Somalis in US Sue Trump Administration Over Plan to End TPS Protections
Boston, United States – Several Somali nationals living in the United States have filed a lawsuit against the administration of Donald Trump, challenging a decision to end Temporary Protected Status (TPS) for Somali migrants, a move that could affect more than a thousand people.
The lawsuit, filed Monday in a federal court in Boston, comes after the U.S. government announced...
Dhaqdhaqaaqyo Siyaasadeed iyo Amni oo ka socda Buurhakaba
Buurhakaba, Baay – Degmada Buurhakaba ee gobolka Baay waxaa ka socda dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed iyo kuwo amni oo isa soo taraya, kuwaas oo la sheegay inay salka ku hayaan diidmo ka dhan ah madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen).
Wararka laga helayo gudaha degmada ayaa tilmaamaya in maamulka Buurhakaba iyo saraakiisha amniga ay hub iyo darees kala duwan...
Ciidamada Jubbaland oo howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay deegaanka Kudhaa
Jubbada Hoose, Soomaaliya – Ciidamada Daraawiishta iyo kuwa ka tirsan Nabadsugidda ee dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa maanta howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose.
Howlgalka ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac, waxaana uu yimid kadib markii ciidamada Daraawiishta iyo Nabadsugidda ay weerar ku qaadeen deegaanno la sheegay inay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Al Shabaab, kuwaas oo...
Guddoomiyaha SoDMA oo Ka Hadlay Muhiimadda Siyaasadda Cusub ee Maareynta Masiibooyinka Qaranka
Muqdisho - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka gudubtay marxaladdii doodaha iyo qorsheynta, isla markaana loo gudbay dhisidda nidaamyo rasmi ah oo wax ku ool u ah ka-jawaabista masiibooyinka.
Wuxuu xusay in Soomaaliya ay si joogto ah ula tacaasho abaaro, colaado iyo saameynta isbeddelka cimilada, sidaas darteedna aan la dhayalsan karin...
Somalia Moves to Build Formal Disaster Response Systems, Agency Chief Says
Mogadishu, Somalia – Somalia has moved beyond the stage of debate and planning on disaster management and is now building formal systems capable of responding effectively to emergencies, the head of the country’s disaster management agency said.
Mahmoud Moallim Abdulle, commissioner of the National Disaster Management Authority, said Somalia frequently faces droughts, conflict and the growing impacts of climate change,...
Soomaali ku nool Mareykanka oo dacwad ka gudbisay go’aanka Trump
Boston, Mareykanka - Qaar ka mid ah muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Mareykanka ayaa dacwad sharci ah ka gudbiyey maamulka Madaxweyne Donald Trump, iyagoo ka soo horjeeda qorshaha lagu soo afjarayo maqaamka dhowrista kumeel-gaarka ah ee loo yaqaanno TPS, kaas oo saameynaya in ka badan kun qof oo Soomaali ah.
Dacwaddan oo Isniintii shalay oo ay taariikhdu ahayd 9-ka...
Chad closes Sudan border to prevent spillover from war
N’DJAMENA — Chad has officially closed its border with Sudan, saying the move is aimed at preventing the three-year conflict in its eastern neighbour from spilling into its territory, authorities said.
The government said it continues to maintain a neutral stance in the war between Sudan’s army and the paramilitary Rapid Support Forces (RSF), which has devastated large parts of...
Jubaland president meets AFRICOM special operations commander to boost anti-Al-Shabaab push
MOGADISHU — Jubaland President Ahmed Mohamed Islam met with a visiting delegation led by the U.S. Africa Command’s Director of Special Operations, Major General Claude K. Tudor Jr., to discuss strengthening security cooperation and accelerating efforts against the Islamist militant group Al-Shabaab, officials said.
The meeting, held at the president’s office in Jubaland, focused on enhancing joint security coordination, expanding...
Somalia labour minister meets WFP delegation to boost social protection programmes
MOGADISHU — Somalia’s Minister of Labour and Social Affairs, Prof. Salim Caliyoow Ibrow, held talks with a delegation from the World Food Programme (WFP) in Mogadishu tostrengthen cooperation on social protection and support for vulnerable communities, the ministry said.
The meeting, held at the ministry’s headquarters, focused on expanding joint programmes aimed at improving social safety nets, assisting vulnerable populations...
Chad oo Xiratay Xadka ay la Wadaagto Sudan si looga Hortago Fiditaanka Dagaalka
N’Djamena, Chad – Dowladda Chad ayaa si rasmi ah u xirtay xadka ay la wadaagto Sudan, iyadoo sheegtay in tallaabadan looga gol leeyahay in laga hortago in dagaalka ka socda Sudan uu ku fido gudaha dhulkeeda. Chad waxay weli ku adkeysanaysaa inay dhexdhexaad ka tahay colaadda saddex sano jirsatay ee u dhaxaysa ciidanka dowladda Sudan iyo xoogagga ee (RSF).
Dagaalka...











