Somali President Receives Credentials of New Djibouti Ambassador
MOGADISHU — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday received the credentials of Djibouti’s newly appointed ambassador to Somalia, Colonel Osman Dubbad Sugulle, at the presidential palace in Mogadishu.
Mohamud congratulated the envoy on his appointment and stressed the importance of strengthening the longstanding ties between Somalia and Djibouti, including cooperation in politics, security and economic affairs, according to a...
Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo booqasho shaqo ku tagay Xerodhagaxleey
Mudug – Wafdi saraakiil sare ah oo uu hoggaaminayo Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Cismaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif), isla markaana uu qeyb ka yahay Taliyaha Qeybta Guud ee Boliiska Galmudug, Maxamed Daahir Cabdulle, ayaa booqasho shaqo ku tagay deegaanka Xerodhagaxleey ee gobolka Mudug.
Socdaalkan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu horumarinayo Ciidanka Boliiska Galmudug iyo xoojinta amniga deegaannada maamulka Galmudug.
Wafdiga...
Madaxweynaha Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Jabuuti
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Jabuuti u soo magacowday Soomaaliya, Danjire Cusmaan Dubbad Sugulle.
Madaxweynaha ayaa Danjiraha cusub ugu hambalyeeyay xilka loo soo igmaday, isaga oo u rajeeyay guul iyo shaqo miro-dhal ah. Waxa uu sidoo kale adkeeyay muhiimadda ay leedahay xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo...
Egypt, Eritrea sign maritime transport pact, declare Red Sea security exclusive to littoral states
ASMARA - Egypt and Eritrea signed a maritime transport cooperation agreement on Saturday to launch a shipping line connecting their ports, as Cairo declared that the security of the Red Sea remains the exclusive responsibility of its littoral states.
The agreement was signed in the Eritrean capital in the presence of President Isaias Afwerki during a visit by Egyptian Foreign...
Masar oo heshiis ka dhan ah Itoobiya la gashay dowladda Eritrea
ASMARA — Masar iyo Eritrea ayaa Sabtidii kala saxiixday heshiis iskaashi gaadiidka badda ah oo lagu bilaabayo khad maraakiib ah oo isku xira dekedaha labada dal, iyadoo Qaahira ay sheegtay in amniga Badda Cas uu gaar u yahay dalalka xeebaha leh.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Badr Abdelatty, ayaa sheegay in xasilloonida Geeska Afrika iyo Badda Cas ay qeyb ka tahay...
Somali Army Chief Visits Troops Undergoing Training in Central Somalia
HANANBUURE, Somalia, May 17 – Somalia’s army chief visited military units undergoing training in the central Galgaduud region, as the government seeks to strengthen security operations against Al-Shabaab ahead of anticipated local elections in Galmudug state.
Commander of the Somali National Army, Ibraahim Mohamed Mohamud, inspected troops at a military training school in Hananbuure alongside the commander of the army’s...
IGAD Secretariat Calls for Continued Dialogue in Somalia
Djibouti: The IGAD Secretariat has taken note of the outcome of the consultations held in Mogadishu from 13 to 15 May 2026 between the Federal Government of Somalia and opposition stakeholders.
The Secretariat welcomes the direct engagement between the parties and encourages continued dialogue to address outstanding issues in a constructive and inclusive manner.
IGAD underscores that sustained political engagement remains essential...
IGAD oo ku baaqday in la sii wado wadahadalka mucaraadka dowlada feraalka Soomaaliya
Jabuuti – IGAD ayaa faahfaahin ka bixisay qodobbadii kasoo baxay wada-tashiyadii ka dhacay magaalada Muqdisho intii u dhaxeysay 13-kii ilaa 15-kii May 2026, kuwaas oo dhexmaray Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dhinacyada mucaaradka ku ah dowladda.
War-saxaafadeed kasoo baxay Xoghaynta IGAD ayaa lagu sheegay in ururku uu soo dhaweynayo wada-shaqeynta tooska ah ee dhinacyada Soomaaliyeed, isla markaana uu dhiirrigelinayo in la...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kormeeray Cutubyo CXD Tababar uga Socdo Xananbuure
Xananbuure, Galgaduud – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar uga socda Dugsiga Tababarka deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud.
Kormeerka Taliyaha waxaa ku wehliyay Taliyaha Qeybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, Maxamed Dhagawayne, iyo saraakiil kale oo ka tirsan ciidamada.
Ujeedka kormeerka ayaa ahaa qiimeynta xaaladda...
Midowga Afrika oo ka digay khilaafka siyaasadeed ee Soomaaliya
ADDIS ABABA, May 16 — Guddiga Midowga Afrika ayaa muujiyay walaac ku saabsan natiijada wadahadallo heer sare ah oo u dhexeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wakiillada Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, kuwaas oo ka dhacay Muqdisho intii u dhexeysay 13–15 May 2026, ayna ku soo dhammaadeen is-afgarad la’aan.
Wadahadalladaas ayaa waxaa ka qeyb galay dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Hassan...








