Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

UNICEF decries increased deaths of children from landmines in Somalia

MOGADISHU, Somalia - The UN Children's Fund, UNICEF, has expressed concern about increased deaths and serious injuries to children involved in landmine explosions which have claimed at least 30 lives since June in Somalia.   Nejmudin Kedir Bilal, acting UNICEF representative in Somalia, said several children have been victims in three separate incidents that involved discharges of unexploded ordnances in recent...

Dowladda Soomaaliya oo loogu baaqay inay ka hortegto weerarada Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Siyaasiga Nuur Sheekh Cismaan oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa ka hadlay kororka weerarada ay Al-Shabaab ku qaadaan saldhiyada ciidanka dowladda iyo kuwa deeganaka oo kordhayay maalmihii lasoo dhaafay.   Nuur Sheekh Cismaan ayaa sheegay in loo baahan yahay in la qaado tallaabooyin looga hortegayo weerarada Al-Shabaab, si uusan khasaare kale kale usoo gaarin ciidamada. Waxa uu...

Laba xildhibaan oo ku dhintay qarax ka dhacay deegaanka Ceelgaras

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in goodhow qarax xoogan uu ka dhacay gudaha deegaanka Ceelgaras oo ay maanta uun la wareegeen ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed.   Qaraxa oo ahaa nooca miinada ee dhulka lagu aaso ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu haleelay gaari ay la socdeen xildhibaano ka tirsan maamulka Galmudug. Ilo wareedyo...

Somalia: Senior Al-Shabaab commander nabbed at Baidoa airport

BAIDOA (SMN) – The Southwest regional security forces nabbed a senior Al-Shabaab commander at Baidoa's Shaati Gaduud airport after a tip-off from the intelligence service.   Officials say Omar Mohamed Ismail alias "Nor" was trying to board a flight to Mogadishu at the time of his arrest. He was handed over to the relevant security agencies for questioning. Nor during an interview...

Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre praises Qatar’s support

Doha, Qatar: Prime Minister of the Federal Republic of Somalia H E Hamza Abdi Barre (pictured) praised the supporting position of the State of Qatar to his country in various circumstances, affirming that the Somali people will remember and appreciate Qatari positions.   In an interview with Qatar News Agency (QNA), Barre said Qatar has never been reluctant in extending aid...

Ciidamada Koonfur Galbeed oo garoonka Baydhabo ku qabtay sarkaal Shabaab ah

BAYDHABO (SMN) - Taliska Nabad Sugidda Koonfur Galbeed ayaa maanta soo bandhigay sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo lagu qabtay garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo.   Ninkan oo lagu magacaabo Cumar Maxamed Ismaacii, oo ku magac dheer (Nuur) ayaa doonayay inuu kasoo dhoofo garoonka Shaati Gaduud, waxaana qabtay ciidanka amniga. Waxa uu tilmaamay in markii hore uu ahaa Macallin dhiga Qur'aanka, balse markii dambe...

Duqa magaalada Muqdisho oo kormeer ku tegay baraha koontaroolada + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo uu Wehliyo Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa xalay kormeer ku saabsan u kuur galida sugida Amniga Caasimadda ku tagay baraha Kontorol ee ku yaala Degmooyinka xiga qeybta Bari ee Magaalada Muqdisho.   Guddoomiye Madaale ayaa mid mid u booqday...

Khaliif oo war kasoo saaray xaaladda maxaabiista ay ka qabteen Somaliland

LAASCAANOOD (SMN) - Guddoomiyihii hore ee Golaha Wakiilada Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo haatan ku sugan Laascaanood ayaa ka hadlay xaaladda magaaladaasi, gaar ahaan nolosha maxaabiistii ay dhowaan gacanta kusoo dhigeen ciidanka SSC-Khaatumo.   Khaliif ayaa shaaca ka qaaday in ay wanaagsan tahay xaaladda maxaabiista, isla-markaana si wanaagsan loola dhaqmay. Waxa uu sheegay inay yihiin dad ehel ah, Soomaali ah, hadana Islaam...

Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose oo ka hadlay dagaalkii Awdheegle

AWDHEEGLE (SMN) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Shabeelaha Hoose, Maxamed Ibraahim Barre ayaa faah-faahin ka bixiyay dagaalkii maanta ka dhacay degmada Awdheegle ee gobolkaasi.   Barre ayaa sheegay in laga hortegay weerar ay Al-Shabaab ku soo qaadeen degmada, sidoo kale lagu gaarsiiyay khasaare culus. Guddoomiyaha ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday in ku dhowaad 10 xubnood Al-Shabaab looga dilay dagaalka, sidoo kalena ay...

Axmed Madoobe oo qaabilay wafdi ka socda dowladda Soomaaliya + Sawirro

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed  Maxamed Islaam oo xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayey Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumada Faderaalka Soomaaliya.   Wasiiradan oo kala ahaa Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Axmed Madoobe Nuunow iyo Wasiirka Wasaaradda  Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Xukuumada Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed iyo xubno ka tirsan xafiiska Wasaaradahaas ayuu Madaxweynaha...

WARAR KALE

Somalia chairs meeting of African ambassadors in Cairo to strengthen continental cooperation

CAIRO — Somalia chaired the regular meeting of the Group of African Ambassadors in Cairo on Tuesday, with diplomats discussing ways to strengthen continental...

African Union, EU discuss support for Somalia security mission amid visa tensions

MOGADISHU — The head of the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) held talks on Tuesday with senior European Union officials...

Ra’iisul wasaare Abiy oo ka hadlay xiriirka labada dal iyo madaxweynaha Soomaaliya

Addis Ababa  — Ra’iisul wasaare Abiy Axmed ayaa Isniintii shalay wadahadallo laba geesood ah la yeeshay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, si loo xoojiyo...