Maxaa ka soo baxay kulankii RW Rooble iyo musharraxiinta mucaaradka?
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay kulan la yeeshay Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle iyo Midowga Murashaxiinta.
Kulanka waxaa looga hadlay in laga wada shaqeeyo amniga iyo xasilloonida caasimadda iyo in laga shaqeeyo sidii ay dalka uga dhici lahayd doorasho si waafaqsan heshiiskii 17-kii September.
Wasiir...
Dayniile oo guul weyn ka gaartay dhiggeeda degmada Kaaraan
Waxaa xalay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle ku loolamay degmooyinka Dayniile iyo Kaaraan ee gobolka Banaadir, kuwaas oo soo bandhigay tartan xiiso badan.
Labada degmo oo ku wada jiray group-ka A ee wareega labaad ee tartanka ayaa soo bandhigay tartan qurux badan, waxaana ay guushu raacday tartamayaasha degmada Dayniile ee gobolka...
Axmed Madoobe oo war kasoo saaray geerida hanti dhowrihii Jubbaland
Madaxweynaha a Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa isagoo ku hadlaya Magaciisa, iyo kan Goleyaasha kala duwan ee maamulkaasi waxaa uu Shacabka Soomaaliyeed, Bulshada Jubaland, qaraabadii, qoyskii iyo Saxiibadii uu ka baxay uga Tacsiyeeyay Alle ha u Naxariistee Hanti dhowrahii guud ee Jubaland Marxuum Cabdicasiis sheekh Xuseen Dayib oo ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya oo...
Mareykanka oo boogaadiyay Rooble iyo Maamul Goboleedyada
Mareykanku wuxuu si dhow u eegayaa ballanqaadkii madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee 28-kii April oo ku aaddanaa inuu dib ugu laaban doono heshiiskii doorashada ee Sebtember 17, isla markaana uu si dhakhso leh dib u billaabayo wadahadalkii hoggaamiyeyaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka.
War saxaafaded ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa lagu...
A Somali ride-share driver was shot and killed in US
Relatives and community members filed in and out of Gaari Abdi’s home to pay their respects to a suddenly widowed mother of five — soon to be six. She’d had little sleep in the days since receiving the news that her husband had been killed.
Ahmed Badal, 35, died in the early hours of...
Return to Election Negotiations, US tells Somal leaders
The United States notes President Farmaajo’s April 28 commitment to return to the September 17 election agreement and resume talks immediately with Federal Member State leaders. We call on the President and Parliament to act swiftly to annul the April 12 mandate extension bill.
We commend Prime Minister Roble and the Federal Member State...
Violence forces 100,000 to flee homes in Mogadishu
The UN has raised concerns after recent violence forced up to 100,000 people to flee their homes in the Somali capital Mogadishu, according to a statement on Wednesday.
The UN said those displaced include vulnerable internally displaced persons who had sought refuge in the Somali capital but have again fled to find refuge at...
UK statement on Somalia election negotiations
For the sake of Somalia’s security, stability and development, it is vital to hold consensus-based elections as soon as possible. The United Kingdom notes President Farmajo’s decision to return to dialogue with Federal Member State leaders based on their 17 September agreement, which is the only route endorsed by the Federal Government of Somalia and all Federal...
MOCC meeting on Somalia crisis
The 32nd Meeting of the Coordination Committee (MOCC) of the Troop and Police Contributing Countries (T/PCCs) of the African Union Mission in Somalia (AMISOM) was held virtually on 28 April, 2021 at two levels: Ambassadors accredited to the African Union (AU), and Chiefs of Defence Staff and Chiefs/Commissioners of Police. The meetings were chaired by H.E. Ambassador...
Kulamo siyaasadeed oo ka socda magaalada Muqdisho + Sawirro
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay madaxweyneyaasha Galmudug, Hirshabeelle iyo xubno ka tirsan midowga musharaxiinta mucaaradka.
Kulanka oo ka dhacay guriga Madaxweynaha Galmudug ayaa waxaa looga hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan sidii loo xoojin lahaa xasilloonida caasimadda ka dib qalalaasihii dhacay.
Halkan hoose ka daawo...












