Wafdi Sare oo ka Socda Jamhuuriyadda Jabuuti oo Gaaray Laascaanood
Laascaanood - Wafdi sare oo ka socda Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood, oo ah xarunta Dowlad-Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, si ay uga qeyb galaan munaasabadda caleema-saarka hoggaanka Dowlad-Goboleedkan.
Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminaya Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Muumin Xasan Barre. Wafdiga ayaa sidoo kale waxaa ka mid ah Wasiirka Warfaafinta iyo...
Magaaladda Laascaanood oo Martigelisay Booqasho Taariikhi ah
Laascaanood - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood, oo ah caasimadda Dowlad-Goboleedka cusub ee Waqooyi Bari Soomaaliya.
Safarkan ayaa lagu tilmaamay mid taariikhi ah, maadaama uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud noqday madaxweynihii xil haya ee ugu horreeyay ee booqda Laascaanood muddo ku dhow (afartan...
Laascaanood - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u gaaray magaalada Laascaanood, oo ah xarunta Dowlad-Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya.
Madaxweynaha iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Laascaanood, waxaana halkaasi ku qaabilay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka, taliyeyaasha ciidammada amniga, madax ka socday dowlad-goboleedyada, odayaal dhaqameed, waxgarad, iyo boqolaal...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Gaaray Magaalada Laascaanood
Laascaanood - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u gaaray magaalada Laascaanood, oo ah xarunta Dowlad-Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya.
Madaxweynaha iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Laascaanood, waxaana halkaasi ku qaabilay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka, taliyeyaasha ciidammada amniga, madax ka socday dowlad-goboleedyada, odayaal dhaqameed, waxgarad, iyo boqolaal...
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Gaaray Magaalada Laascaanood
Laascaanood - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u gaaray magaalada Laascaanood, oo ah xarunta Dowlad-Goboleedka Waqooyi Bari.
Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdi uu hoggaaminayo waxaa garoonka diyaaradaha Laascaanood si diirran ugu soo dhoweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedka, odayaal dhaqameed, waxgarad, iyo boqolaal ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada.
Ujeeddada booqashada...
Somalia’s President Meets World Bank Delegation to Boost Investment
MOGADISHU – Somali President Hassan Sheikh Mohamud met a delegation from the World Bank at the presidential palace in Mogadishu on Thursday to discuss strengthening economic cooperation and accelerating priority investments in the country.
The talks focused on reinforcing macroeconomic stability and speeding up investment in key economic infrastructure, particularly road networks, energy projects and regional integration under the Horn...
Somalia, UN Officials Review Drought Response and 2026 Humanitarian Plan
MOGADISHU – Somalia’s disaster management chief and a senior United Nations official jointly chaired a high-level meeting in Mogadishu on Thursday to assess the country’s worsening drought and review preparations for the 2026 humanitarian response plan.
The meeting was led by the head of the Somali Disaster Management Agency (SoDMA), Mahmoud Moallim Abdulle, and the Deputy Special Representative of the...
Somalia’s New Ambassador Presents Credentials to Russia’s President Putin
MOSCOW – Somalia’s new ambassador to Russia, Mohamed A. Zubeyr, formally presented his letters of credence to President Vladimir Putin on Thursday during an official ceremony in Moscow, marking the start of his diplomatic mission.
Zubeyr described the occasion as a significant milestone in his diplomatic career, saying it was a great honour to represent the Federal Republic of Somalia...
Northeastern State Leader Chairs Security Meeting Ahead of Inauguration in Las Anod
LAS ANOD, Somalia – The leader of Somalia’s Northeastern State, Abdulqadir Firdhiye, chaired a high-level security meeting on Thursday evening to review safety arrangements in the city of Las Anod, where the inauguration ceremony of the state’s leadership is set to take place.
The meeting was attended by the Minister of Interior, the Police Chief, the Director of the National...
Madaxweynaha Waqooyi Bari oo Shir Guddoomiyey Kulan Lagu Adkeynayo Amniga Laascaanood
LAASCAANOOD, Soomaaliya – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdulqaadir Firdhiye, ayaa xalay shir guddoomiyey kulan heer sare ah oo diiradda lagu saaray amniga magaalada Laascaanood, halkaas oo ay ka dhaceyso munaasabadda caleema-saarka madaxda maamulka Waqooyi Bari.
Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Arrimaha Gudaha, Taliyaha Ciidanka Booliska, Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Qaranka (NISA), saraakiil ciidan oo sare iyo masuuliyiin...











