Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Iran oo Weerar Gantaallo ka Fulisay Saldhigyada Mareykanka iyo Magaalooyin Gobolka

Tehran / Abu Dhabi / Doha / Washington — Dalka Iran ayaa beegsatay ciidamada Mareykanka ee ku sugan dalalka Qatar, Baxrayn, Kuwait, Iraq iyo Imaaraadka Carabta, iyadoo la soo warinayo weerarro gantaallo iyo diyaarado aan duuliyaha lahayn (drones) ka dhan ah saldhigyada Mareykanka iyo magaalooyinka gobolka.   Baxrayn: Xarunta dhexe ee Guutada 5-aad ee Ciidanka Badda Mareykanka ayaa lala beegsaday gantaal. Qatar:...

Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaaliya oo Gaaray Awdheegle si uu Ciidanka U Dhiirrigeliyo

Awdheegle, Shabeellaha Hoose — Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Sahal Cabdullahi Cumar (Gen Khaalid), ayaa maanta gaaray degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose, isagoo wata wafdi ka kooban saraakiil sare.   Ujeedka safarka taliyaha ayaa ahaa in lagu dhiirrigeliyo ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed isla markaana lagu dar-dargeliyo howlgalada lagu ciribtirayo kooxda Al-Shabaab. Safarka ayaa sidoo kale qayb ka ahaa dadaallada...

Israel oo Weerar Gantaallo iyo Qaraxyo ah ku Qaaday Caasimadda Iran

Tehran— Israel ayaa duqeyn milatari ku qaaday Iran, iyadoo qaraxyo la maqlay laguna arkay guud ahaan caasimadda Tehran, sida ay ku warantay warbaahinta caalamiga ah. Israel ayaa sidoo kale ku dhawaaqday in ay bilowday weerar gantaallo oo ka dhan ah dalka Iran.   Warbixin uu bixiyay wakaaladda Fars News Agency ayaa sheegtay in gantaallo ay ku dhaceen University Street iyo aagga...

Pakistan oo Sheegtay Inay Sii Wadayso Duqeymaha Dalka Afghanistan

Islamabad / Kabul — Wasiirka Difaaca ee Pakistan, Khawaja Asif, ayaa ku dhawaaqay in dalkiisu uu galay “dagaal furan” oo ka dhan ah xukuumadda Daaliban ee Afghanistan, kadib markii ay sii kordheen weerarrada xudduudda ee labada ciidan.   Hadalkan ayaa yimid saacado uun kadib markii diyaaradaha dagaalka ee Pakistan ay duqaymo culus ka fuliyeen magaalooyinka waaweyn ee Afghanistan, oo ay ku...

Madaxa Xuquuqda Aadanaha ee QM oo Ka Dignay kororka Colaadda ka taagan Suudaanta Koonfureed

JUBBA — Madaxa Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay, Volker Turk, ayaa ka digay xaalad sii xumeysa oo ka jirta Suudaanta Koonfureed, isaga oo ku baaqay “tallaabo degdeg ah” si looga hortago in dalka uu ku soo noqdo dagaal sokeeye oo baaxad leh.   Turk ayaa ka hadlay Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay, isagoo xusay in heshiiskii awood-qaybsiga ee u dhexeeyay...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka iyo Wasiiru Dowlaha Boqortooyada Ingiriisku oo Shir Fogaan-arag Ah Kaga hadlay Abaaraha Dalka

Muqdisho — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, iyo Wasiiru Dowlaha Horumarinta Caalamiga ah iyo Arrimaha Afrika ee Dowladda Boqortooyada Ingiriiska, Marwo Baroness Chapman, ayaa maanta si wadajir ah u shir guddoomiyay kulan fogaan-arag ah oo looga wada hadlayay xaaladda bini’aadannimo ee dalka, gaar ahaan saameynta abaarta ba’an iyo baahida gargaarka degdegga ah.   Kulankan ayaa waxaa...

Golaha Mustaqbalka oo gogol ugu Baaqay Dowlada

Muqdisho - Golaha Mustaqbalka ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray shirka uga socda magaalada Muqdisho, iyagoo ku dhawaaqay in ay fidinayaan “Gogol Soomaaliyeed” oo loogu baaqayo wada-hadal iyo isu-tanaasul qaran.   Goluhu wuxuu sheegay in gogoshan ay tahay mid loo dhan yahay, laguna casuumayo dhammaan dhinacyada siyaasadda, bulshada rayidka, aqoonyahannada, iyo hoggaanka dhaqanka si looga wada tashado mustaqbalka dalka. Ujeeddada gogosha ayaa lagu...

Musharrax Rooble oo Ka Hadlay Xaaladda Dalka iyo Muddo-Xileedka Dowladda

MUQDISHO — Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, ahna musharax madaxweyne, Mohamed Hussein Roble, ayaa ka hadlay xaaladda guud ee dalka iyo muddada xil-heynta dowladda, isagoo farriin u diray Madaxweynaha talada haya.   “Madaxweynaha 76 maalmood ayaa maanta u harsan ee dalkani burbur iyo dhib yuusan u horseedin. Waa soomanahay, ma rabo in aan ku fogaado,” ayuu yiri Rooble, isagoo hadalkan ka...

Xildhibaan Cabdiraxmaan oo Ka Hadlay Shirweynaha Difaaca Dastuurka

MUQDISHO — Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame ayaa sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay dowlad awood leh oo leh isla xisaabtan iyo masuuliyad, balse aan noqon mid ku takri-fasha awoodda shacabka loo igmaday.   Xildhibaanka ayaa hadalkan ka jeediyay madal ay isugu yimaadeen siyaasiyiinta mucaaradka ee ku mideysan Golaha Mustaqbalka Soomaaliya, halkaas oo looga hadlayay xaaladda siyaasadeed iyo mustaqbalka dowladnimada dalka. DAAWO.

Soomaaliya iyo Turkiga oo Xusay 60 Sano oo Xiriir Diblomaasiyadeed ah

ANKARA — Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Soomaaliya, Mudane Abdulkadir Mohamed Nur, ayaa khudbad ka jeediyay munaasabad lagu xusayay 60 sano guuradii ka soo wareegtay markii si rasmi ah loo aas-aasay xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Somalia iyo Turkiye.   Isagoo ka hadlayay xaflad ka dhacday Ankara, wasiirku wuxuu sheegay in xiriirka labada dal uusan ku koobnayn 60 sano oo...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...