeya Maraykanka iyo dhinac kasta ayaa la qorsheeyay 17-ka Maarso, halka kulan saddex geesood ah la...

Madaxweynihii hore Farmaajo oo cambaareeyay xariga dhalinyarada Muqdisho

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si kulul u cambaareeyay xarigga lagu sameeyay hoggaanka Ururka Dhallinyarada Soomaaliyeed ee SOYPA.   War-saxaafadeed uu soo saaray ayaa lagu sheegay in tallaabadaasi ay muujinayso jihada khaldan ee maamulka uu hoggaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud uu u wado talada dalka. “Xarrigga Hoggaanka Ururka Dhallinyarada Soomaaliyeed ee SOYPA oo caawa uu ku kacay nidaamka...

Somali envoy hails swearing-in of EALA lawmakers in Tanzania

ARUSHA, Tanzania – Somalia’s ambassador to Tanzania and the East African Community (EAC), Ilyas Ali Hassan, on Monday announced the swearing-in of Somali representatives to the East African Legislative Assembly (EALA) in the northern Tanzanian city of Arusha.   The envoy described the development as a political milestone for Somalia, saying it underscored the country’s growing role and active participation within...

SoDMA chief, UN humanitarian coordinator discuss food security plan in Mogadishu

MOGADISHU – The chairman of Somalia’s Disaster Management Agency (SoDMA), Mahmoud Moallim Abdulle, on Monday received the United Nations Humanitarian Coordinator and Deputy Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia, George Conway, at the agency’s headquarters in Mogadishu.   Talks focused on accelerating procedures for implementing the Food Security Crisis Prevention and Preparedness Plan (FSCPP), with both sides reviewing ways...

Somalia army chief visits TURKSOM academy, closes Ramadan sports event

MOGADISHU – The commander of the Somali National Army, Brigadier General Ibrahim Mohamed Mahmoud, visited the TURKSOM Military Training Academy in Mogadishu, where he inspected the overall conditions of the institution and the progress of training programmes for various army units.   During the visit, the army chief reviewed facilities at the academy and received briefings from instructors on the readiness...

Maamulka Koonfir Galbeed oo soo saarey amar cusub xili ay jirto xiisad dagaal

BAYDHABO - Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay in saraakiisha Ciidanka aysan ka bixi karin Baydhabo, xili ay sii kordhayso xiisada siyaasadeed iyo mida dagaal ee gobolka.   "Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyada oo ka duuleysa masuuliyadda ka saaran sugidda Amniga iyo xasiloonida guud ee deegaanada Dowladda KGS, waxay halkan ku wargelinaysaa dhammaan saraakiisha kor ku xusan...

SoDMA iyo Qaramada Midoobay oo ka wada hadlay dardargelinta qorshaha sugnaanta cunnada

Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta hay’adda ku qaabbilay Isku-duwaha Arrimaha Bani’aadamnimada ee Qaramada Midoobay, ahna Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya, George Conway.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta habraacyada lagu fulinayo Qorshaha Ka Hortagga iyo U Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada (FSCPP), iyadoo la...

Duqa Muqdisho oo Taageero Gaarsiiyay Dugsiga Agoonta Wiilasha Kaaraan

Muqdisho - Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Ciid-siin iyo taakuleyn gaarsiiyay Dugsiga Agoonta Wiilasha Kaaraan oo lagu barbaariyo ku dhawaad sedex boqol oo ardey ah, Asigoona ku dhawaaqay in laga bilaabo bisha April uu Dugsiga heli doonno taageero lacageed oo joogto ah.   Duqa Muqdisho ayaa ku amaanay Maamulka Dugsiga Agoonta Wiilasha...

Xubnaha Soomaaliya ee Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika oo Lagu Dhaariyey Arusha

Tanzania - Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania iyo Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane Ilyas Ali Hassan, ayaa shaaciyay in maanta magaalada Arusha lagu dhaariyey xubnaha Soomaaliya ku matalaya Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika (EALA). Safiirku wuxuu sheegay in talaabadan ay guul siyaasadeed u tahay Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, maadaama ay muujinayso doorka iyo ka qeybgalka firfircoon ee...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kormeer ku Tagay Kuliyadda Tababarka TURKSOM

Muqdisho - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed sareeyo guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, , ayaa kormeer ku tagay Kuliyadda Tababarka Ciidanka Xoogga Dalka TURKSOM, halkaas oo uu ku kuurgalay xaaladda guud ee dugsiga iyo habsami u socodka tababarada ay qaadanayaan cutubyada kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka.   Intii uu halkaasi joogay, Taliyaha ayaa sidoo kale soo xiray tartan ciyaareed oo lagu...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...