Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Axmed Madoobe oo kulan la qaatay guddiyada doorashooyinka

Madaxweynaha Jubaland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam, ayaa xarunta Madaxtooyada kulan kula qaatay masuuliyiinta Guddiga hirgalinta doorashada ee heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland, isagoo ka dhagaystay duruufaha iyo marxaladaha shaqo ee ay ku jiraan iyo sida ay ilaa hada shaqadu u socoto. Madaxweynaha ayaa sheegay in rajo wanaagsan uu ka qabo in shaqada Guddiga ay u dhacdo...

Ramla Ali Outclassed By Maria Claudia Nechita, Eliminated From Tokyo Olympics

Ramla Ali made history by the time she stepped through the ropes to compete in the Tokyo Olympics. Once the bell rang, however, the afternoon belonged to her opponent as Ali was eliminated from competition by Romania's Maria Claudia Nechita. All five judged awarded the bout to Nechita, who never stopped pressing the action in their Round of 16 featherweight...

La-taliyaha madaxweyne Farmaajo oo maanta gaaray magaalada Kismaayo

La-taliyaha madaxweynaha Soomaaliya ee arrimaha doorashooyinka, Cali Cabdi Raage ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland. Siyaasigan oo ay si weyn isku hayaan Axmed Madoobe ayaa waxaa garoonka Kismaayo ku soo dhaweeyey waxgaradka deegaanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Cabdi Cali Raage ayaa Kismaayo u tegay arrimo la xiriira doorashooyinka Soomaaliya, maadaama uu ka mid...

Duqa magaalada Muqdisho oo kormeer ku tegay wadada Daalo

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray wadada Daalo oo kamid ah wadooyinka uu saameeyay roobabkii maalmihii lasoo dhaafay ka da’ay Magaalada Muqdisho. Kormeerkan waxaa duqa Magaalada Muqdisho ku Wehlinaaye Guddoomiye ku-xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir, taliyaha qeybta guud Gobolka Banaadir ee ciidanka Boliiska Soomaaliyeed iyo taliyaha ciidanka ilaalinta wadooyinka ee Boliiska. Sidoo kale...

Wasiiru dowlaha madaxtooyada oo la kulmay danjiraha Talyaaniga

Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Khaliif oo xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Jamhuuriyadda Talyaaniga Mudane Alberto Vecchi ayaa kala hadlay xoojinta iskaashiga labada dal. Wasiiru Dowlaha ayaa xusay taageerada dowladda Talyaaniga, gaar ahaan mashaariicda horumarineed ay la garab taagan yihiin shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed, waxa uuna adkeeyay muhiimadda xiriirka qotada dheer ee ka dhaxeeya Talyaaniga iyo Soomaaliya. “Shacabka...

Faah faahino kasoo baxaya qarax ka dhacay gobolka Hiiraan

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax khasaare geystay oo barqanimadii maanta ka dhacay qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan. Qaraxa oo ahaa miino ayaa waxaa lagu soo warramayaa in lala beegsaday ciidana ka tirsan kuwa Xoogga dalka, xilli ay howl-gal ka wadeen inta u dhexeysa Beledweyne iyo Maxaas. Ugu yaraan labo askari ayaa ku geeriyootay...

Guddoomiye Cirro oo kulamo ka bilaabay magaalada Kismaayo

Waxaa magaalada Kismayo ee Xarunta kumeel gaarka ah ee Dowlad gobaleedka Jubbada kulan ku yeeshay Xubno ka mid ah Guddiga doorashooyinka heer Federaal iyo Guddiga doorashooyinka dowlad Goboleedka Jubbaland. Guddoomiyaha Guddiga Hirgalinta doorashooyinka heer Faderaal Mudane Maxamed Xasan Cirro iyo xubnaha kale ee guddiga  ayaa kala hadlay Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Dowlad Goboleed Jubaland  ahanaanka doorashooyinka ka dhacaya qeybo ka mid...

Ciidamada Xoogga & kuwa Galmudug oo la wareegay deegaano horleh

Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Galmudug ay howl-gallo ka sameeyeen koonfurta gobolkaasi. Howl-galladan ayaa daba socday weerar madaafiic ah oo dagaalyahanada Al-Shabaab ay ku qaadeen magaalada Bacaadweyne ee gobolka Mudug. Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in ciidamadu ay weerarkaasi, kadib howl-gallo ka sameeyeen inta u dhexeysa degaanada Shabeelow...

Ramla Cali oo Soomaaliya ku mataleysa tartanka Feerka

Ramla Cali oo Soomaaliya ku mataleysa tartanka olombikada ee ka socda Japan waxay ku tartamaysaa feerka. Waxay galabta la ciyaari doonta gabadha u dhalatay dalka Romania ee lagu magacaabo Maria Claudia Nechita halkaas oo ay ku wada feertami doonaan. Feerkooda ayaa noqonaya kii 16-aad ee tartankan. Ramla Cali oo ah gabadh Soomaali ayaa mar kale taariikh u sameynaysa dalkeeda, iyadoo noqotay haweeneydii...

Maxaa ka soo baxay kulankii Rooble & madax goboleedyada dalka?

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo habka fogaan aragga  kula shiray madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka, ayaa ku boorriyay in ay sida ugu dhaqsaha badan u qabtaan doorashada aqalka sare, maadaama maanta ay ku ekeyd xilligii loo qabtay in la bilaabo doorashada aqalka sare. Madaxda ayaa isla qaatay in la dardar-geliyo doorashada Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah ee...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...