Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo Cambaareyey Diyaarada laga soo celiye hawada Garoowe

Muqdisho —  Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo deegaan ahaan ka soo jeeda Puntland ayaa diyaaradii ay la socdeen lagu soo celiyay magaalada muqdisho xilli ay kusii jeedeen magaalada Garoowe.   War-saxaafadeed ka soo baxay Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay: In Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed wuxuu si adag u cambaareynayaa go’aanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ee lagu amray...

NISA oo Howlgal Qorsheysan Ku Dishay Horjooge Sare oo ka Tirsanaa Al-Shabaab

Muqdisho — Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal bartilmaameed ah ku dilay horjooge sare oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, kaas oo muddo dheer ku jiray liiska raad-joogga.   Howlgalkan qorsheysan ee guuleystay ayaa ka dhacay deegaanka Hantiwadaag oo hoostaga degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose. Sida lagu sheegay war kooban oo ka soo baxay NISA,...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Faray Cutubyada Ciidanka Xooga Dalka Ka Qaybgalka Gurmadka Abaaraha

Muqdisho — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), Gen. Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa faray dhammaan cutubyada kala duwan ee ciidanka in ay si buuxda uga qayb qaataan gurmadka iyo taakuleynta shacabka ay saameeyeen abaaraha ka jira qaybo ka mid ah dalka.   War-saxaafadeed ka soo baxay taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa lagu adkeeyay in cutubyada ciidanku ay garab istaagaan bulshada tabaaleysan,...

Guddoomiyaha SoDMA oo Gaaray Magaalada Cadaado & Taageero Gaarsiiyay Deegaanada Abaartu Saameysay

Cadaado, Galgaduud — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehlinayaan Guddiga Abaaraha ee Galmudug, ayaa gaaray magaalada Cadaado si uu u sii ambaqaado safar shaqo oo la xiriira gurmadka abaarta ee ku socda deegaannada Galmudug.   Intii uu halkaa joogay, Guddoomiyuhu wuxuu kulan la qaatay Guddiga Abaaraha Degmada Cadaado, halkaas oo ay ku soo...

Somalia Lawmakers Stranded in Mogadishu After Flight Blocked from Landing in Garowe

MOGADISHU, Somalia — Several Somali federal lawmakers and civilian passengers were left stranded at Aden Adde International Airport on Sunday after authorities ordered a Daallo Airlines flight to turn back from Garowe, officials and witnesses said.   The plane, which was carrying legislators representing Puntland in Somalia’s bicameral federal parliament, along with other passengers, was denied clearance to land in Garowe...

Protests erupt in Pakistan, Iraq after reports of Khamenei’s killing

KARACHI, Pakistan — Large protests erupted in Pakistan and Iraq after reports that U.S. and Israeli strikes killed Iran’s Supreme Leader, Ayatollah Ali Khamenei.   In the southern Pakistani city of Karachi, demonstrators breached the outer wall of the U.S. consulate, prompting police to fire tear gas to disperse the crowd. Local officials said protesters were pushed back outside the compound. Footage...

Somali, Saudi officials discuss ties on sidelines of OIC meeting in Riyadh

RIYADH — Somalia’s State Minister for Foreign Affairs and International Cooperation, Ali Mohamed Omar, met with Saudi Arabia’s Deputy Foreign Minister, Waleed Al-Khuraiji, on the sidelines of a ministerial-level meeting of the Organization of Islamic Cooperation.   The meeting took place during a special open-ended executive committee session of the Organization of Islamic Cooperation, where participants discussed developments related to Israel. Talks...

Somali president hosts iftar with political leaders, urges unity on democratic process

MOGADISHU — Somali President Hassan Sheikh Mohamud held an iftar meeting with leaders of political organizations to discuss the country’s political situation and efforts to strengthen democratic governance.   The meeting focused on advancing Somalia’s electoral system and ensuring inclusive political participation. The president listened to recommendations and views from the officials on improving democratic processes, urging them to cooperate and...

Alireza Arafi Appointed To Iran’s Leadership Council After Ayatollah Ali Khamenei Killed In US-Israel Strikes

Iran has appointed Alireza Arafi as the jurist member of its temporary Leadership Council following the death of Supreme Leader Ayatollah Ali Khamenei in US-Israeli strikes, according to state media.   The appointment occurred on Sunday, as reported by the ISNA news agency. Arafi, a cleric and member of the Guardian Council, joins President Masoud Pezeshkian and Chief Justice Gholamhossein Mohseni Ejei...

Somali intelligence says over 40 al-Shabab fighters killed in operations

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s National Intelligence and Security Agency, NISA, said it carried out coordinated operations with international partners targeting al-Shabab militants in the Hiiraan and Lower Shabelle regions.   In a statement, NISA said more than 40 fighters from Al-Shabaab were killed, dealing what it described as a significant blow to the group’s operational networks. The first operation took place in...

WARAR KALE

Somalia Takes Part in Islamic Data Protection Network Meeting in Turkey

ISTANBUL – Somalia's Director General of the Public Data Protection Authority, Mohamed Nur Olow, took part in the second meeting of the Executive Committee...

Somalia Condemns Abuse of Young Woman After Video Circulates Online

MOGADISHU – Somalia's Ministry of Family and Human Rights Development has strongly condemned what it described as a "barbaric" assault on the dignity and...

Clashes Erupt Near Baidoa Between SNA Forces and Fighters Loyal to Former Southwest Leader

BAIDOA, Somalia – Heavy fighting broke out near the southwestern Somali city of Baidoa overnight between government forces and fighters loyal to former Southwest...