Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Khadar Faroole oo si kulul uga hadlay is-hortaagii ay ku sameysay Puntland

GAROOWE (SMN) - Khadar Cabdiraxmaan Faroole oo haatan ah ergeyga gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha ganacsiga ayaa ka hadlay is hortaag ay shalay Puntland ku sameysay, xilli uu kasoo duulayay garoonka diyaaradaha Garoowe ee General Maxamed Abshir.   Ergeyga ayaa shaaca ka qaaday in laamaha amniga garoonka ay joojiyeen, kadibna ay ka reebeen diyaarad uu raaci lahaa oo...

Ciidanka Uganda oo loogu baaqay inay si geesinimo leh ula dagaalamaan Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka lugta ee Uganda ayaa ugu baaqey askarta UPDF inay cabsida joojiyaan, islamarkaana si geesinimo ah ula dagaalamaan Al-Shabaab.   Jeneraal Kayanja Muhanga oo la hadlayay Ciidanka Uganda ayaa sheegay in uu wado baaritaan ku saabaan weerarkii Jimcihii ka dhacay degaanka Bulo-Mareer oo askar badan uga dhimatay dowladda Uganda. Wuxuu xusay in askarta looga baahan yahay inay wajahaan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo wada-hadal la yeeshay dhiggiisa Turkiga

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xiriir dhanka khadka taleefoonka ah la sameeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogan.   Ugu horreyn madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ugu hambalyeeyey guushii taariikhiga ah ee uu ka gaaray doorashadii ka qabsoomtay dalka Turkiga. Labada Madaxweyne ayaa sidoo kale hoosta ka xariiqay ahmiyadda xiriirka taariikhiga ah ee Soomaaliya...

ATMIS commander visits wounded UPDF soldiers at hospital

MOGADISHU (SMN) - The Force Commander Lt. Gen. Sam Okiding today visited soldiers injured in the recent attack on Buulo Mareer Forward Operating Base (FOB) in Lower Shabelle region.   Lt. Gen. Okiding commended the soldiers for their bravery in fighting off Al-Shabaab militants and wished them quick recovery. The soldiers are recovering at ATMIS Level Two Hospital in Mogadishu. General Okiding...

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo qaabilay Isimada SSC + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed  Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee hay'adda ku sodhaweeyey Qaar ka mid ah Isimada Dhaqanka Gobollada Sool iyo Sanaag oo maalmahaan Muqdisho ku sugnaa.   Kulankaan waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiye ku xigeenka Hay'adda Dr Axmed Cabdi Aadan,waxaana looga hadlay Xaalada Laascaanood,ugurmashada shacabka dhibtaada ka soo gartay colaadaas,iyo ka...

Sawirro: Wasiir Jaamac oo UK kala hadlay cunaqabateynta hubka ee saaran Somalia

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka wasaaradda difaaca Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa magaalada Muqdisho kulan la qaatay safiirka cusub ee UK u qaabilsan Soomaaliya, Michael Nithavrianakis.   Wasiirka iyo danjiraha ayaa is dhaafsaday arrimo ku saabsan iskaashiga dhanka difaaca iyo amniga ee Soomaaliya iyo Ingiriska oo si weyn isaga kaashada dhinaca amniga. Sidoo kale wasiirka ayaa si diiran u soo dhaweeyay safiirka...

Taliyaha ATMIS oo booqday askartii ku dhaawacantay weerarkii Buulo-Mareer

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha ciidamada ATMIS Sarreeye Guud Sam Okiding ayaa maanta booqday askartii ku dhaawacantay weerarkii dhawaan lagu qaaday saldhiga ciidamada ee furinta hore ee Buulo Mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose.   Sarreeye Guud Okiding ayaa askarta ku bogaadiyay sida geesinimada leh ee ay ula dagaalameen Al-Shabaab. Sidoo kale wuxuu u rajeeyay caafimaad deg deg ah. Askartan ayaa xaaladooda caafimaad ay...

Sawirro: Muxuu yahay ujeedka shirka uu maanta Muqdisho ka furay R/W Xamza?

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirka Hirgelinta Hannaanka Federaalaynta Caddaaladda iyo Asluubta.oo dhiirri gelinaya sarreynta sharciga iyo in dadka Soomaaliyeed ay helaan garsoor Caddaalad ah, loo dhanyahay, lagu kalsoon yahay oo hufan.   Hannaanka caddaaladda iyo Garsoorka oo looga heshiiyey Shirkii 4aad ee Golaha Wadatashiga Qaran yeesheen, ayaa si loo dhaqangeliyo...

Madaxweyne Qoor Qoor oo la kulmay Isimada ka socda SSC-Khaatumo

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha maamulka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay isimada dhaqanka ee ka socda SSC-Khaatumo ee maalmo ka hor soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.   Qoor Qoor ayaa isimada kala hadlay arrimo ku saabsan xiisadda Laascaanood, maadaama ay xaaladdu faraha kasii baxayso, dagaalkuna uu socdo dhowr bilood oo xiriir ah. Kulankan oo...

Don’t bow to Al-Shabaab pressure – Gen Muntu to peacekeepers in Somalia

MOGADISHU - Bush war hero and former Uganda People’s Defence Force (UPDF) commander Maj. Gen Mugisha Muntu has asked Ugandan soldiers who are part of the peacekeeping mission in Somalia not to tire despite mounting pressure from the Al-Shabaab terrorists.   Many experts have since been calling upon the Ugandan government to end its engagement in Somalia and withdraw its troops,...

WARAR KALE

Somalia Takes Part in Islamic Data Protection Network Meeting in Turkey

ISTANBUL – Somalia's Director General of the Public Data Protection Authority, Mohamed Nur Olow, took part in the second meeting of the Executive Committee...

Somalia Condemns Abuse of Young Woman After Video Circulates Online

MOGADISHU – Somalia's Ministry of Family and Human Rights Development has strongly condemned what it described as a "barbaric" assault on the dignity and...

Clashes Erupt Near Baidoa Between SNA Forces and Fighters Loyal to Former Southwest Leader

BAIDOA, Somalia – Heavy fighting broke out near the southwestern Somali city of Baidoa overnight between government forces and fighters loyal to former Southwest...