Al-Shabaab sets up the blockade on Baidoa, southern Somalia
MOGADISHU, SOMALIA — Somalia President Hassan Sheikh Mohamud has condemned the militant group al-Shabab for imposing a weeklong blockade on the southwestern town of Baidoa. Authorities say the Islamist group has cut off supplies in and out of the area, worsening hunger caused by record drought and insecurity.
Al-Shabaab set up the blockade Tuesday, cutting off transport to and from Baidoa,...
Faah-faahino ka soo baxaya dagaal culus oo ka socda magaalada Laascaanood
LAASCAANOOD (SMN) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal xoogan oo haatan ka socda duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu ka socdo bariga magaaladaasi, kaas oo u dhexeeyo ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatuma.
Ilo dadka deegaanka ah ayaa sidoo kale inoo sheegay in dagaalkan la’isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kale duwan, balse ma...
Sawirro: Ra’iisul wasaaraha XFS oo xarigga ka jaray xarunta Keydka Daawada Somalia
MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray Xarunta Dhexe ee Qaranka ee Keydka Daawada Soomaaliya, taas oo daboolaysa baahida ay dadweynaha Soomaaliyeed u qabaan daawo tayo leh oo la hubiyey badqabkeeda.
Ra'iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in hirgelinta xaruntani ay ka tarjumeyso halbeeg muhiim ah oo la xaqiijiyey, loogana gudbaayo dhibaatooyinkii...
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo helay hub culus iyo diyaarado dagaal
MUQDISHO (SMN) - Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay helay hub culus iyo diyaarado ay u adeegsan doonaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.
Xuseen Macallin Maxamuud oo ah Lataliyaha amniga ee madaxweynaha ayaa xaqiijiyay in dalka uu soo gaaray hubkaasi iyo diyaaradaha qumaatiga u kaca ee hubka ku xiran yahay.
Sida uu sheegay dowladda Soomaaliya ayaa qayb ka mid ah...
R/W Xamza oo la kulmay Guddiga Dib-u-daabacidda Lacagta Shilinka Soomaaliga
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo kulan la qaatay Guddiga Dib-u-daabacidda Lacagta Shilinka Soomaaliga ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay in dib loo soo nooleeyo sumcaddii lacageed ee dalka iyo in dadka danyarta ah loogu fududeeyo macaamilka nololeed iyo ganacsi ee ay u baahan yihiin.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa soo bandhigay qorshaha Xukuumadda #DanQaran...
UN ramps up aid for flood victims in Somalia as toll hits 30
MOGADISHU -- The United Nations humanitarian agency said on Monday it has stepped up assistance to people affected by the recent floods in Somalia after the death of about 30 people.
The UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) warned that a credible risk of famine persists among displaced and pastoral populations in the areas that were worst...
UNFPA team pays a visit to SouthWest State
BAIDOA, Somalia - The President of the Southwest state Abdiaziz Laftagareen, received a delegation from UNFPA at the Presidential palace in Baidoa City on Monday.
Laftagareen and UNFPA head in Somalia Niyi Ojoulape discussed the enhancement of healthcare, vocational training, youth employment, and strengthening cooperation.
The Ministers of Planning, Youth, Health, Ports, Women, and Water were in attendance at the...
Al Shabaab casts wide recruiting net as Tanzanians arrested heading for Somalia
NAIROBI, Kenya - Al Shabaab militants are recruiting foreigners from neighbouring countries, as fewer Kenyans are joining, security officials have said.
Two Tanzanians were arrested in Garissa last Wednesday, while on their way to join the al Shabaab terror group in Somalia.
It was the third such arrest of foreign would-be recruits in a month.
Security officials said the number of Kenyans...
Sawirro: Labada Gole ee Baarlamaanka oo yeelanaya kulan wadajir ah
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar oo uu weheliyo Ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa shir guddoomiyay Kalfadhiga Seddaxaad Kulankiisa 8-aad ee Golaha Shacabka BJFS
Ajandaha kulan maanta ayaa ahaa qeybinta xeerka qoondaha ku noqoshada Miisaaniyadda 2023-ka.
Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Sacdiyo Yasiin Xaaji oo soo xirta...
Wararkii ugu dambeeyay ee howlgallada ka socda deegaanada Galmudug
GALCAD (SMN) - Ayadoo weli ay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka socdaan gobollada dhexe ee dalka ayaa waxaa loogu baaqay shacabka Galmudug inay qaataan doorkooda ku aadan howlgallada xoreynta ee ka socda Galgaduud iyo Mudug ee bartamaha dalka.
Maxamuud Cali Xaashi oo ah qabiir dhanka amniga ah ayaa sheegay in shacab iyo madax Galmudg looga baahan yahay inay u...












