Somali Danab Forces Step Up Operations Against Al-Shabaab Around Kismayo
JUBALAND, Somalia — Somali elite Danab forces have intensified operations against Al-Shabaab in multiple areas surrounding Kismayo, the interim capital of the Jubbaland regional administration.
The operations, aimed at weakening the militant group’s presence, include road mine detection on key routes and targeted visits to villages suspected of harbouring Al-Shabaab fighters. These missions are intended to disrupt militant activities, prevent...
EUTM-Somalia oo Xoojisay Isgaarsiinta Ciidamada Soomaaliyeed
Muqdisho, Soomaaliya — EUTM-Somalia ayaa qabatay seminaaro iyo tababaro lagu xoojiyay xirfadaha isgaarsiinta istiraatiijiga ah ee Ciidamada Qalabka Sida ee Qaranka Soomaaliya (SNA) iyo hay’adaha kale ee amniga.
Waxaa la qabtay laba seminaar oo loogu talagalay Publish Information Officers (PIOs), oo ay ka qayb qaateen 22 tababare oo SNA ka tirsan, iyadoo si gaar ah uga qayb qaateen AUSSOM PIOs....
Egypt’s Somalia push raises alarm in Israel over Horn of Africa balance
JERUSALEM – Israeli political and security circles are increasingly alarmed by what they see as Egypt’s accelerating military and diplomatic footprint in Somalia and the wider Horn of Africa, moves viewed in Tel Aviv as a direct response to Israel’s growing regional presence, Israeli media reported.
According to Israel’s i24 News channel, Egyptian decision-makers are closely monitoring Israel’s expanding influence...
Ciidanka Danab oo Howlgallo Ka Wada Duleedka Kismaayo
Kismaayo, Soomaaliya — Ciidamo ka tirsan Kumaandooska Danab ayaa howlgallo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ka wada deegaanno ku teedsan duleedka magaalada Kismaayo, xarunta kumeel-gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Jubbaland.
Howlgalladan ayaa isugu jira miino baaris waddooyinka muhiimka ah iyo booqasho tuulooyinka lagu tuhunsan yahay in ay AS ku sugan yihiin. Ciidamada Danab waxaa howlgallada wehliya ciidamo kooban oo ka tirsan Daraawiishta...
Israa’iil oo ka walaacsan doorka sii kordhaya ee Masar ee Soomaaliya iyo Geeska Afrika
Tel Aviv — Israa’iil ayaa ka walaacsan tahay ballaarinta degdegga ah ee doorka milatari iyo kan diblomaasiyadeed ee Masar ay ka waddo Soomaaliya iyo guud ahaan Geeska Afrika.
Telefishinka laga leeyahay Israa’iil ee i24 News, ayaa baahiyay warbixin sheegaysa in go'aanka Israa’iil ay ku aqoonsatay Somaliland ay Masar u aragto isbeddel istiraatiiji ah oo leh saameyn ballaaran oo gobolka ah.
Ilaha amniga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe Touadera oo ku guuleystay xilkiisii saddexaad
Bangui – Maxkamadda dastuuriga ah ee Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe ayaa Isniintii shaacisay natiijooyinka kama dambaysta ah ee doorashadii madaxtinimo ee bishii hore, iyadoo xaqiijisay in madaxweyne Faustin-Archange Touadera uu ku guuleystay mar saddexaad, kaddib markii uu helay 78% codadka la dhiibtay.
Musharraxa mucaaradka ee ugu weynaa, Anicet-George Dologuele, ayaa helay 13.5% codadka, sida ay sheegtay maxkamaddu. Dologuele ayaa horay u...
Mas’uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle oo Deeq Xoolo iyo Agab Kale Gaarsiiyay Ciidanka Xoogga Dalka
Shabeellaha Dhexe, Soomaaliya — Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle ayaa deeq isugu jirta xoolo nool, mootooyin iyo agab kale gaarsiiyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ka howlgala deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe.
Deeqdan ayaa si gaar ah loo gaarsiiyay ciidamada ku sugan deegaanka Jabad Godane iyo degmada Raage Ceelle, kuwaas oo ku jira furimaha hore ee dagaalka, islamarkaana ka shaqeynaya...
Ra’iisul Wasaare Xamze oo qaabilay wafdi Heer Caalami ah
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi , ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah (IFC) ee Bariga Afrika, Marwo Mary Porter Peschka, oo booqasho rasmi ah ku timid magaalada Muqdisho.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adda IFC, gaar ahaan hirgelinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025–2029), kaas...
Wafdi ka Socda Waqooyi Bari iyo Galmudug oo Booqday Degmada Adhicadeeye
SOOL ,Laascaanood _ Wafdi ay hoggaaminayaan Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali, iyo Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa galabta booqasho ku tegay degmada Aricadeeye ee gobolka Sool, halkaas oo ay kulan kula yeesheen bulshada deegaanka.
Madaxweynayaasha iyo wafdiga la socday ayaa shacabka degmada gaarsiiyey farriin ku saleysan midnimada dalka, iyagoo xusay in shacabka Waqooyi Bari Soomaaliya ay...
Soomaaliya iyo Qatar oo kala saxiixday Heshiis Iskaashi Difaac
DOHA - Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Qatar ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi difaac oo lagu xoojinayo xiriirka milatari iyo wada-shaqeynta amniga ee u dhexeeya labada dal.
Heshiiskan waxaa kala saxiixday Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo Ku-xigeenka Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Arrimaha Difaaca Dowladda Qatar, Sheekh Sacuud bin Cabdiraxmaan bin Xasan Al Thani.
Heshiiska ayaa diiradda...











