Uganda oo ciidamo cusub usoo direysa Soomaaliya si ay uga qaybqaataan howlgalka AUSSOM
KAMPALA, Uganda — Dowladda Uganda ayaa sheegtay inay toddobaadyada soo socda Soomaaliya u direyso ciidan cusub oo qayb ka noqon doona Howlgalka Taageerada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), si loo xoojiyo nabadda iyo amniga dalka.
Ku-xigeenka taliyaha ciidanka dhulka Uganda, Jeneraal Sare Francis Takirwa, ayaa khudbad u jeediyay guuto askar ah oo dhawaan u ambabixi doonta Soomaaliya, isaga oo ugu...
Uganda to Deploy New Troops to Somalia Under AU Peace Mission
KAMPALA, Uganda — Uganda will deploy a new contingent of troops to Somalia in the coming days to join the African Union Transition Mission in Somalia (AUSSOM), military officials announced Wednesday.
Deputy Commander of Uganda’s Land Forces, Lt. Gen. Francis Takirwa, addressed the departing battalion during a pre-deployment briefing, urging them to uphold discipline, African solidarity, and patriotism throughout their...
Somalia’s Southwest State Launches Crackdown on Clan Conflict Inciters
BAIDOA, Somalia — Authorities in Somalia’s Southwest State have announced a series of new measures aimed at holding accountable individuals accused of fuelling clan conflicts and revenge killings, in a bid to stem a resurgence of intercommunal violence across the region.
Senior officials, including the Minister of Interior, Local Government and Reconciliation, said the regional administration is intensifying peacebuilding efforts...
Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqday qorshe cusub oo lagu xakameynayo kicinta colaadaha beelaha
BAYDHABO, Soomaaliya — Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay qorshe cusub oo lagu xoojinayo nabadda iyo isla xisaabtanka, ka dib markii ay soo kordheen eedeymo la xiriira dad lagu tuhunsan yahay inay hurinayaan colaadaha iyo aargoosiyada beelaha ku dagaallamaya gobollada maamulkaasi hoos yimaada.
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka, oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Dowladaha Hoose iyo Dib-u-Heshiisiinta, ayaa sheegay in...
Maxaa keenay in RW hore Maxamed Xuseein Rooble uu ka baaqdo Jabuuti?
JABUUTI - Dalka Jabuuti waxaa ku qulqulaya siyaasiyiin iyo madax sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo ka qayb galaya xuska 25-guurada heshiiskii taariikhiga ahaa ee Carta.
Si kastaba ha ahaatee, Ra’iisul Wasaarihii hore, Maxamed Xuseen Rooble, kama mid noqon mas’uuliyiintii halkaasi lagu soo dhoweeyay, inkasta oo uu ahaa shaqsiga dib u soo celiyay xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya...
Ilhaan Cumar oo loo maleegayo shirqool ay wadaan Xildhibaano Jamhuuriga katirsan
WASHINGTON — Laba xildhibaan oo ka tirsan Golaha Wakiillada Mareykanka ayaa ku baaqay in Waaxda Caddaaladda (Department of Justice) ay baaritaan ku sameyso dhalashada Ilhaan Cumar, oo asal ahaan ka soo jeedda Soomaaliya.
Xildhibaanada, oo kala ah Randy Fine (R-Fla.) iyo Andy Ogles (R-Tenn.), ayaa sheegay in baaritaanka uu qayb ka yahay dib-u-eegis guud oo lagu samaynayo muwaadiniinta la siiyay...
US lawmakers call for Justice Department probe into Ilhan Omar’s citizenship
Washington, United States — Two members of the US House of Representatives have called on the Department of Justice to investigate the citizenship of Congresswoman Ilhan Omar, who was born in Somalia, in what they describe as part of a broader review of naturalized Americans.
Representative Randy Fine (R-Fla.) urged the Justice Department to begin the inquiry with New York...
UN accuses UAE of funnelling British-made arms to militias in Sudan, Somalia and Libya
United Nations, United States — The United Nations has accused the United Arab Emirates of breaching international arms embargoes after investigators traced British-made military equipment sold to the Gulf state to militia groups operating in Sudan, Somalia, and Libya, according to a confidential report.
The report, presented to the UN Security Council, found that UK-manufactured weapons and components — including...
Father and son killed in clan revenge attack in Somalia’s Galgaduud region
Mogadishu, Somalia — A father and his son were shot dead Tuesday in central Somalia’s Galgaduud region in what authorities described as a clan revenge attack, residents and officials said.
The victims, identified as Abdullahi Mohamed Lugtii Jiic and his son Baashi Abdullahi Mohamed Lugtii Jiic, were gunned down in Labi Kooraale, a village under Balanbale district, according to witnesses.
Gunmen...
Qaramada Midoobay oo sheegtay in Imaaraadka uu Soomaaliya Hub u marsiiyay RSF
NEW YORK – Qaramada Midoobay ayaa ku eedeysay Imaaraadka Carabta (UAE) inuu jebiyey cunaqabataynta hubka ee caalamiga ah, kadib markii baarayaal UN ah ay raaceen raadadka hub iyo qalab militari oo asal ahaan lagu sameeyay Ingiriiska, balse lagu arkay kooxo hubeysan oo ka dagaallamaya Suudaan, Soomaaliya iyo Liibiya.
Warbixin cusub oo loo gudbiyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu...








