UK And Kenya Unite In Fight Against Al-Shabaab
The UK has pledged more counter-terrorism and military support for Kenya in a new five-year Defence Cooperation Agreement (DCA).
The deal, which was signed by Defence Secretary Ben Wallace and Kenyan Cabinet Secretary for Defence Dr Monica Juma, will enhance coordination and improve security in east Africa.
The UK and Kenya regularly work together when dealing with al-Shabaab, through training, sharing...
Jubbaland announces its first four senators to Somali Parliament
Somalia’s Jubbaland state has announced its first four senators to join the 11th Parliament of Somalia, as the country kicked off elections for representatives in the Upper House.
Mr Ilyas Bedel Gabbose won first after defeating Mohamed Ahmed Sayid, 55 to 17 votes in an early race on Thursday morning.
In the second seat, incumbent Abdullahi Sheikh Ismail Fartaag had an...
Maxay ka wada-hadleen ra’iisul wasaare Rooble iyo Dominic Raab?
Ra’iisul Waaaaraha Xukuumadda JFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Xoghayaha Arimaha Dibadda ee dalka Britain ,Dominic Raab kaas oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal ,arimaha amniga,xaaladda siyaasadeed iyo doorashooyinka Soomaaliya iyo la dagaalanka aragagaxisada .
Ra’isul Wasaare Rooble ayaa Dowladda UK uga mahad celiyay taageeradeda Soomaaliya ay siiso oo leh dhinacyo kala duwan.
Rooble ayaa London...
Cumar Filish oo kormeeray dhismaha waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray dhismaha waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar oo Meel Wanaagsan Mareyso.
Ujeedka kormeerkan ayaa ahaa mid uu Guddoomiye Cumar Filish ugu kuurgalayay sida ay u socoto dib u dhiska waddadaas oo ah mid ay baahi weyn u qabeen Bulshada labada gobol Maadaama isticmaal keeda dhibaatooyin...
Axmed Madoobe oo war kasoo saaray doorashadii ka dhacday Kismaayo
Madaxweynaha Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in dalka uu ka baxay hubanti la’aanta qabsoomidda doorashada dalka ka dib war qoraal ah oo ka soo baxay xafiiskiisa.
Maamulka Jubaland ayaa maanta doortay affar senator oo kamid ah xubnaha aqalka saree ee baarlamaanka dalka.
Qoraalka lagu daabacay Facebook madaxweynaha ayaa u dhignaa sida:
Alle weyne ayaa mahad leh.
Waxaan maanta gaarnay guul weyn...
Sawirro: Rooble oo ka qeybgalay shirka caalamiga ah ee waxbarashada
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda oo ka mid ah Madaxda ka qeyb qaadaneysa shirka Caalamiga Waxbarashada ee London ayaa ka qeyb galay falanqeyn ku saabsan waxbarashada oo ay ku wehliyeen madaxweynayaasha Seralione iyo Niger
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa nasiib darro ku tilmaamay, in khilaafaadka iyo masiibooyinka dabiiciga ee ka jiray Soomaaliya sanado badan ay si weyn u ragaadiyeen waxbarshada gaar ahaan xilligii...
Barakac xoogan oo ka socda gobollada Amhara iyo Tigray ee Ethiopia
Ilaa 5 kun oo qaxooti Ethiopian ah ayaa la filayaa in maalmaha soo socda ay ka gudbaan xadka Sudan, sida uu sarkaal ka tirsan dowladda Sudan u sheegay wakaaladda wararka AFP.
Tani ayaa ah mowjaddii ugu danbeysay ee dadka isaga cararaya colaadda ka socota gobollada Tigray iyo Amhara ee dalka Itoobiya, kuwaas oo kasii daray toddobaadyadii tagay.
Horraantii toddobaadkan ayaa waxaa...
Puntland oo baaq u dirtay beelaha ku dagaalamaya Boocame
Puntland ayaa baaq nabadeed kasoo saartay dirirta labo maleeshiyo beeleed oo ku dagaalamay deegaannada Sanjabshe iyo aaga Saax-maygaag ee degmada Boocame ee gobolka Sool.
Afhayeenka madaxtooyada Puntland, Jaamac Dabaraani ayaa baaqaan u jeediyay beeelaha ay kasoo jeedaan maleyshiyada ku dagaalamay aagga Boocame, wuxuuna ugu baaqay in nabad galyada laga wada shaqeeyo.
“Waxaan baaq-Nabadeed u dirayaa beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku...
Senatoradii ugu horreeyey ee Aqalka Sare oo lagu doortay magaalada Kismaayo
Xubnihii ugu horreeyay ee Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta lagu doortay Jubaland iyadoo ay billaabatay doorashada Soomaaliya, kadib dhowr mar oo ay dib u dhacday.
Kursiga u horreeya waxaa helay Ilyaas Badal Gaboose oo ahaa Guddoomiyihii hore ee Gobolka Jubada Hoose, wuxuuna ku guuleystay 55 cod, halka Maxamed Axmed Sayid oo la tartamayey uu helay 17 cod. Guud...
Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay gobolka Hiiraan
Warar dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaa howl-gal qorsheysan oo saaka ciidamada Xoogga dalka ay ka fuliyeen duleedka degmada Buulo-Burte ee gobolka Hiiraan.
Howl-galka oo ahaa mid ballaaran ayaa waxa uu si gaar ah uga dhacay deegaanka Afcad oo hoos-yimada degmada Buulo-Burte ee gobolkaasi.
Taliyaha qeybta 27-aad General Axmed Maxamed (Tareedisho) oo horkacayey howl-galkan ayaa shaaca ka qaaday inay ku...













