Nin dilay Sheekh Soomaali ah oo lagu maxkamadeynayo dalka Mareykanka
COLUMBUS (SMN) - Maxkamad ku taalla magaalada COLUMBUS, ee gobolka Ohio kasoo muuqday John Wesley oo loo heysto dilka Sheekh Mohamed Hassan Adam, oo ahaa Iman Masjid oo kasoo jeeda dalka Soomaaliya.
Sheekha oo imaan ka ahaa Masjidka Abu Hurairah ee magaalada COLUMBUS ayaa la waayay xili uu Gurigiisa kusii jeeda bishii December 2021, iyadoo maalmo kadibna la helay meydkiisa...
Sawirro: Guddoomiye Madaale oo dhagax dhigay wadada laamiga ee Via Moscow
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Guddoomiye Kuxigeenka howlaha guud iyo Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir ayaa dhagax-dhigay waddada laamiga ah ee Via Moscow oo isku xirta Buundooyinka Degmada Xamar Jajab iyo Waaberi ee Magaalada Muqdisho.
Munaasabadda dhagax-dhigga ayaa waxaa goob-joog ka ahaa Guddoomiyaha degmada Xamar...
Somaliland president sacks key minister amid internal crisis
HARGEISA, Somalia - The President of Somaliland, Muse Bihi Abdi has issued a decree dismissing the Minister of Rural Development and appointing a new minister for the office.
The regional leader has appointed Rabbi Abdi Mohamed Mohamud to become the Minister of Rural Development of Somaliland.
The President sacked Ahmed Aden Jama, who was holding the post.
The circular did not mention...
Shirka golaha wasiirada uga socdo Muqdisho oo galay maalintii labaad
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa sheegay in loo baahan yahay in laga miro dhaliyo Hannaanka Jiheynta Dowladnimada Casriga ee Soomaaliya, isaga oo ka hadlay maalinta labaad ee barnaamijka Aqoon is-weydaarsiga Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda oo ka socda magaalada Muqdisho.
Mudane Saalax ayaa ku dheeraaday sida lagama maarmaanka u tahay...
Somali police issue statement on a suicide bombing in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia - The Somali police issued a statement regarding a suicide bombing last night at the Blue Sky Restaurant in Mogadishu on Monday night.
The Police said that the suicide bombing killed only one person, the director of the Mogadishu office of Somali Cable Television, Abdifitah Qays, while four others were injured.
The bomber blew himself up at the restaurant...
Senior TV director killed in a suicide attack in Somalia’s capital
MOGADISHU, Somalia - An explosion occurred in the Somali capital, Mogadishu on Monday night, two days after the country marked a deadly truck bombing at K5 junction.
A suicide bomber detonated explosives strapped to his waist at a restaurant near the National Theatre in Mogadishu, a green zone, where the presidential palace is located.
The reports indicate several casualties from the blast at...
Somalia launches plan to reform governance system
MOGADISHU, Somalia - The Somali government on Monday launched a strategic plan to transform the country's governance system.
The plan, dubbed the Modern Governance Strategic Direction Program, which was launched by President Hassan Sheikh Mohamud in the national capital of Mogadishu, aims to improve public service delivery and inject transparency into the governance system.
"We are actively shaping Somalia's future as...
Ciidamada ammaanka oo howlgallo ka wada deegaanka Ceelasha Biyaha
MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa maalmihii u dambeeyay xoojiyay howlgallada lagu sugayo amniga oo ay ka wadaan gudaha iyo duleedka Muqdisho.
Ujeedada howlgalladan ayaa ah sidii looga hortagi lahaa khataraha dhinaca amniga ee la filan karo xili dowladd ay ku jirto abaabulka dagaal culus oo ka dhan ah Al-Shabaab.
Cidamada sida gaarka ah ugu xil-saaran xasilinta caasimadda...
Taliska Booliska oo faahfaahiyay qarax xalay ka dhacay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa waxaa lagu faahfaahiyay khasaaraha ka dhashay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay maqaayadda Blue Sky oo ku taalla agagaarka xarunta madaxtooyada Soomaaliya.
Qaraxa oo ahaa mid xoohan ayaa waxaa fuliyay qof isku soo xiray walxaha qarxa, kaas oo dhex tegay dad badan oo ku sugnaa maqaayadda, waxaana ka...
Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay Cali Guudlaawe?
JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta gudoomiyay shirka amniga Dowladda Hirshabeelle.
Shirkaan ayaa looga hadlay amniga guud ee deegaanada Hirshabeelle, Howlgalada lagu ciribtirayo Khawaarijta iyo xakameynta dhaqdhaqaaqa ficilada guracan ee cadowga iyadoo shirkaan warbixinno looga dhageystay saraakiisha amaanka oo ka warbixiyay amniga guud ee Caasimada Dowladda Hirshabeelle.
Wasiirka amniga gudaha ayaa dhankiisa ka warbixiyay qorshaha iyo...












