Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ciidamada Puntland oo qabtay dagaalyahan ajnabi ah oo ka tirsan Daacish

Boosaaso, Soomaaliya – Ciidamada ammaanka Puntland ayaa Sabtidii gacanta ku dhigay dagaalyahan ajnabi ah oo ka soo jeeda Sacuudiga, kaasoo la rumeysan yahay inuu ka tirsan yahay kooxda ISIS, intii lagu guda jiray howlgal ballaaran oo ka dhacay buuraleyda Cal Miskaat, sida ay saraakiishu sheegeen.   Qabashada ninkan ayaa ka dhacay meel u dhexeysa deegaanka Arabi iyo Maragade, oo ah dhul...

Askari Ka tirsan Dowladda oo Kabiir Dugsi Qur’aan ku dilay Xaafadda Ceelqaloow

MUQDISHO - Askari Ka tirsan Hay'adaha amniga Dowladda ayaa Kabiir Dugsi Qur’aan ku dilay Xaafadda Ceelqaloow, ee degmada Wadajir Maanta oo Axad ah.   Wariyaha Shabelle TV Zakariye Axmed Muuse oo goobta dilka ka dhacay tagey, ayaa kasoo waramay, isagoo la kulmay qoyska Kabiirka la dilay xili xaalad murugo ah ku jiraan.    

Somalia, Qatar Discuss Security Cooperation and Support for AU Mission

Mogadishu, Somalia — Somalia’s State Minister of Defence Omar Ali Abdi on Sunday held talks with Mohamed Awad Al-Shammari, the Deputy Ambassador of Qatar to Somalia, to discuss ways of deepening bilateral cooperation, officials said.   The meeting focused on strengthening the historic and brotherly ties between the two nations, with an emphasis on security cooperation, capacity building, and support for...

Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Muqdisho, Soomaaliya – Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Omar Cali Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay Ku-xigeenka Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya, Mudane Mohamed Awad Al-Shammari.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo sii xoojin lahaa xiriirka taariikhiga ah iyo walaaltinimo ee u dhexeeya labada dal, gaar ahaan dhinacyada iskaashiga amniga, dhismaha awoodda ciidan, iyo taageerada Hawlgalka Midowga...

Somali president congratulates Tanzania’s Samia Suluhu on re-election

MOGADISHU, Nov 2, 2025 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday congratulated Tanzania’s President-elect Samia Suluhu Hassan on her re-election, describing her victory as a reflection of the Tanzanian people’s confidence in her leadership.   “I extend warm congratulations to H.E. Samia Suluhu on her re-election as President of the United Republic of Tanzania,” Mohamud said in a statement issued...

Somali president warmly welcomed in Cairo for Egypt’s National Museum inauguration

CAIRO, Nov 2 — Somali President Hassan Sheikh Mohamud received a warm welcome in the Egyptian capital Cairo on Saturday, where he is attending the official inauguration of Egypt’s new National Museum of Culture and History, officials said.   The Somali leader was greeted at Cairo International Airport by senior Egyptian government officials, diplomats from Somalia’s embassy, and members of the...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaybgalaya furitaanka Matxafka Qaran ee Dhaqanka iyo Taariikhda Masar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar, halkaas oo uu kaga qaybgelayo munaasabadda rasmiga ah ee furitaanka Matxafka Qaran ee Dhaqanka iyo Taariikhda Masar.   Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Qaahira kusoo dhaweeyay mas’uuliyiin sare oo ka tirsan dowladda Masar, xubno ka socda Safaaradda Soomaaliya ee Qaahira,...

Somalia’s President congratulates Tanzania’s re-elected leader Samia Suluhu Hassan

MOGADISHU, Nov 1, 2025 – Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud on Saturday congratulated Tanzanian President Samia Suluhu Hassan on her re-election, praising her leadership and the confidence shown by Tanzanian voters.   In a statement issued by Villa Somalia, Mohamud said Suluhu’s victory reflected the trust and respect she enjoys among Tanzanians and underscored her commitment to stability and progress in...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Hambalyo u dirtay Samia Suluhu kadib guusheeda doorashadda

Muqdisho, 1-da Nofeembar 2025 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo diirran u diray Madaxweynaha dib loo doortay ee Jamhuuriyadda Muungano ee Tansaaniya, Marwo Samia Suluhu Xasan, kadib guusheeda doorashada madaxtinimo ee dhawaan lagu qabtay dalkaas.   Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dib-u-doorashada Madaxweyne Samia Suluhu ay muujineyso kalsoonida iyo ixtiraamka ay shacabka Tansaaniya u...

Rabshado dhimasho sababay oo ka socda Tanzania kadib doorasho ka dhacday

Madaxweynaha Tanzania, Samia Suluhu Hassan, oo 65 jir ah, ayaa mar kale ku guuleysatay doorashada muranka dhalisay ee dalka, iyadoo heshay 98% codadka la tiriyey, sida ay ku dhawaaqday Guddiga Doorashooyinka Qaranka maanta. Samia Suluhu Hassan ayaa noqotay haweeneydii ugu horeysay ee Madaxweyne ka noqota Tanzania markii ay xilka la wareegtay 2021 ka dib geeridii John Magufuli, xilli ay...

WARAR KALE

Puntland President Denies New Port Tax After Bosaso Traders’ Complaints

GAROWE, Somalia – Puntland President Said Abdullahi Deni denied reports that his administration had imposed new taxes at the port of Bosaso, saying the...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo amaaney taageeradda dowladda Qatar ee Soomaaliya

MUQDISHO – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqday Safaaradda Dowladda Qatar ee magaalada Muqdisho si uu uga tacsiyeeyo geerida ku...

PM Hamza Abdi Barre praises Qatar’s longstanding support for Somalia

MOGADISHU – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre visited the Qatari embassy in Mogadishu to offer condolences following the death of Qatar's former emir,...