Booliiska Kampala oo gurigiisa kala baxay hoggaamiyaha mucaaradka Uganda
Kampala – Booliiska magaalada Kampala ayaa xoog ku galay guriga hoggaamiyaha mucaaradka Uganda, kaddib markii Guddiga Doorashooyinka dalkaasi shaaciyeen natiijooyin hordhac ah oo muujinaya in Madaxweynaha xilka haya, Yoweri Museveni, uu hoggaaminayo doorashada madaxtinimada.
Wararka ka imanaya caasimadda ayaa sheegaya in ciidamo badan oo booliis ah ay hareereeyeen guriga hoggaamiyaha mucaaradka, iyaga oo halkaasi ka kaxeeyey, tallaabadaas oo dhalisay caro...
Sacuudi Carabiya oo qorshaynaysa isbahaysi amni oo cusub oo ay la yeelanayso Soomaaliya iyo Masar
MUQDISHO – Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ku guda jirta qorshe lagu dhisayo isbahaysi militari oo cusub oo ay la yeelanayso Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Masar, tallaabo si weyn loogu fasirayo mid lagu xakameynayo saameynta sii kordheysa ee Imaaraatka Carabta ku leeyahay gobolka Geeska Afrika iyo Badda Cas.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa inuu...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo kulan laba geesood ah la yeeshay Wasiiro ka soca Turkiga
Ankara – Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Salim Aliyoow Ibro, ayaa kulan laba geesood ah la yeeshay Wasiiradda Qoyska iyo Adeegyada Bulshada ee Jamhuuriyadda Turkiga, Marwo Mahinur Özdemir Göktaş.
Kulanka ayaa waxaa goob-joog ka ahaa mas’uuliyiin sare oo ka kala socday labada wasaaradood, iyo Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga. Doodda...
Suudaanta Koonfureed oo si rasmi ah u taageertay madax-bannaanida iyo midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
Juba – Dowladda Jamhuuriyadda Suudaanta Koonfureed ayaa si rasmi ah u muujisay taageero buuxda oo ay u hayso mowqifyada Midowga Afrika (AU) iyo Urur-goboleedka IGAD ee la xiriira ilaalinta madax-bannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Suudaanta Koonfureed, kuna taariikheysan 16-ka Janaayo 2026, kana soo baxay...
Banaanbax ballaaran oo lagu taageeray midnimada Dalka oo ka dhacay Laascaanood
Laascaanood – Magaalada Laascaanood ee xarunta Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa caawa martigelisay banaanbax ballaaran oo lagu muujinayey taageero buuxda oo loo hayo midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Isku soo baxa ayaa ka dhacay fagaaraha taallada “Shuhadada” ee ku yaalla bartamaha magaalada, halkaas oo dadweynaha isugu soo baxay ay si mideysan farriin cad ugu direen kooxaha iyo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odeyaasha Dhaqanka Waqooyi
Laasacaanood – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan la qaatay Odeyaasha Dhaqanka ee Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari, isaga oo kala hadlay adkeynta midnimada bulshada, xasillinta nabadda iyo horumarinta dowlad-dhiska.
Madaxweynaha ayaa Odeyaasha Dhaqanka ku bogaadiyey kaalinta mugga leh ee ay ku leeyihiin mideynta bulshada, ka hortagga khilaafaadka iyo xoojinta wadajirka shacabka Soomaaliyeed. Waxa uu si gaar ah...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Laasacaanood ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socda Dowladda Jabuuti
Laasacaanood – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Laasacaanood ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socda Dowladda Jamhuuriyadda Jabuuti, kuwaas oo ka qeyb galaya munaasabadda caleemo-saarka madaxda la doortay ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya.
Madaxweynaha ayaa wafdiga la wadaagay mahadnaq iyo qaddarin qaran oo ay Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed u...
Saudi Arabia in Talks With Egypt, Somalia on Military Coalition
RIYADH - Saudi Arabia is finalizing an agreement on a new military coalition with Somalia and Egypt, part of its bid to curtail the United Arab Emirates’ regional influence.
Somalian President Hassan Sheikh Mohamud will travel to Saudi Arabia soon to finalize the deal, which aims to foster more strategic collaboration on Red Sea security as well as deeper military cooperation, according...
South Sudan backs AU–IGAD stance on Somalia’s sovereignty
JUBA – The Government of the Republic of South Sudan has reaffirmed its full support for the positions of the African Union (AU) and the Intergovernmental Authority on Development (IGAD) regarding the sovereignty, unity, and territorial integrity of the Federal Republic of Somalia.
South Sudan emphasised its commitment to regional peace, stability, and respect for international law, underscoring the importance...
Somali president makes historic visit to Las Anod
LAS ANOD, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived on Friday in the town of Las Anod, the administrative centre of Somalia’s newly formed North Eastern State, in a rare and symbolically significant visit, officials said.
Mohamud and a delegation he is leading were welcomed at Las Anod airport by federal government officials, senior security commanders, representatives from regional...











