Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Kooxda Al-Shabaab oo xukun adag ku ridday mas’uul ka shaqeeya arrimaha bulshada ee gobolka Baay

MUQDISHO (SMN) - Kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta gudaha Soomaaliya ayaa maanta xukun adag ku ridday mid kamid ah shaqaalaha arrimaha bulshada ee ka shaqeeya gobolka Baay, kaas oo lagu magacaabo Abdirizaq Ahmed, sida ay ku warrantay Idaacadda Al Andalus ee ku hadasha afka argagixisada.   Maxkamad hoostagta kooxda, kuna taala magaalada Lego ayaa xukun dil ah ku ridday Abdirizak Ahmed...

Marxuum Faarax Guuleed Maxamed oo ku geeriyooday Muqdisho – Sidee u dhacay dilkiisa?

MUQDISHO (SMN) - Allaha u naxariistee waxaa goordhow isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Marxuum Faarax Guuleed Maxamed oo 63 jir ahaa, kaas oo saaka aroortii hore, isaga oo dhaawac ah laga keenay magaalada Buula-mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose.   Marxuumka ayaa u dhintay dhaawac culus oo madaxa kasoo gaaray iyo jabniin gacanta ah oo 25-kii bishan oo shalay ku...

WARAR KALE

Northeastern administration excluded from Somalia’s $12 million climate resilience project

MOGADISHU, July 8 – Somalia's federal government has launched a $12 million international climate resilience project covering 17 cities across the country, but areas...

Maamulka Waqooyi Bari oo aan ka mid noqon deegaannada laga hirgelinayo mashruuca $12 milyan...

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa daahfurtay mashruuc caalami ah oo qiimihiisu yahay $12 milyan, kaas oo lagu xoojinayo adkeysiga magaalooyinka ee isbeddelka cimilada,...

Somalia condemns ‘terrorist attack’ in Syria’s Damascus, pledges support for anti-extremism efforts

MOGADISHU, Somalia – Somalia’s federal government on Wednesday strongly condemned a “terrorist attack” in the Syrian capital Damascus, reaffirming its opposition to terrorism and violent...