Ciidamada dowladda oo howlgallo ka sameeyay duleedka magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa xoojiyay howlgallada lagu sugayo amniga oo ay ka wadaan gudaha iyo duleedka Muqdisho.
Ujeedada howlgalladan ayaa ah sidii looga hortagi lahaa khataraha dhinaca amniga ee la filan karo xili dowladd ay ku jirto abaabulka dagaal culus oo ka dhan ah Al-Shabaab.
Cidamada sida gaarka ah ugu xil-saaran xasilinta caasimadda ee Boolis Milataaro...
Diyaaradaha dagaalka Kenya oo markale duqeymo ka fuliyay gobolka Gedo
CEELWAAQ (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa duqeymo ay xalay markale diyaaradaha dagaalka Kenya ka fuliyeen qaybo kamid ah gobolka Gedo.
Duqeymaha ayaa saacadihii ugu dambeeyay ciidamada Kenya waxa ay ku garaaceen deegaano ay ka mid yihiin Khadiijo Xaaji iyo Faxfax-dhuun oo hoostaga degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo.
Ilo deegaanka ah ayaa Shabelle u sheegay in duqeymahaas ay...
Cali Ciid oo qaaday tallaabo uga sii dareysa xiisadda ka taagan Galmudug
CAABUDWAAQ (SMN) - Madaxweryne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid oo ku sugan magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa ka hadlay arrimo ku aadan xiisadda ka taagan maamulkaasi, gaar ahaan khilaafka isaga iyo madaxweyne Qoor Qoor.
Cali Ciid ayaa sheegay in shacabka degmada Caabuqwaaq ay ku hoos dul-manyihiin maamulka Galmudug, isla-markaana aysan u madax banaaneyn mamulkooda golaha deegaanka degmadda iyo...
Magaalada Baraawe oo looga dhawaaqay guluf ka dhan ah Al-Shabaab
BARAAWE (SMN) - Taliyaha ciidanka milatariga ee ku sugan aagga magaallo xeebeedka Baraawe ee caasimadda Koonfur Galbeed, Cabdiraxmaan Cilmi Jimcaale (Xorogaay) oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in gobolka Shabeelaha Hoose ay ka bilaabi doonaan howlgallo culus oo ka dhan ah Al-Shabaab.
Taliyaha ayaa shaaca ka qaaday inay duulaan ku yihiin meelaha ay joogaan xubnaha Al-Shabaab, isla-markaana ujeedkooda uu yahay...
Ra’iisul wasaare Xamza oo saraakiil Soomaali ah kula kulmay Dooxa + Sawirro
DOOXA (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Doha ee dalka Qatar, kula kulmay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo uu halkaas tababar uga soconayo.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa la wadaagay Saraakiisha rajada shacabka Soomaaliyeed ay ka qabaan ee ah in ay hormuud u noqodaan howlgallada socda ee xoreynta dalka.
Ra’iisul Wasaare Xamsa...
KDF jets bomb villages in Gedo amid intensified military operations
EL WAK (SMN) – The reports from the Gedo region indicate that KDF jets bombed several areas located in the vicinity of El Wak town, which sits on the Somalia-Kenya border.
The local residents confirmed to Radio Shabelle by phone that the fighter jets dropped missiles on Khadijo Hajji and Fahfahdhun, all controlled by Al-Shabaab militants.
The target was Al-Shabaab bases,...
US rejects Al-Shabaab claims its military killed civilians in Somalia
MOGADISHU, Somalia - Somali army conducted a counter-terrorism operation in the vicinity of El-Lahelay, central Somalia on September 6, 2023.
The US Africa command (AFRICOM) said its initial assessment is that three al Shabaab leaders were killed as a result of the operation and, unfortunately, civilians were injured and killed in the vicinity of the operation.
U.S. forces were not onsite...
Mareykanka oo jawaab ka bixiyay eedeyn uga timid Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Taliska Mareykanka Africa ee AFRICOM ayaa ka hor yimid eedeyn uga timid dhanka kooxda Al-Shabaab oo ku aadan in duqeymo ay fuliyeen dad shacab ah ay khasaaro ka soo gaartay.
Al-Shabaab ayaa ku eedeeyay taliska Mareykanka ee AFRICOM in duqeymo ay ka fuliyeen deegaanka Ceel la helay ee gobolka Galgaduud ay ku dileen dad rayid ah.
Balse taliska...
UN Security Council adopts resolution on the export of Somalia coal
NEW YORK - Determining that the situation in Somalia continues to constitute a threat to international peace and security in the region, the Security Council unanimously adopted a draft resolution addressing the disposal of the country’s charcoal stockpiles as a one-off exemption to previous resolutions.
By resolution 2696 (2023) (to be issued as document S/RES/2696(2023)), the 15-nation organ took note of...
As war on Al-Shabaab rages on, over 107 militants surrendered in Somalia
MOGADISHU, Somalia - The Government of Somalia has reported a large number of defections from Al-Shabaab as war on the militant group has intensified in central regions.
The director of the National Center for Preventing and Countering Violent Extremism Abdullahi Mohamed Nor, said that in the past two months, there has been a significant rise in the number of...










