Madaxweynaha Jubaland oo la kulmay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee AFRICOM
Kismaayo – Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee AFRICOM, Maj. Gen. Claude K. Tudor Jr., iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho ku yimid Jubaland.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinaca amniga, dardargelinta wada shaqeynta la-dagaallanka Al-Shabaab, iyo taageerada howlgalada lagu xaqiijinayo xasilloonida deegaannada Jubaland.
Taliyaha AFRICOM ayaa bogaadiyay...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo la kulmay wafdi ka socday Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP)
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Salim Caliyoow Ibrow, ayaa xafiiskiisa Wasaaradda ku qaabilay wafdi ka socday Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP).
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo WFP, gaar ahaan horumarinta barnaamijyada ilaalinta bulshada, taageerada dadka nugul, iyo dadaallada lagu xoojinayo badbaadada iyo...
Puntland rights body calls for justice over civilian killed in US airstrike
GAROWE, Somalia — The Puntland Human Rights Defender Office has called on Puntland’s attorney general to pursue legal action and compensation following the death of a civilian killed in a U.S. airstrike in northern Somalia last year.
In a letter dated Jan. 17, the office said it had received a complaint from the family of Omar Abdullahi Abdi, who was...
AUSSOM Commander Visits Mubarak After Al-Shabaab Ousted
MUBARAK, Somalia — The commander of the African Union stabilization mission in Somalia, Sam Kavuma, visited the town of Mubarak to assess the combat readiness of joint forces following the recent expulsion of Islamist militants.
The visit by the head of the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) came after a large-scale operation conducted jointly by AUSSOM...
Iran Clerical Body Names Mojtaba Khamenei as New Supreme Leader After Father Killed
TEHRAN — Iran’s state media said Mojtaba Khamenei has been chosen as the country’s new supreme leader, replacing his father, Ali Khamenei, who was reportedly killed in a joint United States and Israeli strike on Feb. 28.
The powerful Assembly of Experts, an 88-member clerical body responsible for appointing the supreme leader, said in a statement that Mojtaba Khamenei was...
Waa kuma Mojtaba Khamenei? Hoggaamiyaha Cusub ee doorashadiisa aan farxad-gelin Trump
TEHRAN - Warbaahinta dowladda Iran ayaa xaqiijisay in Mojtaba Khamenei loo doortay Hoggaamiyaha Sare ee cusub ee dalka Iran, isagoo beddelaya aabbihii, Ayatollah Ali Khamenei, oo lagu dilay weerar ay si wadajir ah u fuliyeen Mareykanka iyo Israa'iil 28kii bishii hore.
Golaha Khubarada Iran (Assembly of Experts), oo ka kooban 88 xubnood oo wadaaddo ah, ayaa soo saaray bayaan ay...
Dhisidda Kalsoonida bulshada dhexdeeda iyo is-aaminaadda waa furaha nabadda iyo dowladnimada
Dhisidda Kalsoonida bulshada dhexdeeda iyo is-aaminaadda waa furaha nabadda iyo dowladnimada.
DAAWO
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ka digay muddo-kororsi
Muqdisho - Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si cad uga soo horjeestay isku day kasta oo lagu kordhinayo muddada xilheynta Baarlamaanka Federaalka iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, wixii ka dambeeya xilliyada uu qeexayo Dastuurka Ku-Meel-Gaarka ah ee 2012.
War-saxaafadeed kasoo baxay golaha ayaa lagu sheegay in sida uu dastuurku dhigayo, muddada xilka muddada xilheynta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay ku egyahay 14-ka...
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Deeq Lacageed ku Wareejisay Ururka Daryeel Bulsho si loogu Gurmado Abaarta
Muqdisho - Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed ayaa maanta qabatay munaasabad lagu wareejinayay deeq lacageed 14,400 US Dollar oo ay iska soo uruuriyeen shaqaalaha hay’adda, laguna wareejiyay dhalinyarada Ururka Daryeel Bulsho, oo ah urur si firfircoon uga shaqeeya gurmadka abaaraha iyo caawinta dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan xilliyada adag. Lacagtan ayaa loogu talagalay in lagu gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen...
Taliyaha AUSSOM oo kormeeray degmada Mubaarak kadib markii laga saaray Al-Shabaab
MUBAARAK, Soomaaliya — Taliyaha ciidamada Midowga Afrika ee AUSSOM, Jeneraal Sam Kavuma, ayaa booqasho ku tagay magaalada Mubaarak si uu u qiimeeyo diyaargarowga dagaal ee ciidamada isku dhafka ah, ka dib markii dhawaan kooxda Al-Shabaab laga saaray deegaankaas.
Booqashadan ayaa daba socota hawlgal ballaaran oo ay iska kaashadeen ciidamada AUSSOM iyo kuwa Xoogga Dalka Soomaaliya (XDS), kaas oo lagu xoreeyay...











