Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia: Al-Shabab attacks military base; casualties reported

AWDHEGLE, Somalia - Al-Shabaab launched a heavy attack this morning in Awdheegle district in the Lower Shabelle region, as local residents said they woke up to the sound of gunshots and explosions.   The attack turned into a face-to-face battle, which lasted for about an hour in the city, which is about 85 km west of Mogadishu. Casualties have been inflicted...

Weerar ku billowday qaraxyo oo lagu qaaday Awdheegle iyo dagaal ka socda

AWDHEEGLE (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar toos ah oo ay saaka Al-Shabaab ku qaadeen gudaha degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelaha Hoose.   Weerarka oo ku billowday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa waxaa xigay dagaal toos ah oo illaa iyo hadda socda, kaas oo u dhexeeyo xubnaha weerarka soo qaaday iyo ciidamada ammaanka. Guddoomiye ku xigeenka...

Sawirro: Wafdi ka socda Midowga Afrika oo soo gaaray Muqdisho + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Wafdi ka socda Golaha Ammaanka iyo Nabadda ee Midowga Afrika (AUPSC), oo uu hoggaaminayo Wakiilka Joogtada ah ee Guddi-hoosaadka qaxootiga dalkooda dib ugusoo laabta iyo barakacayaasha, Danjire Jainaba Jagne, ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.   Booqashada wafdigan ayaa qaadan doonto muddo toddobaad ah,,si ay ula kulmaan daneeyayaasha muhiimka ah una qiimeeyaan xaaladda bini'aadantinimo. Madaxdan Midowga Afrika...

Somali Govt troops carry out operation outside Mogadishu

MOGADISHU, Somalia  - The Somali Government forces have carried out a sweep on the outskirts of Mogadishu, rounding up dozens of suspects, according to police.   The Somali government's security forces have increased security operations in and around Mogadishu in an attempt to protect Al-Shabaab from conducting revenge attacks. The operation comes as the government prepares for a significant assault against Al-Shabaab...

Ra’iisul wasaare Xamza oo dib ugu soo laabtay dalka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii ay booqasho rasmi ah ku tageen dalka Qatar.   Mudane Xamsa ayaa intii uu ku sugnaa dalka Qatar waxaa kulamo kala duwan uu la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Qatar Sheekh Maxamed Bin Cabdiraxmaan Al-Thaani, masuuliyiin kala...

Sheekh Shariif oo arrimo xasaasi ah uga hadlay kulankii BF Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, haatana ah xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa hadal ka jeediyay kulankii maanta ee baarlamaanka Soomaaliya.   Shariif ayaa ka warbixiyay arrimo ku aadan dadaalladii dib u heshiisiinta ahaa ee uu ka sameeyay gobolka Shabeelaha Dhexe, isaga oo tilmaamay in dhib badan ay kasoo mareen xalinta colaad...

Somalia: Anti-Al-Shabaab offensive to begin in Lower Shabelle region

BARAWE, Somalia - The military command in Barawe has announced that they will soon begin an operation to remove Al-Shabaab from the entire Lower Shabelle region.   Abdirahman Ilmi Jimale (Xorogay), who leads the army, promised that in the coming days, Al-Shabaab will take over their positions in the region, so that the roads can be reopened. He expressed hope that the...

Somali PM meets with SNA officers undergoing training in Qatar

DOHA, Qatar - Prime Minister Hamza Abdi Barre met in Doha with Somali army officers who are in Qatar for training to improve their military knowledge and experience.   During Friday's meeting, Hamza briefed the officials on the ongoing war in Somalia and the achievements of the government, including the capture of many areas from Al-Shabaab. He said that the Somali people...

US renews $10mn bounty offer for leads on al-Shabaab leader

NAIROBI, Kenya - The United States government has issued a bounty of up to 10 million dollars for information on the whereabouts of Ahmed Diriye, also known as Ahmed Umar and Abu Ubaidah, a high-ranking member of the Somalia-based Al-Qaeda linked militant group Al-Shabaab.   The State Department Rewards for Justice Program issued the notice saying in a statement that Abu...

Mareykanka oo $10 milyan dul-dhigay hoggaamiyaha guud ee Al-Shabaab

WASHINGTON (SMN) - Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay siinayso lacag gaaraysa 10 milyan oo dollar cidDii soo sheegta halka uu ku sugan yahay hoGgaamiyaha guud ee Al-shabaab Axmed Diiriye oo sidoo kale loo yaqaan Abuu Cubeyda.   Waaxda arrimaha dibadda Mareykanka u qaabilsan Abaalmarinta ayaa war-saxaafadeedka ay soo saartay ku sheegtay in Abuu Cubeyda uu hadda yahay hoggaamiyaha Al-shabaab, xilkaas...

WARAR KALE

Somalia chairs meeting of African ambassadors in Cairo to strengthen continental cooperation

CAIRO — Somalia chaired the regular meeting of the Group of African Ambassadors in Cairo on Tuesday, with diplomats discussing ways to strengthen continental...

African Union, EU discuss support for Somalia security mission amid visa tensions

MOGADISHU — The head of the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) held talks on Tuesday with senior European Union officials...

Ra’iisul wasaare Abiy oo ka hadlay xiriirka labada dal iyo madaxweynaha Soomaaliya

Addis Ababa  — Ra’iisul wasaare Abiy Axmed ayaa Isniintii shalay wadahadallo laba geesood ah la yeeshay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, si loo xoojiyo...