Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sawirro: R/wasaare Xamza oo xarigga ka jaray xarunta Bangigga Dhiigga Qaranka

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray Xarunta Bangiga Dhiigga Qaranka oo ay baahi weyn u qabeen bulshada Soomaaliyeed. Ra'iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay xoogga saareyso horumarinta iyo soo-nooleynta adeegyadii bulshada oo ay ugu horreeyaan Caafimaadka iyo Waxbarashada. Ra'iisul Wasaaraha ayaa ku ammaanay Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada...

Madaxweyne Xasan oo guddoomiyay shirka Golaha Amniga Qaranka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay Shirka Golaha Amniga Qaranka oo lagaga arrinsanayey dhammeystirka qorshaha xoreynta dalka iyo dagaalka ka dhanka ah Shabaab.   Madaxweynaha ayaa ka dhageystay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida warbixin ku saabsan amniga dalka iyo dadaalada socda ee halganka lagu cirib-tirayo Al-Shabaab, waxa uuna xusay in shacabka Soomaaliyeed ay sugayaan dalka...

Six foreigners nabbed in Garissa on transit to join Al Shabaab in Somali

NAIROBI - In a significant triumph for Kenyan security forces, the complete details of the thwarted attempt to join the notorious terrorist organization Al Shabaab by six foreign nationals have come to light.   The suspects, all Tanzanian nationals identified as Muhamed Jahad Farah, Nadrik Mbwana Salum, Saad Suleiman Saleh, Ali Issa Ali, along with Ugandan citizen Hassan Tourabih Kintosa, were...

Somalia supports Saudi Arabia’s bid to host Expo 2030

MOGADISHU — Somalia's Minister of Internal Security Mohamed Ahmed Sheikh Ali Doodishe has reiterated his country's support for Saudi Arabia's bid to host the World Expo 2030 in Riyadh.   In a statement to the media on Friday after a meeting by the Advisor at the Saudi Royal Court, Ahmed Kattan, with Somali President Dr. Hassan Sheikh Mohamud, Doodishe said his...

Security officers intensify patrols along Kenya-Somalia border

NAIROBI - Kenya's Security officers through heightened surveillance along the Kenya-Somalia border have nabbed six foreigners on their way to Somalia to join Al-Shabaab terrorist group.   The six are Muhamed Jahad Farah, Saad Suleiman Saleh, Nadrik Mbwana Salum, Abdul Kadir Salum Seif and Ali Issa Ali, all Tanzanian Nationals and Hassan Tourabih Kintosa, a Ugandan National. Upon interrogation, the six admitted...

Strengthening Healthcare in Somalia: UNFPA and Swedish Government Collaborate to Inaugurate Vital Blood Bank

MOGADISHU, Somalia - In a remarkable stride towards improving healthcare in Somalia, the United Nations Population Fund (UNFPA) and the Swedish Government have joined hands to establish a state-of-the-art blood bank in the country's capital, Mogadishu.   This pioneering initiative, which is set to be inaugurated and handed over to the Government of Somalia on August 5, 2023, marks a significant...

Somali Intelligence Agency nabs 10 people spying for Al-Shabaab

MOGADISHU, Somalia - The National Intelligence and Security Agency (NISA) has arrested more than 10 individuals who have been spying for Al Shabaab within government ranks after months of monitoring.   NISA has also confirmed the presence of Al Shabaab spies within the security forces, among them Abdisatar Abdulkadir Isse and Ayanle Mohamed Ali. Both are on the run with the...

Sawirro: Taliska ciidamada Xoogga dalka oo soo saaray awaamiir culus

GALCAD (SMN) -  Saraakiisha hogaaminaysa howlgallada ka socda gobolka Galgaduud ayaa kulan ay ku yeesheen duleedka magaalada Galcad waxa ay soo saareen amaro ku socda shacabka ku sugan deegaanada uu howlgalka ka socdo iyo kuwa dhulka ay dagan yihiin uu ku wajahan yahay howlgalka.   Kulankaan  oo uu shir gudoominayay taliyaha Guutada 18aad ee kumaandooska Gorgor Bashiir Cumar Cabdullahi ayna goobjoog...

Two Al-Shabab Militants Killed In Blast In Somalia – ATMIS

MOGADISHU, Somalia -  The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) said Friday that two members of Al-Sabah militia were killed when a road bomb, they tried to plant in the Lower Shabelle region, blew up accidentally.   The blast took place on the road between area 50 and Lanta-Buro - Al-Sabab's former stronghold nearly 25 miles (40 km) to the...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta ku wajahan magaalada Dhuusamareeb

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa inuu maanta tego magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, halkaas oo la filayo inuu ka hogaamiyo wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.   Sida qorshuhu yahay, deegaanada la doonayo in Al-Shabaab laga xoreeyo waxaa kamid ah deegaanka Ceel Buur, oo ay haystaan. Madaxweynaha, waxaa ka sii horreeyay wefdi maalin...

WARAR KALE

Somalia Army Chief Visits Elite Forces Base, Urges Troops to Intensify Operations

MOGADISHU, Somalia — Somalia's army chief, Brig. Gen. Ibrahim Mohamed Mahmoud, visited the Balidogle military base on Saturday, where he inspected elite units and...

Central African Republic declares cholera outbreak

Bangui, Central African Republic – The Central African Republic government has officially declared a cholera outbreak in the country, after confirming 197 cases, including...

Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika oo ku dhawaaqday dilaaca cudurka daacuunka

Bangui, Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika – Dowladda Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika ayaa ku dhawaaqday in cudurka daacuunka uu ka dillaacay dalka, kadib markii la xaqiijiyay 197...