Shirweyne muhiim ah oo ka furmay magaalada Dhuusamareeb + Sawirro
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxwayne ku-xigeenka dowlad gobolleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid iyo wasiirka Waxbarashada XFS mudane Faarax Sheekh Cabdiqaadir ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ka furay shirka wadatashiga Arrimaha Waxbarashada Soomaaliya.
Shirka ayaa looga arrinsanayaa xaaladda waxbarashada dalka, qorshaha mustaqbalka waxbarashada, daadajinta adeegyada wasaaradda iyo wadashaqaynta wasaaradaha waxbarashada heer Federaal iyo heer dowlad Gobolleed.
Shirkan oo socon doona muddo laba maalmood...
Golaha Wakiilada Puntland oo ansixiyay wax ka beddalka Dastuurka + Sawirro
GAROOWE (SMN) - Xildhibaanada Golaha Wakiilada Puntland ayaa maanta go’aan ka gaaray wax ka beddalka Dastuurka maamulkaas, kadib kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal.
Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa shir gudoomiyay guddoomiya golaha Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay weheliyaan ku-xigeenada 1-aad iyo 2-aad, waxaana sidoo kale soo xaadiray 35 mudane oo...
Weerar khasaare geystay oo ka dhacay gudaha degmada Bardaale
BARDAALE (SMN) - Wararka laga helayo gobolka Baay ayaa sheegaya in saaka Al-Shabaab ay weerar culus ku qaadeen gudaha degmada Bardaale ee gobolka Baay.
Weerarka ayaa si gaar ah uga dhacay suuqa xoolaha ee degmadaasi, waxaana xigay dagaal toos ah oo u dhexeeyay ciidamada amniga iyo ragga weerarka qaaday.
Xilliga uu dagaalka bilaabanayay waxaa socday imaatinka bulshada halkaasi subax waliba u ...
Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka socda magaalada Garoowe
GAROOWE (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal goordhow ka qarxay bartamaha magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad goboleedka Puntland.
Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu u dhexeeyo ciidamada ammaanka Puntland iyo kuwa mucaaradka ee ku sugan magaaladaasi.
Qaar kamid ah dadka deegaanka ayaa innoo sheegay in dagaalka xoogiisa uu ka socdo aagga xarunta...
BREAKING: Heavy fighting erupts in Puntland capital
GAROWE, Somalia - Heavy gunfire started in Garowe after the Puntland parliament began a meeting on the controversial article of reviewing the constitution.
Last night, the troops loyal to the opposition entered the city under the command of Col. Jimcale, who is no longer working under Deni. The forces captured many areas.
The heavy fighting is taking place in the...
Three Kenyan Soldiers Killed in Suspected Al-Shabab Attack
LAMU, Kenya - Three Kenya Defense Forces (KDF) soldiers were killed, and more than 10 others injured when their vehicle ran over an improvised explosive device Sunday in coastal Lamu County.
The incident comes a few days after eight KDF soldiers were killed in a similar attack in Garissa County in Kenya’s northeast.
Security officials in Kenya suspect that al-Shabab militants...
Somaliland troops, SSC fighters clash outside LasAnod city
LAS ANOD, Somalia - Fighting between Somaliland troops and authorities in Las Anod, Sool Regional capital, which continued since January 2023.
Somaliland forces who are attempting to recapture the city from the local militia attacked SSC positions in the mountain areas of Hodon and Sayidka near LasAnod, reports said.
The SSC militia managed to push back the separatists from their defensive...
Uganda buying drones for the troops in Somalia after attack
KAMPALA, Uganda - Ugandan President Museveni has said that he is planning to buy drones to the UPDF forces in Somalia if they cannot get support from their partners.
President Museveni said that they wanted air support from Turkey and the United States, but they did not received that it.
Museveni has accused the US forces operating in Somalia of not...
Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Aadan Madoobe iyo Sheekh Shariif?
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay kulan is xog-wareeysi ah la qaatay Madaxweynihii hore ee dalka ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka BJFS Mudane Shariif Sheekh Axmed.
Kulankan ayaa intiisa badan waxaa lagu lafa-guray xaalada guud ee dalka iyo dardargelinta dagaalka lagula jiro kooxda Al-Shabaab.
Sidoo kale waxaa lagu...
Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya oo qarax lagula eegtay Lamu + Khasaaraha
GAARISA (SMN) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Kenya lagula beegsaday qaybo kamid ah gobolka Lamu ee dalkaasi
Qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa lagu soo warramayaa in kolonyo ay wateen ciidamadan loo dhigay, xilli ay ku socdaalayeen agagaarka deegaanka Pandanguo.
Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu haleelay mid kamid ah gaadiidka...












