Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

IGAD oo la kulantay saaxiibbo caalami ah si loo xoojiyo nabadda, xasilloonida iyo Soomaaliya

MUQDISHO - Ku-xigeenka Xoghayaha Fulinta ee Urur-goboleedka IGAD, Mohamed Abdi Ware, ayaa kulanro isdaba-joog ah la yeeshay saaxiibbo caalami ah oo muhiim ah, kuwaas oo diiradda lagu saaray horumarinta nabadda, xasilloonida iyo horumarka Soomaaliya iyo guud ahaan gobolka.   Ku-xigeenka Xoghayaha Fulinta ayaa la kulmay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Charles King, iyadoo wada-hadallada ay xooga saareen nabadda iyo amniga,...

Soomaaliya iyo Hindiya oo New Delhi Ku Yeeshay Kulan Laba Geesood ah

Hindiya — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta magaalada New Delhi kulan laba geesood ah kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Hindiya, Dr. Subrahmanyam Jaishankar.   Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Hindiya, iyo ballaarinta iskaashiga dhinacyada ganacsiga, waxbarashada iyo caafimaadka, kuwaas oo...

Soomaaliya iyo Yemen oo Ku Yeeshay New Delhi Kulan Diblomaasiyadeed oo Heer Sare ah

New Delhi - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa kulan heer sare ah la yeeshay Ku-xigeenka Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Qurbajoogta Jamhuuriyadda Yemen, Danjire Mustafa Axmed Noman, kulan ka dhacay magaalada New Delhi ee dalka Hindiya.   Kulankan ayaa qabsoomay dhinacyada shir-madaxeedka Hindiya iyo Dalalka Carabta  , waxaana diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga...

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya oo Safar Shaqo ku Tagay Magaalada London

London — Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al Cadaala, ayaa safar shaqo ku tagay magaalada London ee dalka Ingiriiska.   Wafdiga Wasiirka ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Heathrow, waxaana halkaas ku qaabilay xubno ka tirsan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK, wariyeyaal, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada...

Somali army, allies carry out security operations against al-Shabab in Lower Shabelle region

MOGADISHU — Somalia’s national army, backed by international partners, has carried out planned security operations targeting al-Shabab fighters in the Mubarak area of the Lower Shabelle region, the defence ministry said.   In a statement, the Ministry of Defence said the operations were part of ongoing efforts by the federal government to dismantle the militant group and clear remaining strongholds in...

Somalia hosts UN diplomats as it wraps up Security Council presidency

NEW YORK — Somalia’s permanent mission to the United Nations hosted a reception for ambassadors and diplomats at UN headquarters in New York, marking the end of the country’s month-long presidency of the UN Security Council.   Speaking at the event, Somalia’s UN ambassador, Abukar Dahir Osman, known as Baalle, said it was a point of pride for Somalia to lead...

Somalia steps up political dialogue ahead of broader national talks

MOGADISHU — Delegations from Somalia’s federal government and the Somali Future Council held a second round of talks on Thursday, part of ongoing efforts to revive political dialogue in the country, officials said.   The meeting serves as a preparatory step toward a broader conference called by the federal government, which is expected to bring together former national leaders and representatives...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Ka Qayb Galay Shirka Caalamiga ah ee Suuqa Shaqada ee Sacuudiga

Riyaad, Boqortooyada Sacuudi Carabiya — Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Prof. Saalim Caliyow Ibroow, ayaa ka qayb galay Shirka Caalamiga ah ee Suuqa Shaqada oo ka socda Boqortooyada Sacuudi Carabiya, kaas oo ay ka soo qayb galeen in ka badan 40 wasiir oo ka kala socday dalal kala duwan oo caalamka ah.   Shirkan ayaa...

Wasiiru-dowlaha Dekedaha iyo Gaadiidka Badda oo Wafdi Midowga Yurub ah ku Soo Dhaweeyay Dekedda Muqdisho

Muqdisho — Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdulqaadir, ayaa maanta Dekedda Weyn ee Muqdisho ku soo dhaweeyay wafdi ka socday Midowga Yurub, oo ay hoggaaminaysay Danjiraha Midowga Yurub u fadhisa Soomaaliya, Marwo Francesca Di Mauro.   Kulanka ayaa waxaa qeyb ka ahaa Maareeye ku-xigeennada Dekedda Muqdisho, Dr. Cali Xaaji iyo Cabdullaahi Kaarshe, waxaana diiradda...

Ergada Soomaaliya ee Qaramada Midoobayoo Casho Sharaf u Qabatay Danjireyaasha iyo Diblomaasiyiinta New York

New York, Mareykanka — Ergada Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhida Qaramada Midoobay ayaa munaasabad casho sharaf ah u qabatay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka howlgala Xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New York.   Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay, Amb. Abuukar Daahir Cusman (Baalle), oo erayo kooban ka jeediyay munaasabadda, ayaa sheegay inay sharaf weyn u tahay Soomaaliya in ay...

WARAR KALE

Kenya oo masaafurisay ra’iisul wasaare ku xigeenka labaad ee Soomaaliya

MUQDISHO - Kenya ayaa toddobaadkan dalkeeda ka musaafurisay ra'iisul wasaare ku xigeenka labaad ee Soomaaliya, kaddib markii lagu eedeeyay inuu si musuqmaasuq ah ku...

Kenya deports Somalia’s second deputy prime minister over alleged passport fraud

NAIROBI, June 26 - Kenya this week deported Somalia's second deputy prime minister back to his ​country for suspected fraudulent acquisition of ‌a Kenyan...

FBI-da Mareykanka iyo hay’adaha Soomaaliya oo Muqdisho ku qabtay eedeysane musuqmaasuq lagu raadinayay

Muqdisho, Soomaaliya – Hogaamiye lagu sheegay inuu hormuud ka ahaa mid ka mid ah qorshayaashii ugu weynaa ee musuqmaasuqa xilligii faafaha ayaa lagu xiray...