Wasiirka amniga Soomaaliya oo kulamo ka wada dalka Sacuudiga + Ujeedka
RIYAD (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS, Mudane Maxamed Shiikh Axmed Cali (Doodishe)oo ku sugan Magaalada Riyaad ee Sacuudi Carabiya ayaa la kulmay Wasiirka Arrimaha gudaha ee dalka Sacuudiga Amiir Abdulaziz bin Saud.
Kulanka labada ma's'uul ayaa waxaa looga hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa wada shaqeynta amniga ee u dhaxeysa Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Boqortooyada Sacuudiga iyo Wasaaradda...
Madaxweynaha JFS oo warqadaha ka guddoomay danjiraha Midowga Yurub
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Dhuusamareeb u jooga hoggaaminta dagaalka ka dhanka aragagixisada ayaa waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee Midowga Yurub Marwo Karin Johansson.
Danjiraha Cusub ee Midowga Yurub Marwo Karin Johansson oo dowladda iyo shacabka soomaaliyeed ugu hambalyeysay guulaha laga gaaray dagaalka ciribtirka Khawaarijta ayaa Madaxweynaha la wadaagtay dadaalka...
Southwest State opposition urged to opt for dialogue to end election crisis
BAIDOA, Somalia - As the term of the incumbent president Abdiaziz Lafta-Garen comes to an ending point this year, there is a growing standoff over the timetable of the election.
In an interview with Radio Shabelle, Ibrahim Sheikh Abdiwahid, who served as deputy chair of the reconciliation of Southwest State urged the opposition to refrain from stoking unrest.
Abdiwahid called on the...
ATMIS oo wareejisay saldhig ku yaalla Shabeelaha Dhexe + Sawirro
JOWHAR (SMN) - Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa haatan bilaabay wajigii labaad ee dhimista ciidamada ka jooga Soomaaliya, iyadoo lagu wareejiyay Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed Saldhigga Biyo Cadde ee dowlad goboleedka HirShabelle.
Saldhigga Biyo Cadde oo ku yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe, isla markaana hoos yimaada mas’uuliyadda ciidamada ATMIS ee Burundi (BNDF) ayaa ah mid istaraatiiji ah, maadaama uu ku...
Four killed in roadside blast in Kenyan border with Somalia
MANDERA, Kenya - At least four people were killed and eight others wounded in a roadside blast on Saturday evening in Mandera County near the Kenya-Somalia border, police said on Sunday.
A minibus that was traveling from Mandera to neighboring Wajir County was hit by a bomb set by suspected al-Shabab terrorists, according to a police report on security.
The incident...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo gaaray magaalada New York + Qorshihiisa
NEW YORK (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa saaka gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka.
Xamza iyo wafdigiisa ayaa waxa ay ka qaybgalayaan shirka Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay oo ka dhacay magaalada New York.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka hadli doona waxa Soomaaliya uga qabsoomay ahdaafta dhinaca...
Ethiopia denies Al-Shabaab’s claim that ENDF 167 soldiers killed in Somalia attack
MOGADISHU, Somalia - The government of Ethiopia has strongly refuted claims by Somalia-based Al-Qaeda-linked militant group Al-Shabaab that it killed 167 ENDF soldiers.
Speaking to VOA Somali Service, the ambassador of Ethiopia in Mogadishu termed Al-Shabaab claims as "propaganda and baseless", adding that no single soldier was killed.
Mukhtar Mohamed Waare said Al-Shabaab has no capability to engage in a long-hour...
Diplomatic row looms after Jubaland appoints envoy to Kenya
NAIROBI, Kenya - The decision by Jubaland State of Somalia President Ahmed Mohamed Islam to appoint an envoy to Kenya has caused controversy as the Federal Government of Somalia already has an ambassador in Kenya.
The President appointed Sadik Abdullahi Bogale as envoy to Kenya on Friday affirming that the diplomat's core mandate will be to advance Jubaland interests in...
Itoobiya oo ka jawaabtay sheegashada Al-Shabaab kadib dagaalkii Bakool
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Itoobiya ayaa beenisay sheegashooyinka kooxda Al-Shabaab kadib dagaal ciidankeeda iyo maleeshiyada shalay ku dhex-maray gobolka Bakool ee koonfur-galbeed Soomaaliya.
Dagaalka ayaa yimid kadib markii Al-Shabaab ay weerareen laba kolonyo oo ka mid ciidamada Itoobiya, oo mid uu ka yimid Yeed kuna socda Waajid, halka kan kale la beegsaday xillii ay ka safrayeen Ceel-Barde kuna socdeen Xudur....
Ciidamada ammaanka oo howlgallo culus ka sameeyay Muqdisho + Ujeedka
MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Xasilinta Caasimadda iyo Booliska ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgallado culus ka sameeyay gudaha magaalada Muqdisho.
Howlgalladan oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa waxaa si gaar ah looga fuliyay degmooyinka dhaca koonaha magaalada, sida Dayniile, Heliwaa iyo qaar kamid ah deegaanada dhaca duleedka caasimada.
Waxaa la arkayay ciidamada ammaanka oo gudaha u...












