Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Maxkamad Mareykan ah oo hakisay joojinta TPS ee Soomaalida

New York – Maxkamad federaal ah oo ku taalla gobolka Massachusetts ayaa si ku meel gaar ah u hakisay qorshihii lagu joojin lahaa barnaamijka Temporary Protected Status oo ah xaalad sharci oo ku meel gaar ah oo ay bixiso dowlada mareykanka (TPS) ee loogu talagalay muhaajiriinta Soomaaliyeed ee ku nool Mareykanka.   Go’aankan ayaa waxaa soo saartay xaakimadda federaalka Allison...

Toddobo shaqaale caafimaad oo ku dhintay doontii rogmatay ee harada Tanganyika ee Tanzania

Tanzania - Ugu yaraan toddobo shaqaale caafimaad ah ayaa ku dhintay kadib markii doontii ay ku safrayeen ay ku rogmatay dabaylo xooggan oo ka dhacay harada Tanganyika ee dalka Tanzania, sida uu xaqiijiyay xafiiska madaxweynaha Samia Suluhu Hassan.   Kooxdan shaqaalaha ah ayaa ku safrayay harada si ay u gaarsiiyaan daryeel caafimaad tuulada Kagunga ee ku taal xuduudka Tanzania iyo Burundi,...

Maxkamadda Ciidamada oo ku xukun dil toogasho ah ku riday Askari ka tirsanaa NISA

 Muqdisho – Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa Afgooye, Shabeellada Hoose – Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida (QS) ayaa ku xukuntay dil toogasho Ex-Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, kadib markii lagu helay mas’uuliyadda dilka Marxuum Fahxi Cabdullahi Cabdi oo ka dhacay 16-kii February 2026, sida uu shaaciyey Guddoomiyaha Maxkamadda, G/sare Xassan Cali Nuur Shuute.   Dhacdadan ayaa...

Roobab mahiigaan ah iyo fatahaado ka socda Kenya oo sababay dhimashada in ka badan 60 qof

Nairobi – Waaxda saadaasha hawada ee dalka Kenya ayaa ka digtay in roobab mahiigaan ah iyo fatahaado xooggan ay sii socon karaan, iyadoo tirada dadka ku dhintay ay kor u dhaaftay 62 qof, sida ay shaaciyeen mas’uuliyiinta.   Dalka ayaa galay wajigii hore ee xilli roobaadka dheer, waxaana dowladdu ka digtay suurtagalnimada khasaare iyo barakac kale oo ka dhasha roobabka socda. Sida...

Qaar ka mid ah bajaajleyda laga soo daayay xabsiga oo Shabelle la hadlay

Muqdisho - Qaar ka mid ah bajaajleyda laga soo daayay xabsiga ayaa la hadlay Shabelle, iyagoo ka hadlay xaaladdii ay la kulmeen intii ay xabsiga ku jireen iyo fariimaha loo diray.   Mid ka mid ah bajaajleyda, Sacdiyo Bajaaj, ayaa sheegtay in intii ay xabsiga ku jirtay ay u yimaadeen rag sheegay inay ka socdaan guddoomiyaha degmada Hodan. Waxay sheegtay in...

Hoggaamiyaha mucaaradka Uganda si qarsoodi ah uga baxay dalka

Kampala – Hoggaamiyaha mucaaradka Uganda, Bobi Wine (magaciisa dhabta ah Kyagulanyi Ssentamu), ayaa shaaciyay inuu si qarsoodi ah uga baxay dalka Uganda si uu uga badbaado cadaadis iyo baadi-goob la sheegay inay ku hayeen ciidamada ammaanka, kadib doorashadii madaxtinimada ee dalkaas ka dhacday 15-kii Janaayo.   Doorashadaas waxaa lagu dhawaaqay inuu ku guuleystay madaxweynaha talada haya, Yoweri Museveni, oo helay 71.6%...

Somalia, US state sign deal on cooperation in critical minerals sector 

CHARLESTON, West Virginia — Somalia’s petroleum and mineral resources ministry has signed a memorandum of understanding with the US state of West Virginia aimed at strengthening cooperation in the exploration, production and processing of critical minerals, officials said.   The agreement is intended to establish a framework for boosting investment, technical knowledge exchange and the development of value chains in Somalia’s...

Somalia disaster agency, UN urge unity as drought worsens 

MOGADISHU — Somalia’s disaster management authorities and senior United Nations officials have called for greater unity and funding to tackle worsening drought conditions after holding high-level talks in the capital, officials said. The Commissioner of the Somali Disaster Management Agency (SoDMA), Mahmoud Macalin Abdulle, met at the agency’s headquarters with James Swan and George Conway to discuss the humanitarian situation...

Guddoomiyaha SoDMA iyo Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo Ka Wada Hadlay Xaaladda Abaarta

Muqdisho - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan, iyo Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Isku-duwaha Howlaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee Horumarinta iyo Arrimaha Bini’aadannimada, Mr. George Conway.   Kulanka labada dhinac waxaa diiradda lagu...

Soomaaliya iyo Gobolka West Virginia Oo Saxiixay Heshiis Iskaashi Oo Ku Saabsan Macdanta Muhiimka Ah

Muqdisho - Wasaaradda Batrolka iyo kheyraadka Macdanta XFS iyo Gobolka West Virginia ee dalka Maraykanka ayaa kala saxiixday Heshiis Isfaham (MoU) oo ku saabsan iskaashiga dhinacyada sahminta, soo saarista, farsamaynta iyo horumarinta macdanta muhiimka ah (Critical Minerals). Heshiiskan ayaa ujeedkiisu yahay in la dhiso qaab iskaashi oo kor u qaada maalgashiga, is-weydaarsiga aqoonta farsamada, iyo horumarinta silsiladda qiimaha ee macdanta...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...