Internet outage hits Congo-Brazzaville during presidential vote
BRAZZAVILLE, March 16 — Internet access across the Republic of the Congo was abruptly disrupted on Sunday as voters headed to polling stations to take part in the country’s presidential election, a global internet monitoring group said.
Data published by NetBlocks indicated a “major disruption” to nationwide connectivity, affecting most users and making it difficult for citizens and media outlets...
Clashes erupt in Baidoa between Southwest State forces and opposition-linked fighters
BAIDOA, March 16 — Heavy fighting broke out on Monday in Baidoa between security forces loyal to the Southwest State of Somalia and fighters said to be aligned with opposition groups, witnesses said.
Residents told local broadcaster Shabelle Media Network that intense gunfire could be heard across several neighbourhoods of the town, which serves as the interim administrative capital of...
Somali commandos conduct planned security operation in Middle Shabelle
MOGADISHU, March 16 — Units of the Somali National Army, including elite Gorgor and Danab commandos, carried out a planned security operation in parts of the Middle Shabelle region, military officials said on Monday.
The operation targeted several villages near the area of Xaaji Cali, where troops conducted searches and security checks aimed at preventing infiltration by fighters from the...
Internet-ka Jamhuuriyadda Kongo oo Go’ay Xilli Doorasho Madaxtinimo Socota
Brazzaville, Jamhuuriyadda Kongo – Isku xirka internet-ka ee dalka Jamhuuriyadda Kongo, oo sidoo kale loo yaqaan Congo-Brazzaville, ayaa si lama filaan ah u go’ay maalintii Axadda, xilli codbixiyeyaashu u dareereen goobaha codbixinta si ay uga qayb qaataan doorashada madaxtinimada ee dalka.
Kooxda caalamiga ah ee kormeerta internet-ka, NetBlocks, ayaa sheegtay in xogta shabakadaha ay muujisay khalkhal weyn oo ku yimid...
Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada Koonfur Galbeed iyo Kuwo Taabacsan Mucaaradka oo Ka Qarxay Baydhabo
Baydhabo - Dagaal u dhaxeeya ciidamo ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo kuwo la sheegay inay taabacsan yihiin mucaaradka ayaa ka qarxay magaalada Baydhabo, oo ah xarunta Kumeel Gaarka ah ee dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Goob-joogayaal ku sugan Baydhabo ayaa u xaqiijiyay Shabelle TV in gudaha magaalada laga maqlayo rasaas culus oo ay is weydaarsanayaan labada dhinac ee dagaallamaya.
wuxuuna...
Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Ka Dhan ah Al-Shabaab Ka Fuliyay Shabeellaha Dhexe
Soomaaliya, Shabeellaha Dhexe - Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor iyo Kumaandooska Danab, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, gaar ahaan tuulooyin dhaca dhanka deegaanka Xaaji Cali.
Howlgalkan oo ahaa mid lagu xaqiijinayay amniga ayaa ciidamada waxay baaritaanno iyo hubin ka sameeyeen deegaannada la beegsaday, iyadoo ujeeddadu ahayd in laga...
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo soo dhaweysay Duqa Muqdisho Muungaab
Muqdisho – Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa maanta xarunteeda dhexe ku soo dhaweysay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), oo booqasho rasmi ah ku tagay hay’adda. Soo dhaweynta waxaa hoggaaminayay Agaasimaha Guud ee hay’adda, Mustafa Duhulow.
Kulankan oo ka dhacay xarunta dhexe ee hay’adda ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka wada-shaqeyneed ee u dhexeeya...
Duqa Muqdisho oo kormeer ku tagay Xarunta Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir kadib dib-u-dhis ballaaran
Muqdisho – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xarunta Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir, kadib markii dib-u-dhis ballaaran lagu sameeyay xarunta, isagoo warbixin ka dhageystay howlwadeennada kala geddisan ee Agaasinka.
Duqa Muqdisho ayaa uga mahadceliyay shaqada wanaagsan ee ay u hayaan bulshada, wuxuuna hoosta ka xarriiqay in Maamulka...
Released rickshaw drivers allege pressure over remarks after detention
Mogadishu — Several rickshaw drivers recently freed from detention have spoken to local media about the conditions they faced in custody and messages they say were conveyed to them while behind bars.
Sacdiyo Moalim, a university graduate, turned to driving a Tuk-Tuk driver, told Shabelle TV that men claiming to represent officials from Hodan District visited her during her detention.
According...
Opposition leader Bobi Wine says he secretly fled Uganda after disputed vote
Kampala — Ugandan opposition leader Bobi Wine said he had secretly left Uganda to escape what he described as pressure and a manhunt by security forces following the country’s January 15 presidential election.
The vote was officially won by long-serving President Yoweri Museveni with 71.6 percent of ballots cast, according to final results. Wine, whose real name is Kyagulanyi Ssentamu,...










