Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali Forces Kill Five Militants in Gedo Operation

CEEL-CILAAN, Somalia, Jan. 6, 2026 – The Somali National Army (SNA) said it killed five militants during a security operation in the Ceel-Cilaan area, about 30 kilometres east of Bardheere district in the southern Gedo region.   Military officials described the operation as carefully planned and said it targeted militants who had repeatedly harassed and attacked civilians in the area. SNA forces...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay gobolka Gedo

Bardheere, Gedo – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ayaa fuliyay howlgal amni oo si taxaddar leh loo qorsheeyay, kaas oo ka dhacay deegaanka Ceel-Cilaan, oo qiyaastii 30 kiiloomitir dhanka bari kaga beegan degmada Bardheere ee gobolka Gedo.   Howlgalkan oo ahaa mid si guul leh u hirgalay, ayaa ciidamada ku dileen shan (5) xubnood oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo...

US Conducts Airstrikes on ISIS in Northeastern Somalia

BOSASO, Somalia, Jan. 6, 2026 – The United States military said it carried out a series of airstrikes targeting the Islamic State group in Somalia in coordination with the federal government between January 1 and 3.   The strikes, conducted by the US Africa Command (AFRICOM), hit ISIS positions near the Calmiskaad Mountains, approximately 70 kilometres southeast of Bosaso in the...

Taliyaha NISA ee Gedo oo Amray Howlgallo Amni oo Ballaaran

Beledxaawo, Jubbaland — Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ee deegaanada Jubbaland, Cabdirashiid Janan, ayaa  faray ciidamada ammaanka in ay dardar-geliyaan howlgallo amni oo baaxad leh, kuwaas oo lagu xaqiijinayo nabadgelyada guud ee degmada Beledxaawo iyo deegaannada ku xeeran.   Howlgalladan oo ah kuwo qorsheysan oo joogto ah, ayaa lagu beegsayaa ka hortagga falalka amni-darrada, la dagaallanka kooxaha dialka ka...

Mareykanka oo Duqeymo Ka Fuliyay Duleedka Boosaaso

Boosaaso, Soomaaliya — Ciidamada Mareykanka ayaa duqeymo cirka ah ka fuliyay duleedka magaalada Boosaaso, iyagoo bartilmaameedsaday kooxaha Dacish, sida ay sheegeen saraakiisha milateriga. Duqeymahan ayaa dhacay intii u dhexeysay 1–3 Janaayo 2026, iyada oo howlgalku yahay mid lagu taageerayo dadaallada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee lagu wajahayo kooxaha Daacish iyo Al-Shabaab. Duqeymaha ayaa lagu beegsaday goob ku taalla Buuraha Calmiskaad, qiyaastii...

President chairs extraordinary cabinet meeting as Somalia reviews security gains

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s federal cabinet on Monday held an extraordinary meeting to review the country’s security situation, hail recent military gains against the Al-Shabaab Islamist group and approve a series of international cooperation agreements and draft laws, the government said.   The meeting, chaired by President Hassan Sheikh Mohamud and attended by Prime Minister Hamza Abdi Barre, focused on recent...

War kasoo baxay Shirkii Golaha Wasiirada oo uu shir gudoomiyay Madaxweynaha

MUQDISHO - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee amniga dalka iyo howlgalladii ugu dambeeyay ee ay fuliyeen ciidanka xoogga dalka oo guulo waaweyn kasoo hooyey dagaalka lagu ciribtirayo kooxda Al-Shabaab, iyo doorashooyinkii goleyaasha deegaanka Gobolka Banaadir, ee dhowaan sida guusha ah uga qabsoomay caasimadda.   Kulanka oo uu...

Hay’adda SoDMA oo ka warbixsay Abaaraha Dalka Soomaaliya

MUQDISHO - Guddoomiyaha Hayda’adda SoDMA oo Golaha Wasiirrada Soomaaliya uga warbixiyay Xaaladda Abaareed Ee Dalka.   Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin, ayaa Golaha Wasiirrada u soo bandhigay warbixin rasmi ah oo ku saabsan xaaladda abaarta, taas oo muujisay in abaartu si degdeg ah uga sii dartay kadib markii Lawaayay roobabkii Deyrta 2025 iyo xilliyaal roob-yari ah oo...

Wasaarada Dekedaha iyo Gaadiidka oo meel mariyo heshiishyo cusub

MUQDISHO - Wasiirka Wasaaradda Dekaddaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa uga Mahadceliyay Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo meel mariyey:   1. Heshiiska Iskaashiga ee u dhexeeya Hay'adda Guud ee Gaadiidka Boqortooyada Sacuudi Carabiya iyo Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiiddka Badda JFS 2. Xeerka Dhismaha Machadka Soomaaliyeed ee Badaha 3. Axdiga Caalamiga ah ee Halbeegyada Tababarka, Shahaado Siinta iyo Ilaalinta...

Saudi Arabia reaffirms support for Somalia’s unity during Riyadh talks

RIYADH, Saudi Arabia – Somalia’s Foreign Minister Abdisaalam Abdi Ali paid an official visit to Saudi Arabia on Sunday, holding talks with his Saudi counterpart Prince Faisal bin Farhan that focused on strengthening bilateral ties and reaffirming support for Somalia’s sovereignty and territorial integrity.   The meeting, held in the Saudi capital Riyadh, reviewed ways to deepen cooperation between the two...

WARAR KALE

Eastern Libya Bans Entry of Nationals From Four African Countries Amid Migration Crackdown

BENGHAZI, Libya, June 24, 2026 – Authorities in eastern Libya have banned the entry of nationals from Sudan, Eritrea, Ethiopia and Somalia, saying the measure...

Somalia Holds Information Officers Meeting to Coordinate Government Messaging Ahead of Independence Celebrations

MOGADISHU, June 24, 2026 – Somalia's Information Minister Abdifatah Qasim Mahmoud chaired a monthly meeting of information offices from federal government institutions on Wednesday, as...

Somalia Signs Contract for Key Road Studies Linking Central Regions to Indian Ocean Coast

MOGADISHU, June 24, 2026 – Somalia's Ministry of Public Works, Reconstruction and Housing on Tuesday signed a contract for feasibility studies and design work...