Saudi Arabia pledges emergency aid for 100,000 drought-affected Somalis
MOGADISHU, Somalia – The King Salman Humanitarian Aid & Relief Centre (KSrelief) has pledged immediate assistance to nearly 100,000 people hardest hit by the worsening drought in Somalia, officials said Monday.
The announcement was made in Mogadishu by Yazeed Abdullah Hamoud, KSrelief Africa’s regional director, during a meeting with Mahamud Moalim Abdule, commissioner of the National Disaster Management Agency (SoDMA).
Discussions...
Sacuudiga oo ku dhawaaqay gargaar loogu talagalay 100,000 qof oo abaaraha ku wajahaya Soomaaliya
MUQDISHO, Soomaaliya – Xafiiska Afrika ee Machadka Boqor Salmaan ee Gargaarka Bani’aadantinimada iyo Samafalka (KSrelief) ayaa ku dhawaaqay gargaar degdeg ah oo lagu caawinayo ku dhowaad 100,000 oo qof oo ka mid ah kuwa ugu daran ee ay saameeyeen abaaraha ka sii daraya ee Soomaaliya.
Ballanqaadkan ayaa Axaddii lagu shaaciyay magaalada Muqdisho, kadib kulan uu Yazeed Cabdullaahi Xamuud, Agaasimaha Gobolka...
Prof. Xasan Keynaan oo sheegay in hoos u dhac ku yimid hab-maamulkii dalka Soomaaliya
MUQDISHO, Soomaaliya – Prof. Xasan Keynaan ayaa ka digay in dalka uu galay marxalad adag oo dhanka hab-maamulka ah, isagoo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku eedeeyay inuu hoos u dhigay madaxbannaanida hay’adaha sharci-dejinta, gaar ahaan baarlamaanka Federaalka.
Isagoo ka hadlayay xaalada siyaasadeed ee dalka, Prof. Keynaan wuxuu sheegay in baarlamaanku uusan hadda u muuqan mid madaxbannaan oo guta waajibaadkiisa dastuuriga...
Somali troops, South West State forces launch major operation in Lower Shabelle
BAIDOA, Somalia – Somali national army forces backed by South West State regional troops have launched a sweeping security operation across several villages under Wanlaweyn district in the Lower Shabelle region, officials and residents said Monday.
The joint forces, deployed with armoured vehicles, are pursuing militia members sentenced to death by a military court over killings linked to clan revenge...
Ciidamada Federaalka iyo KGS oo howlgal ballaaran ka wada Shabeellaha Hoose
WANLAWEYN, Soomaaliya – Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) iyo kuwa Daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa weli ka wada howlgal ballaaran deegaano iyo tuulooyin dhowr ah oo hoostaga degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo ujeedadu tahay qabashada rag maxkamad ciidan ku xukuntay dil toogasho.
Howlgalkan oo socday maalmo xiriir ah ayaa ka dhan ah xubno maleeshiyaad ah oo lagu eedeeyay dilal...
Japan’s accelerated increase in defense spending raises concerns
TOKYO, Nov. 30 (Xinhua) -- The Japanese government recently approved a supplementary budget proposal for fiscal 2025 (April 2025-March 2026), boosting defense spending to 2 percent of gross domestic product (GDP) ahead of schedule, a move that has sparked concerns across various sectors in Japan.
Included in the budget proposal approved by the cabinet on Friday is 1.1 trillion yen...
Axmed Madoobe oo ku laabtay Kismaayo kadib safarkiisa dalka Kenya – Daawo
KISMAAYO - Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa ku laabtay Jubaland, kadib safar uu ku tagey dalka Kenya, oo uga soo qeybgalay xafladda arooska wiilka Taliyaha Sirdoonka dalkaas.
Waxaa Axmed Madoobe lagu soo dhaweeyay magaaladda Kismaayo, isagoo la filayo inuu dhawaan ku qabto halkaas shir ay isagu imaan doonaan madaxda mucaaradka dalka.
South West State urges federal government to hand over MP accused of fuelling clan violence
Baidoa, Somalia, Nov 30, 2025 — Authorities in Somalia’s South West State have called on the federal government to hand over federal lawmaker Dahir Amin Jesow, accusing him of instigating clan-related violence in Yaaq Bariweyne, a locality in the Lower Shabelle region.
South West State’s security minister told reporters that the administration intends to bring the MP before justice and...
Koonfur Galbeed oo Dowlada Dhexe ka codsatay in Xildhibaan Jeesow loo soo gacan geliyo – Daawo
BAYDHABO - Maamulka Koonfur Galbeed ayaa doonaya in loo soo gacan-geliyo Xildhibaan Jeesow, oo kamid ah Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Wasiirka Amniga Maamulka ayaa jeediyay codsiga, isagoo ku eedeeyay Xildhibaanka inuu hurinayo colaad beeleedka nawaaxiga Wanlaweyn ka taagan, halkaasoo dilal ka dhaceen dhawaan.
Galmudug president attends handover of UN political office facility
Dhusamareb, Somalia, Nov 30, 2025 — Galmudug State President Ahmed Abdi Kariye on Sunday attended a ceremony marking the handover of a newly prepared facility intended for the United Nations Political Office in the region, whose mandate across Somalia runs until October 2026.
Speaking at the event, Kariye urged other UN agencies operating in the country to make use of...









