Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Bay Governor escapes suicide attack, 3 dead

A regional governor in Somalia has escaped a suicide bombing that killed at least three people, including two of his bodyguards, officials said on Saturday. Five more people were wounded when a suicide bomber detonated himself outside a hotel in Baidoa, the capital of Somalia’s Bay region and administrative capital of the South West...

Ismail Omar Guelleh wins Djibouti presidential poll

President Ismail Omar Guelleh was declared the winner in Friday's presidential election in Djibouti. "Thank you for your trust, thank you Djibouti. Let's continue together," Guelleh said on Twitter shortly after results were announced. Guelleh, 73 was re-elected with 98.58 % of the vote, defeating Zakaria Ismail, an independent and a...

Is-miidaamin ka dhacday Baydhabo iyo wararkii ugu dambeeyey

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax is-miidaamiin ahaa oo barqanimadii maanta ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya. Qaraxa oo uu fuliyey qof isku soo xiray walxaha qarxa ayaa ka dhacay maqaayad lagu shaaxo oo ku taalla bartamaha magaalada, xilli ay...

Ismaaciil Cumar Geelle oo markii shanaad loo doortay madaxweynaha Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii shanaad ku guuleysatay madaxtinimada wadankaas, kaddib markii uu helay 89.41% codadkii dadweynaha reer Jabuuti doorashadii shalay. Wasiirka Arrimaha Gudaha Jabuuti Muumin Axmed Sheekh ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashadan sida laga baahiyay Tv-ga Dowladda Jabuuti, iyada oo ay dhaceen dabaaldegyo lagu soo dhaweeynayo doorashada Jabuuti.

DF Soomaaliya oo warqad la xiriirta doorashooyinka u dirtay QM

Dowladda Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay u dirtay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaasi oo ay kaga hadleyso arrimaha doorashooyinka, Qodobada ay dowladda soo saartay waxaa ka mid ah. Doorashooyinka Qaranke ee Soomaaliya sida wadan kasta oo xor ah waa arrin heer Qaran ah, sida ku cad go’aanka hay’adaha...

Opp. council concerned over election stalemate

Somalia's Council of Presidential Candidates on Thursday expressed concern over the collapse of the most recent round of election talks. The council, comprising two former presidents, former prime minister Hassan Ali Khayre and several permanent politicians, was formed in November 2020 to hold talks with the government and other stakeholders and reach an agreement...

Soldiers killed in army base ambush

At least two Somali soldiers were killed and several others wounded in an attack by Al-Shabaab terrorists on an army base in the Middle Shabelle region today, an official said, Anadolu Agency reports. Terrorists attacked a military base and checkpoint on the outskirts of the Mahaday district, according to Abdirahman Mohamed Osman, a police officer in...

Sawirro: Guddoomiye Cumar Filish oo soo xiray shirweyne muhiim ah

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa soo xiray Shir weynihii 1-aad ee wadatashiga horumarinta waxbarashada Gobalka Banaadir oo Muddo laba cesha ah socday. Shirkaan ayaa mudadii uu socday waxaa kasoo qeyb galay madaxda daladaha waxbarashada Gobalka Banaadir, aqoonyahano, arday iyo waalidiin waxaa aad looga dooday qodoba dhowr...

Mas’uuliyiin ka tirsan K/Galbeed oo ka qeybgalay aaska caruurtii lagu dilay Baydhabo

Wasiiro ka tirsan koonfur galbeed ,ayaa manta ka qeybgalay aaska laba caruur ah walaalo ah oo saaka aroortii meydkooda laga heley duleelka Magaalada Baydhabo ee Gobalka Bay. Caruurtaasi oo kala ahaa Cabdul-mudcim Aweys C/laahi oo 9 sano jir ah iyo Aamina Aweys C/laahi oo 7 sano jir ah ayaa warku intaa ku daray in...

Wasiiro ka tirsan XF Soomaaliya oo kormeer sameeyey + Sawirro

Wasiirada Maaliyadda iiyo Howlaha guud ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kormeerey dib u dhiska ka socda guriga Hooyooyinka Qaranka ee Zaynab Baxsan oo lagu dayactirayo ololaha isxilqaan. C/raxmaan Ducaale Beyle iyo Maxamed Aadan Macalin ayaa warbixino ka dhegeystay mas’uuliyiinta gacanta ku heysta dhismaha guriga, ayagoo ka waramay halka uu marayo dayactirka iyo waxyaabaha...

WARAR KALE

Former Somali President Meets Turkish Intelligence Official Amid Election Dispute

MOGADISHU, Somalia — Former Somali president Sharif Sheikh Ahmed held talks at his residence with Turkish deputy intelligence chief Ahmet Cemalettin Çelik, amid efforts...

Somalia Says Security Operation Ends After Clashes, Accuses Opposition-Linked Armed Groups

MOGADISHU — Somalia's federal government said on Friday it had concluded a 48-hour security operation targeting armed groups it accused of attempting to create...

Dowladda Soomaaliya oo Sheegtay Inay Soo Afjartay Dhaqdhaqaaqyadii Hubeysnaa ee Muqdisho

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay soo gabagabeysay hawlgal amni oo socday 48-kii saac ee la soo dhaafay, kaas oo lagu beegsaday...