Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Maxaa ka jira in xil ka qaadis lagu sameyn rabo ra’iisul wasaare Rooble?

Golaha shacabka ee barlamaanka Soomaliya ayaa beeniyay wararka baraha bulshada la isla dhex marayay ee ah in uu jiro qorshe Xilka looga qaaday Ra’isal wasaare Maxamed Xuseen Rooble. "Waxaa Shacabka Soomaliyeed la Wadaagaya in ay been abuur tahay wararka Lagu Daabacay baraha bulshada oo ah In maalinta Sabtida Xil Ka Qaadis Lagu Sameynayo Ra’isal...

IGAD oo soo dhaweysay dib u soo celinta wada-hadalada doorashooyinka

Urur goboleedka Igad ayaa qoraal uu soo saaray kusoo dhaweeyay go’aanadii kasoo baxay madaxda qaranka iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka ee ahaa in dalka ay ka dhacdo doorasho saldhigeedu yahay heshiiskii 17-kii septembar ay wada saxiixdeen dowladda dhaxe, dowladaha xubnaha ka ah iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Qoraalka kasoo baxay Igad ayaa lagu yiri “waxay...

Sawirro: Rooble oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Amniga Caasimadda

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir guddoomiyay kulan ku saabsan amniga dalka gaar ahaan caasimadda. Kulanka oo ay ka qeyb galeen Wasiirka Amniga, Guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo taliyeyaasha ciidamada, ayaa ku boorriyay in la xoojiyo amniga Caasimadda.

Somali president calls for elections in bid to ease tensions

Somalia's President Mohamed Abdullahi Mohamed called early Wednesday for elections and a return to dialogue after the extension of his mandate by two years sparked the country's worst political violence in years. The president, best known by his nickname Farmajo, addressed the nation at around 1:00 am local time (2200 GMT) after hours of...

UN says fighting displaces up to 100,000 people in Mogadishu

Hundreds of residents fled the Somali capital Mogadishu Tuesday following heightened tension between government and opposition armed forces. People could be seen loading their household items into public transport vehicles while some used donkeys to move out of the restive city following skirmishes which started on Sunday. Some of the residents...

Turkish charity distributes food aid in Somalia

The Turkish Red Crescent on Tuesday provided food packages to 400 needy families in the Somali capital Mogadishu. Speaking to Anadolu Agency, Orhan Kokcu, head of the Turkish Red Crescent delegation in Somalia, said the group distributed aid among people in need of assistance, including people who fled the conflict in Yemen and took...

Three killed in suicide bombing in Mogadishu

At least three people were killed and seven others injured when a suicide car bomb hit custodial corps headquarters in ex-control Afgoye in the Somalia's capital Mogadishu, an ambulance service said on Wednesday. "So far, we know that three were killed and seven others were injured in the blast," Abdikadir Abdirrahman Haji Aden, director...

Ra’iisul wasaare Rooble oo baaq u diray shacabka magaalada Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ugu baaqay dadkii ka barakacay shaqaaqooyinkii ka dhacay Magaalada Muqdisho in ay dib ugu soo laabtaan Guryahooda. Qoraal ka soo baxay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayuu ku faray Ciidamada Amniga in Shacabka ay u fududeeyaan inay guryahooda iyo goobahooda Ganacsi kusoo laabtaan.

Nin Soomaali ah oo lagu dilay dalka Mareykanka

Rag hubeysan oo Burcad ah ayaa xalay Saqdii dhexe waxaa ay goob Ganacsi oo uu ka Shaqeeynayay ku dhex dileen Muwaadin Soomaaliyeed, Magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka. Muwaadinkan Soomaaliyeed oo Magaciisa lagu soo koobay Liibaan ayaa Kooxaha Burcadda ah waxaa ay dhowr Xabadood kaga dhufteen qeybaha sare ee jirkiisa, xilli uu ku sugnaa Goob...

Faah faahino ka soo baxaya qarax ka dhacay duleedka Muqdisho

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax saaka ka dhacay nawaaxiga isgoyska Ex-Control Afgooye ee duleedka magaalada Muqdisho, kaas oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa. Qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa lagu weeraray dhismaha xerada ay dagan yihiin ciidamada Asluubta Soomaaliyeed oo ku taalla halkaasi.

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...