Qarax ka dhacay degmada Kaxda iyo wararkii ugu dambeeyey
Ugu yaraan saddex ruux ayaa ku dhintay, mid kalena dhaawac ayaa soo gaaray, kadib markii qarax lala beegsaday gaari nooca raaxad ah o marayay degmada Kaxda ee gobolka Banaadir.
Wararka ayaa sheegaya in qaraxa oo ahaa nooca dhulka lagu aaso, uu la kacay gaari Land-Cruiser ah oo halkaas marayay, inkastoo aan weli la xaqiijin...
Wabiga Shabelle oo fatahaad horleh ka sameeyey magaalada Jowhar
Qeybo ka mid ah Tuulooyinka hoosyimaada magaalada Jowhar ee caasimadda Maamulka Hirshabeelle, wax kasocda qul qulka dadka ka barkacay Fatahaad uu sameeyayWabiga shabeelle Sexdii cishe ee la soo dhaafay.
Wabiga Shabeelle ayaa ku fatahay Tuulooyin ay ka mid yahiin Baarey iyo Moyko, oo hoos yimaado magaalada Jowhar, sidookale Biyaha fatahaada ayaa gooyay dhul beereed...
Faah faahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay Beledweyne
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyey labo maleeshiyo beeleed oo saaka ka dhacay gudaha magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Dagaalka oo geystay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay galbeedka magaaladaasi, kadib markii ay labada dhinac isku qabteen muran ka dhashay dhul ku yaalla halkaasi.
Duqa Muqdisho iyo Sheekh Shariif oo ka wada hadlay xaaladda dalka + Sawirro
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magalaada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa la kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed, iyagoo kawada hadlay arrimaha doorashooyinka, amniga caasimadda iyo qaboojinta xasaradaha ka soo cusbooday arrimaha doorashooyinka Dalka.
Sawirro: MW Farmaajo oo kulan la qaatay Culimada Soomaaliyeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka kulan afuro ah kula qaatay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa tilmaamay in dhibaatooyinka kala duwan ee dib u dhigay dalkeenna lagaga gudbi karo wadashaqeyn buuxda oo ay yeeshaan shacabka, culimada diinta iyo Madaxda dowladda.
Madaxweynaha ayaa culimada ku bogaadiyey doorka wanaagsan...
Sawirro: Axmed Madoobe oo la kulmay saraakiil ka tirsan ciidamada Mareykanka
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay sarakiisha ciidamada Mareykanka ee ka howlagala Jubbaland.
Kulanka oo ka dhacay xarunta Madaxtooyada waxaa Madaxweynaha ku wehelinayay sareeye guuto Maxamed Cabdi Sheekh Taliyaha guud ee Ciidamada Jubbaland iyo Gaashanle sare Maxamed Guuleed Xasan Taliye ku xigeenka Ciidamada Jubbaland.
Kulanka...
Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo magacaabay wasiir cusub
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa faray Mudanaha la magcaabay in uu sida ugu dhaqsiyaha badan ula wareego xilkiisa, una dar dargeliyo howlaha Xukuumadda horyaalla.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return...
Garissa elders welcome state’s move to close refugee camps
Garissa elders have welcomed the move by the government to close Kakuma and Daadab refugee camps.
They said they are concerned by the political intrigues in Somalia that followed President Mohamed Farmaajo's move to extend his term by two years.
Speaking on Monday at a hotel in Garissa, the elders led...
Somali sets up committee to resolve recent violence in Mogadishu
Somali Prime Minister Mohamed Hussein Role appointed a committee to resolve the recent crisis in Mogadishu.
A statement from Prime Minister Roble’s office said the move came after President Farmajo declared before the lower house on May 1 that he had handed over the leadership of the country’s elections and its security to the...
Ethiopian troops awarded AU medals for contributing to peace and stability in Somalia
The African Union Mission in Somalia (AMISOM) has recognized Ethiopian soldiers for their contribution towards the restoration of peace and stability in Somalia.
The Ethiopian National Defence Forces (ENDF) soldiers on Sunday received African Union medals and certificates after completing one year and six months of service in Somalia under AMISOM.













