Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali Police Raid Mogadishu Hotel, Arrest Puntland Presidential Adviser

MOGADISHU — Somali security forces raided a hotel in the capital overnight, wounding two federal lawmakers and arresting a senior adviser to the Puntland president, amid escalating political tensions between Mogadishu and the semi-autonomous region.   The operation took place during the pre-dawn hours at a hotel in Mogadishu, where several members of the Federal Parliament of Somalia had been staying...

Somalia Disaster Agency Delivers Emergency Water Aid to Drought-Hit Galmudug

MOGADISHU — Somalia’s National Disaster Management Agency (SoDMA) has delivered emergency water supplies to drought-affected communities in central Galmudug state, as humanitarian conditions worsen amid severe water shortages and climate pressures.   The head of SoDMA, Mahmoud Moalim Abdulle, arrived on Tuesday in Af-Barwaaqo district in the Mudug region, marking the fifth day of an ongoing drought relief mission across Galmudug. During...

Jubaland oo Ka Hor Timid Wax-ka-beddelka Dastuurka Federaalka

Kismaayo – Dowladda goboleedka Jubaland ayaa si cad u muujisay inaysan taageersaneyn wax-ka-beddelka aan dhamaystirnayn ee lagu wado Dastuurka Federaalka Soomaaliya, ka dib wadatashi qoto dheer oo ay ka yeesheen xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku matala Jubaland, masuuliyinta heerarka kala duwan ee maamulka Jubaland, iyo qeybo ka mid ah bulshada.   Warse-xaafadeedka kasoo baxaymadaxtooyada maamulka ayaa lagu sheegay...

Puntland oo Cambaareysay Weerarka Lagu Qaaday Xildhibaanadeeda ku Sugan Muqdisho

Garoowe – Dowladda goboleedka Puntland ayaa si kulul u cambaareysay weerar ay sheegtay in saaka abaare 03:00am ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ku qaaday xildhibaannada Puntland ku metela labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaas oo ku sugnaa Hotel Airport ee magaalada Muqdisho.   Warsaxaafadeed kasoo baxay Puntland ayaa lagu sheegay in weerarkaasi uu sidoo kale sababay afduub loo geystay La-taliyaha Madaxweynaha Puntland...

Hey’adaha Amniga DFS oo Weerar ku Qaaday Hoteel ay Deganaayeen Xildhibaano ka Soo Jeeda Puntland

Muqdisho – Warar soo baxaya ayaa sheegaya in hey’adaha amniga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ay xalay xilligii saxuurta weerar ku qaadeen hoteel ku yaalla magaalada Muqdisho, halkaas oo ay deganaayeen xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (BFS) oo laga soo celiyay hawada maalmihii la soo dhaafay.   Sida ay qaar ka mid ah xildhibaanadu u xaqiijiyeen Shabelle TV, weerarkaasi waxaa...

Rooble oo Ka Hadlay Xildhibaano Laga Hor Istaagay Safar ay ku Tegi Lahaayeen Garoowe

Muqdisho – Ra’iisulwasaarihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ka hadlay xildhibaano lagu eedeeyay in laga hor istaagay safar wadatashi ah oo ay ku tagi lahaayeen magaalada Garoowe ee dowlad-goboleedka Puntland.   Rooble ayaa sheegay in ay booqasho iyo garab istaag ugu tageen xildhibaanadaasi, isagoo ku tilmaamay tallaabada lagu hor istaagay mid halis gelin karta midnimada iyo xasilloonida...

SoDMA iyo Guddiga Abaaraha Galmudug oo Gaaray Mudug Gurmad Biyo ahna gaarsiiyey Dadka Abaaraha Saameeyey

Mudug – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, kuna guda jira maalintii 5-aad safarka gurmad abaaraha ah oo ay ku marayaan deegaannada Galmudug, ayaa maanta gaaray Degmada Af-Barwaaqo ee Gobolka Mudug.   Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA Mudane Maxamuud Macalin ayaa ku wareejiyay Maamulka Degmada Af-Barwaaqo iyo Guddiga Abaaraha degmada 100 Booyadood oo...

UN Supports Nationwide Labour Rights Education Campaign Led by Somali Trade Unions

The Federation of Somali Trade Unions (FESTU), with the support of the United Nations (UN), has rolled out a nationwide labour rights education campaign aimed at enabling workers to understand, reclaim and defend their labour rights while ensuring effective implementation of Somalia's newly adopted Labour Code, which entered into force after 52 years without comprehensive reform.   The new Labour Code...

Madaxweynihii Hore Farmaajo oo kulan la qaatay Safiirka Turkiga

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa sheegay inuu kulan miro-dhal ah la qaatay Safiirka Dowladda Turkiga u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Alper Aktaş.   Farmaajo ayaa xusay in safiirku ku booqday hoyga uu ka deggen yahay magaalada Muqdisho, isla markaana ay ka wada hadleen xaaladda siyaasadeed iyo tan amni ee dalka, iyo sidii loo xoojin lahaa...

Broadcast Journalist Shot Dead in Kismayo as Police Officer Arrested

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) is deeply shocked and saddened by the killing of broadcast journalist Abshir Khalif Shide Omar, who was shot dead at approximately 19:30 on Monday, 2 March 2026, in Kismayo. The fatal shooting followed a short altercation between Abshir and a police officer, according to information gathered through initial enquiries by NUSOJ.   Following its...

WARAR KALE

IMF urges Somalia to reform oil fiscal regime ahead of exploration boom

The International Monetary Fund (IMF) has urged Somalia to strengthen its petroleum fiscal framework as the country prepares for increased exploration activity. The recommendation follows...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Oo Si Rasmi Ah U Furay Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada...

MUQDISHO — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga...

51 migrants reported dead or missing after boat sinks off Libya’s coast

TRIPOLI (Xinhua) -- A boat carrying 61 migrants sank off the coast of the eastern Libyan city of Tobruk on June 12, leaving 51...