Duqa Muqdisho oo Ka Hadlay Bannaanbax Wadayaasha BL-ka iyo Diiwaangelinta Gaadiidka
Muqdisho, Soomaaliya — Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta ka hadlay bannaanbax ay saakay dhigeen qaar ka mid ah wadayaasha gaadiidka BL-ka, kuwaas oo cabasho ka muujiyay hannaanka cusub ee diiwaangelinta gaadiidka ee lagu bilaabay magaalada, kaas oo ujeeddadiisu tahay xoojinta amniga guud.
Guddoomiye Muungaab ayaa caddeeyay in ay lama huraan...
Jubaland intelligence agency wraps up counter-Al-Shabaab training for elite unit
RASKAMBONI, Somalia – The director general of Jubaland’s Intelligence and Security Agency (JISA), Mohamed Ahmed Sabriye, also known as Bassam, on Sunday officially concluded a military training programme for the Hanqadh Brigade in the coastal area of Raaskambooni, in southern Somalia’s Badhaadhe district.
The training, organised by JISA, focused on improving the professionalism, skills and operational readiness of Jubbaland security...
Munaasabad Shahaado lagu Gudoonsiinayey Arday Soomaaliyeed oo ka dhacday Turkiga
Ankara, Turkiga — Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Turkiga, Mudane Danjire Fathudin Cali Maxamed (Ospite), oo ay wehelisay U-Qeybsanaha Waxbarashada iyo Tacliinta Sare, ayaa ka qeyb galay munaasabad ballaaran oo shahaadooyin lagu guddoonsiinayay arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Tartanka Kubadda Cagta ee Sannadlaha ah 2025 ee ka dhacay magaalada Ankara.
Munaasabaddan oo ay soo qabanqaabiyeen Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee...
Lower Shabelle Governor, Marka District Commissioner Visit AUSSOM
MARKA, Lower Shabelle — Lower Shabelle’s newly appointed Governor, Abuubakar Abdalla Bashir, alongside the District Commissioner of Mark, Adanli Ahmed Mohamed, today paid an official visit to the AUSSOM Battle Group XLIII stationed at the Ceeljaale Forward Operating Base (FOB).
The delegation was warmly received by the Battle Group Commander, Colonel Robert Koch, who praised the strong security cooperation between...
Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose iyo Guddoomiyaha Degmada Marka oo booqday Xerada AUSSOM
MARKA - Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Shabeellaha Hoose, Abuubakar Cabdalla Bashiir, iyo Guddoomiyaha Degmada Marka, Mudane Aadanli Axmed Maxamed, ayaa maanta booqasho ku tagay Xerada Howlgalka ee Ceeljaale, halkaas oo ay ku sugan tahay Kooxda Dagaalka ee AUSSOM.
Madaxda waxaa si diirran u soo dhaweeyay Taliyaha Kooxda AUSSOM XLIII, Gaashaanle Sare Robert Koch, oo bogaadiyay iskaashiga adag ee dhinaca amniga...
Taliska Booliiska Oo Gacanta Kusoo Dhigay Labo Eedeysane oo Ku Howlanaa Dhac iyo Dhibaatayn Bulsho
Muqdisho – Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa Saldhigga Dayniile, ayaa gacanta ku soo dhigay labo eedeysane oo la tuhunsan yahay inay caadaysteen dhaca iyo dhibaataynta bulshada ku dhaqan degmada Dayniile.
Warse-xaafadeed kasoo baxay taliska booliska gobolba banaadir ayaa sheegay inLabadan eedeysane oo ay Booliisku muddo daba socdeen laguna qabtay iyagoo fal dhac ah ka geysanaya gudaha degmada Dayniile, kaddib...
Jubbuland Oo Tababar Ciidan Ugu soo Xirtay Deegaanka Raaskambooni
Raaskambooni, Jubbaland – Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Dowladda Goboleedka Jubbaland (JISA), Maxamed Axmed Sabriye (Bassaam), ayaa si rasmi ah ugu soo xiray deegaanka Raaskambooni ee degmada Badhaadhe, tababar ciidan oo loo qabtay Guutada Hanqadh ee Nabadsugidda iyo Sirdoonka Jubbaland.
Tababarkan ayaa lagu diiradda saaray sare u qaadidda tayada, xirfadda iyo awoodda hawlgal ee ciidamada Jubbaland si ay uga...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulan la yeeshay odayaasha dhaqanka
Laascaanood – Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay odayaasha dhaqanka ee ku sugan magaalada Laascaanood, kuwaas oo ka mid ahaa wufuud kala duwan oo booqasho ku yimid caasimadda Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, si ay uga qeyb galaan munaasabadda caleemo-saarka hoggaanka cusub ee maamulkaasi.
Odayaasha uu la kulmay Ra’iisul Wasaaruhu ayaa ka...
Ciidanka Xoogga Dalka oo fashiliyey weerar Al-Shabaab ku Shabeellaha Dhexe
HIIRAA- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa fashiliyey weerar ay kooxda Al-Shabaab ku soo qaadeen deegaanka Jabad Godane ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Ciidanka ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku haynta deegaanka, kaddib markii ay jab xooggan gaarsiiyeen maleeshiyaadka Al-Shabaab. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in haatan ay socdaan hawlgallo ballaaran oo isugu jira sifeyn...
Somali army says it repelled al-Shabaab attack in central region
MOGADISHU – Somalia’s army said it repelled a heavy attack by al-Shabaab on a military base in the Middle Shabelle region of southern Somalia, inflicting significant losses on the militants.
The Somali National Army (SNA) said fighters from al-Shabaab launched an assault on government positions in the area of Jabad Godane, but were pushed back after clashes. The military said...










