Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Soomaaliya iyo Qatar oo kala saxiixday Heshiis Iskaashi Difaac

DOHA - Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Qatar ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi difaac oo lagu xoojinayo xiriirka milatari iyo wada-shaqeynta amniga ee u dhexeeya labada dal. Heshiiskan waxaa kala saxiixday Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo Ku-xigeenka Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Arrimaha Difaaca Dowladda Qatar, Sheekh Sacuud bin Cabdiraxmaan bin Xasan Al Thani. Heshiiska ayaa diiradda...

Dowlada oo shirka ku casuuntay madasha mustaqbalka.

MUQDISHO - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu casuuntay Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), iyo sidoo kale Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed, inay ka soo qeyb galaan kulan ka dhacaya magaalada Muqdisho.   Kulankan ayaa lagu wadaa in diiradda lagu saaro xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan tabashooyinka ay qabaan maamul-goboleedyada iyo mucaaradka,...

Somalia, Qatar sign defence cooperation agreement

DOHA — Somalia and Qatar have signed a defence cooperation agreement aimed at strengthening military ties and security collaboration between the two countries, officials said.   The deal was signed by Somalia’s Minister of Defence, Ahmed Moallim Fiqi and Qatar’s Deputy Prime Minister and Minister of State for Defence Affairs Sheikh Saud bin Abdulrahman bin Hassan Al Thani, according to an...

More than 200 migrants found in secret underground prison in Libya’s Kufra

BENGHAZI - Libya’s security authorities have freed more than 200 migrants from what they described as a secret prison in the town of Kufra in the southeast of the country after they were held captive in inhumane conditions, security sources from the city told Reuters on Sunday.   The security sources, speaking on condition of anonymity, said that the security authorities...

Somalia Aviation Authority Under Scrutiny After Plane Carrying Somaliland President Flies to Israel

MOGADISHU — Somalia’s Civil Aviation Authority (CAA) is facing criticism after a private jet carrying Somaliland President Abdirahman Cirro transited Somali airspace en route to Ben Gurion Airport in Tel Aviv, Israel.   The aircraft, a Hawker 800XP registered in San Marino as T7-NKS, departed from Ethiopia after receiving clearance to use Somali airspace. Aviation experts say such planes often switch...

Somalia cleared to fully participate in East African Legislative Assembly

MOGADISHU — Somalia’s representatives have been cleared to take their seats in the East African Legislative Assembly (EALA) after the East African Court of Appeal on Monday overturned previous rulings that had blocked their participation.   The decision ends a long-running dispute over the nomination process and paves the way for Mogadishu’s full involvement in the regional legislature. Somalia’s Ambassador to Tanzania...

Maxkamad Fasaxday Xildhibaanada Soomaaliya ee Golaha Sharcidejinta Bariga Afrika

TANZANIA — Maxkamadda Racfaanka Bulshadda Bariga Afrika ayaa laashay go’aamadii looga hor-istaagay ergayada Soomaaliya ee Golaha Sharcidejinta Bariga Afrika (EALA), taasoo meesha ka saartay caqabadihii ka hor yimid ka qaybgalka buuxa ee Muqdisho, kadib muran dheer oo la xiriiray habka magacaabista.   Safaaradda Soomaaliya ee Tanzania iyo Jaamacadda Bariga Afrika, ayaa go’aankan ku tilmaantay guul u ah xeer-ilaalinta iyo tallaabo weyn...

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya oo wajahaysa fadeexad ka dib safarkii Cirro ee Tel Aviv

Muqdisho, Soomaaliya — Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya ayaa wajahaysa fadeexad ka dib markii diyaarad uu saarnaa Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro ay martay hawada Soomaaliya, iyadoona ku sii jeeday Garoonka Ben Gurion ee Tel Aviv, Israel.   Diyaaradda nooca Hawker 800XP, oo leh diiwaanka T7-NKS una diiwaan gashan dalka San Marino, ayaa ka soo duushay Itoobiya, halkaas oo Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya ay...

Duqa Muqdisho oo Ka Hadlay Bannaanbax Wadayaasha BL-ka iyo Diiwaangelinta Gaadiidka

Muqdisho, Soomaaliya — Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta ka hadlay bannaanbax ay saakay dhigeen qaar ka mid ah wadayaasha gaadiidka BL-ka, kuwaas oo cabasho ka muujiyay hannaanka cusub ee diiwaangelinta gaadiidka ee lagu bilaabay magaalada, kaas oo ujeeddadiisu tahay xoojinta amniga guud.   Guddoomiye Muungaab ayaa caddeeyay in ay lama huraan...

Jubaland intelligence agency wraps up counter-Al-Shabaab training for elite unit

RASKAMBONI, Somalia – The director general of Jubaland’s Intelligence and Security Agency (JISA), Mohamed Ahmed Sabriye, also known as Bassam, on Sunday officially concluded a military training programme for the Hanqadh Brigade in the coastal area of Raaskambooni, in southern Somalia’s Badhaadhe district.   The training, organised by JISA, focused on improving the professionalism, skills and operational readiness of Jubbaland security...

WARAR KALE

Muhaajiriin dooni ay kula degtay xeebaha Liibiya

Trípoli — Ugu yaraan 51 qof oo muhaajiriin ah ayaa la soo sheegayaa inay geeriyoodeen ama la la'yahay ka dib markii ay doon kula...

IMF urges Somalia to reform oil fiscal regime ahead of exploration boom

The International Monetary Fund (IMF) has urged Somalia to strengthen its petroleum fiscal framework as the country prepares for increased exploration activity. The recommendation follows...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Oo Si Rasmi Ah U Furay Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada...

MUQDISHO — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga...