Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Soomaaliya oo gudbisay heshiisyo taariikhi ah + Sawirro

Dawladda Soomaaliya ayaa markii u horreysay gudbisay toddobo heshiis oo caalami ah, kuwaasi oo ku aaddan xaquuqda Shaqaalaha. Munaasabad ka dhacday Talaadada maanta xarunta  Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo habka fogaan aragga uu uga qeybgalay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Shaqaalaha Adduunka (ILO) , Guy Ryder iyo saraakiil kale ayaa si...

SARKAAL KA TIRSANAA AL-SHABAAB OO LAGU DILAY HOWL-GAL KA DHACAY SH/HOOSE

Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay howl-gal ay ciidamada Xoogga dalka saacadihii u dambeeyey ka sameeyeen degmada Awdheegle ee gobolka Sh/Hoose. Howl-galkan oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa lagu dilay xubin sare oo ka tirsan dhaq dhaqaaqa Al-Shabaab, sida ay shaaciyeen saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda.

Marxuum Faarax Guuleed Maxamed oo ku geeriyooday Muqdisho – Sidee u dhacay dilkiisa?

MUQDISHO (SMN) - Allaha u naxariistee waxaa goordhow isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Marxuum Faarax Guuleed Maxamed oo 63 jir ahaa, kaas oo saaka aroortii hore, isaga oo dhaawac ah laga keenay magaalada Buula-mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose.   Marxuumka ayaa u dhintay dhaawac culus oo madaxa kasoo gaaray iyo jabniin gacanta ah oo 25-kii bishan oo shalay ku...

WARAR KALE

Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka oo Islamabad kula kulantay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka...

Islamabad – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, H.E. Amb. Marwo Khadija Mohamed Al-Makhzoumi, ayaa kulan doceed kula yeelatay...

AUSSOM commander inspects security at Jowhar airport amid Al-Shabaab threat

MOGADISHU – The commander of Sector 5 of the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM), Brig. Gen. Michel Ndenzako, visited key...

Somalia, Egypt FMs discuss bilateral ties, Horn of Africa, reject recognition of Somaliland

MOGADISHU – Somalia's Foreign Minister Abdisalam Ali Dhaay held a telephone conversation with his Egyptian counterpart, Badr Abdelatty, to discuss bilateral relations and regional...