Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

SoDMA, Plan International Move to Boost Early Warning and Drought Preparedness

MOGADISHU, Somalia — The Commissioner of the Somali Disaster Management Agency (SoDMA), Mohamud Moallim Abdulle, on Saturday received a high-level delegation from Plan International at the agency’s headquarters in Mogadishu.   The delegation was led by Angela Muriithi, Regional Director for the Middle East, Eastern Africa, and Southern Africa. Talks between the two sides focused on early forecasts of an expected drought,...

SoDMA iyo Plan International oo ka wada hadlay diyaargarowga abaarta iyo xoojinta digniinaha hore

MUQDISHO – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xarunta hay’adda ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Plan International, oo uu hoggaaminayay Agaasimaha Gobolka Hoosaadka Bariga Dhexe, Bariga Afrika iyo Koonfurta Afrika, Marwo Angela Muriithi.   Kulanka labada dhinac ayaa diiradda lagu saaray saadaasha abaarta la filayo inay ku dhufato qaar ka mid ah gobollada...

Aqalka Sare oo ansixiyay Sharciga Dhisidda Hay’adda Maalgashiga Soomaaliyeed

MUQDISHO, 29 Nofeembar 2025 – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu wehlinayo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 10-aad, iyadoo ajandaha kulanka uu ka koobnaa labo hindise-sharciyeed oo muhiim ah.   Qodobka koowaad ee kulanka ayaa ahaa akhrinta saddexaad ee Hindise-Sharciyeedka Dhisidda Hay’adda Maalgashiga Soomaaliyeed. Guddoomiye...

Ciidamada Mareykanka oo sare u qaaday duqeymaha cirka ee Soomaaliya sanadkan

WASHINGTON – Howlgalka ciidamada Mareykanka ee Soomaaliya ayaa si weyn u kordhay sanadkan, iyadoo tirada duqeymaha cirka ay ka badan yihiin tobanka jeer marka loo eego sanadkii 2024, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha AFRICOM.   Sida uu sheegay Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) Jimcadii, ciidamada Mareykanka ayaa sanadkan fuliyey in ka badan 100 duqeymo cirka ah gudaha Soomaaliya, taasoo ka soo horjeedda...

U.S. Africa Command Conducts Its 100th Airstrike of 2025 in Somalia

WASHINGTON - U.S. military activity in Somalia has seen a dramatic escalation this year, with airstrikes increasing more than tenfold under the Trump administration compared to figures from 2024.   U.S. Africa Command (AFRICOM) confirmed on Friday that American forces have carried out over 100 airstrikes in the region so far in 2025—a sharp contrast to the 10 missions recorded under...

Somalia and Morocco sign comprehensive cooperation agreement in Rabat

RABAT, Morocco — Somalia’s Minister of Foreign Affairs Abdisalam Abdi Ali, met Friday with Morocco’s Minister of Foreign Affairs, African Cooperation and Moroccan Expatriates, Nasser Bourita, in Rabat to reaffirm both countries’ commitment to strengthening bilateral ties through a new comprehensive cooperation agreement.   During the meeting, the two ministers signed a cooperation roadmap for 2026–2028, which focuses on expanding collaboration...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Morocco, heshiis iskaashi oo cusub oo la saxiixay

RABAT, Morocco – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Abdisalam Abdi Ali, ayaa Jimcihii magaalada Rabat kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda, Iskaashiga Afrika iyo Soomaaliyaalka ku nool dibadda ee Boqortooyada walaalaha ah ee Morocco, Mudane Nasser Bourita, iyagoo ku adkeeyay go’aanka labada dal ee xoojinta xiriirka walaalnimo iyada oo loo marayo heshiis iskaashi oo dhameystiran.   Kulankaas...

Kenyan police launch crackdown on Somali youth filming risky street challenges in Nairobi

NAIROBI – Kenyan police have launched an operation targeting Somali youths in Nairobi who have in recent days increasingly attempted to film dangerous online “challenge” videos on the capital’s busy roads, officials said on Saturday.   The operation follows a rise in accidents and disturbing incidents in which several youths have died or been injured while recording videos intended for social...

Macawiisley abaabul militari ka billaabay gobolka Shabeellaha Hoose

MUQDISHO – Kooxo Macawiisley ah oo ka soo jeeda deegaanka Yaaqbiriweyne ayaa ku soo bandhigay awooddooda militari deegaanka Leego ee gobolka Shabeellaha Hoose, iyaga oo si isku duuban ugu muuqday goobta, kana jawaabayay eedeymo dhowaan lala xiriiriyay.   Macawiisleyda ayaa waxaa dhex socday xubno horey ay Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ugu ridday xukuno dil ah, kuwaas oo lagu eedeeyay ka qeybgalka...

Booliska Kenya oo Bilaabay Howlgal ka Dhan ah Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Muuqaalka isaga duuba Wadooyinka Nairobi

Nairobi – Booliska Kenya ayaa bilaabay howlgal lagu bartilmaameedsanayo dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Nairobi, kuwaas oo maalmahii la soo dhaafay kusoo batay inay isku dayaan muuqaallo *challenge* ah oo ay ku duubaan wadooyinka mashquulka badan ee caasimadda.   Howlgalkan ayaa yimid kadib markii ay soo kordheen shilal iyo dhacdooyin naxdin leh oo ay ku dhinteen qaar kamid ah dhalinyarada halka...

WARAR KALE

Somalia Army Chief Visits Elite Forces Base, Urges Troops to Intensify Operations

MOGADISHU, Somalia — Somalia's army chief, Brig. Gen. Ibrahim Mohamed Mahmoud, visited the Balidogle military base on Saturday, where he inspected elite units and...

Central African Republic declares cholera outbreak

Bangui, Central African Republic – The Central African Republic government has officially declared a cholera outbreak in the country, after confirming 197 cases, including...

Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika oo ku dhawaaqday dilaaca cudurka daacuunka

Bangui, Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika – Dowladda Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika ayaa ku dhawaaqday in cudurka daacuunka uu ka dillaacay dalka, kadib markii la xaqiijiyay 197...