Maamulka gobolka Banaadir oo heshiis la saxiixday hay’ad caalami ah + Sawirro
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta la saxiixday heshiis Wada shaqeyn dhanka Caafimaadka ah Hey’adda Cesvi.
Agaasimaha Waaxda Caafimaadka Dowladda Hoose ee Xamar Dr Maxamed Cadow oo u saxiixay Maamulka Gobolka Banaadir heshiiska ayaa kaga mahadceliyay hey’adda Cesvi sida joogtada ah ay wax uga qabtaan hormarinta adeega Caafimaadka ee gobolka Banaadir.
Maamulka...
Sawirro:Wasiirka waxbarashada oo la kulmay madaxda jaamacadaha dalka
Wasiirka Wasaaradda Waxbarshadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federalka Soomaaliya Eng Cabdullaahi Abuukar Xaaji, Agaasimaha guud Wasaaradda Waxbarshadda Mudane Maxamed Caabi Xasan ayaa la kulmay Madaxda Jaamacaddaha dalka, waxayna iska wareysteen sidii loo kordhin lahaa wada shaqeynta Jaamacaddaha iyo Wasaaradda Waxbarshaadda Soomaaliya, taas oo dowr fiican ka qaadan doonta tayeynta Waxbarshadda Sare ee dalka.
Maxay ka wada-hadleen Mahdi Guuleed iyo ergeyga Qatar?
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda federalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa Maanta kulan gaar ah la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda Qatar u qaabilsan dhex dhexaadinta xalinta khilaafaadka Dr. Mutlaq Al-Qahtani.
Kulanka ayaa waxaa looga wada hadlay Arrimo kala duwan oo ay kamid ahaayeen xaaladdihii ugu dambeeyay ee siyaasadda dalka iyo...
EU urges demilitarization of Mogadishu, Somalia
The European Union Ambassador to Somalia Nicolas Berlanga has on Monday said that ‘Demilitarization of Mogadishu is now the priority’.
In a tweet, the Ambassador stated that, “Those that want to play a positive role towards elections should support PM Roble in his key tasks.
Division of Mogadishu with militias or out-of-line-of-command...
Sawirro: Madaxweynaha JF oo warqadaha ka guddoomay safiirka Itoobiya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Itoobiya u qaabbilsan Soomaaliya Mudane Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan.
Danjiraha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Itoobiya Mudane Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan oo Madaxweynaha la wadaagay farriin iyo salaan uu uga siday Madaxweynaha dalka Itoobiya Marwo Sahle-Work Zewde ayaa uga mahadceliyey shacabka...
Bayle oo kulan la qaatay xubno ka tirsan Bangiga Hormarinta Afrika
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan dhinaca Khadka Internetka ah ee Aalada Zoomka) waxaa uu kula qaatay xubno katirsan Bangiga Horumarinta Afrika iyo Bangiga Adduunka
Qoraal uu Wasiirka soo dhigay Barta twitter-ka ayaa waxaa uu ku sheegay in ay labada dhinac ay ka wada hadleen dib-u-habeynta dhaqaalaha Dalka.
Wasiir Dubbe oo ka hadlay maalinta Saxaafadda Aduunka
Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Osman Abokar Dubbe ayaa hambalyo u diray dhamaan saxafiyiinta caalamka , si gaar ahna waxa uu hambalyada ugu diray saxafiyiinta Soomaaliyeed meel walbo ay dunida ka joogaan.
Wasiirka ayaa bogaadiyey shaqada adag ee ay hayaan saxafiyiinta Soomaaliyeed isaga oo ku dhiiri geliyey in ay...
Xuska 3-da May ee Maalinta Xoriyadda Saxaafadda Dunida
Saxaafaddu waa muraayad laga daawado taariiikhda soo jireenka ah iyo horumarka dhaqan dhaqaale ee ka muuqda waxbarashada,tiknolojyada iyo guud ahaan ilbaxnimada caalamka ee soo jiitamayey mudo fog .
Dalka Soomaaliya waxaa 20-kii sano ee u dambeeyay ka hanaqaaday saxaafad xor ah oo ay taabagalinteeda ama dhismaheedu lahaayeen aqoonyahanno ka kooban dad wax ku bartay gudaha...
Death and detention major threats to media freedom in Somalia
Two journalists were killed and another 33 were detained while 133 cases of intimidation were logged in Somalia during 2020, the National Union of Somali Journalists (NUSOJ) reports in its State of Media Freedom Report 2021.
Released on World Press Freedom Day 2021, the report titled Between a Rock and a Hard Place, catalogues an atmosphere...
Dayniile oo u gudubtay wareega saddexaad ee tartan aqooneedka Shabelle
Waxaa xalay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle ku loolamay degmooyinka Dayniile iyo Howlwadaag oo ka wada tirsan gobolkan Banaadir, kuwaas oo soo bandhigay tartan xiiso badan.
Labada degmo oo ku wada jiray group-ka A ee wareega labaad ee tartanka ayaa soo bandhigay tartan qurux badan, waxaana ay guushu raacday tartamayaasha degmada...












