Aabe iyo wiilkiis ah oo lagu dilay weerar aano qabiil ah oo ka dhacay gobolka Galgaduud
BALANBALE, Soomaaliya โ Aabe iyo wiilkiis ayaa lagu dilay deegaanka Labi Kooraale ee hoos yimaada degmada Balanbale, kadib markii rag hubeysan oo ka tirsan beel kale ay rasaas ku fureen, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Weerarkan oo dhacay Talaadadii ayaa booliska iyo maamulka deegaanka ku tilmaameen mid la xiriira aano qabiil.
Dadka la dilay ayaa lagu magacaabay Cabdullaahi Maxamed Lugtii...
๐ฃ๐ฎ๐ฟ๐๐ป๐ฒ๐ฟ๐ถ๐ป๐ด ๐๐ถ๐๐ต ๐๐ต๐ฒ ๐จ๐ป๐ถ๐๐ฒ๐ฑ ๐ก๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป๐, ๐๐๐ฆ๐ง๐จ ๐๐ฎ๐๐ป๐ฐ๐ต๐ฒ๐ ๐ก๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป๐๐ถ๐ฑ๐ฒ ๐๐ฑ๐๐ฐ๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป ๐ฎ๐ป๐ฑ ๐๐๐ฎ๐ฟ๐ฒ๐ป๐ฒ๐๐ ๐๐ฟ๐ถ๐๐ฒ ๐ผ๐ป ๐๐ฎ๐ฏ๐ผ๐๐ฟ ๐ฅ๐ถ๐ด๐ต๐๐ ๐ฎ๐ ๐๐๐บ๐ฎ๐ป ๐ฅ๐ถ๐ด๐ต๐๐
The Federation of Somali Trade Unions - FESTU, the official national trade union centre representing workers across Somalia, in partnership with the United Nations (UN) through the UN Transitional Mission in Somalia (UNTMIS) and UNICEF under the Joint Programme on Human Rights (JPHR), has launched a nationwide education and awareness initiative under the banner โ๐ณ๐๐๐๐๐ ๐น๐๐๐๐๐ ๐จ๐๐ ๐ฏ๐๐๐๐ ๐น๐๐๐๐๐โ...
US confirms two airstrikes targeting ISIS-Somalia militants in Puntland mountains
GAROWE, Somalia, Oct 28, 2025 โ The United States military said Tuesday it carried out two airstrikes against ISIS-Somalia militants in the rugged Al Miskaad mountain range of Puntlandโs Bari region, a remote stronghold for the jihadist faction in northeastern Somalia.
US Africa Command (AFRICOM) said the strikes took place on October 24 and 26 in the Al Miskaad mountains,...
Milatariga Mareykanka oo xaqiijiyay laba duqeyn ka fuliyay Buuraha Calmiskaad
GAROOWE, 28 Oktoobar 2025 โ Milatariga Mareykanka ayaa xaqiijiyay inay fuliyeen laba duqeyn cirka ah oo lagu beegsaday dagaalyahannada ISIS ee ku dhuumaaleysanaya buuraleyda adag ee Al Miskaad ee gobolka Bari, Puntland. Buuraleydaasi, oo qayb ka ah silsiladda Golis, ayaa muddo dheer hoy u ahayd dagaalyahanno xiriir la leh ISIS oo ka howl gala deegaanada fog ee Puntland.
Taliska U.S....
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyey kulanka Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya
MUQDISHO, 28 Oktoobar 2025 โ Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada ah, kaas oo ka dhacay xarunta guddoonka iyo guddiyadaha Baarlamaanka ee Villa Hargeysa.
Kulanka waxaa sidoo kale ka qeyb galay Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, iyo Guddoomiye...
Saalax Jaamac oo daahfuray dardargelinta Mashruuca Jowhar Off-stream Storage Programme
MUQDISHO, 28 Oktoobar 2025 โ Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigay dardargelinta Mashruuca Jowhar Off-stream Storage Programme (JOSP), oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa sheegay in mashruucani yahay mid qaran oo muhiim u ah Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee 2025โ2029, kaas oo diiradda saaraya horumarinta maaraynta...
Somali Army, International Partners Kill Al-Shabaab Leader Jacfar Gurey in Targeted Strike
MOGADISHU โ Somali forces, with support from international partners, carried out a targeted airstrike on 26 October in the town of Buโaale in the Middle Jubba region, killing Mahamud Abdi Hamud, also known as Jacfar Gurey, a senior leader of Al-Shabaab.
Gurey was among the founding members of Al-Shabaab and a close associate of the groupโs former leaders, Ahmed Abdi...
Howlgal Ciidan ajnab ah ka qeyb-qaatey oo ka dhacay degmo Al-Shabaab ka taliso
Muqdisho โ Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo garab ka helaya saaxiibbada caalamka ayaa duqeyn qorshaysan oo ka dhacday 26-ka Oktoobar 2025 magaalada Buโaale ee gobolka Jubbada Dhexe ku dilay Maxamuud Cabdi Xaamud, oo loo yaqaanay Jacfar Gurey, kana mid ahaa hogaamiyeyaasha sare ee ururka Al-Shabaab.
Jacfar Gurey ayaa ka mid ahaa aasaasayaashii ururka Al-Shabaab, wuxuuna saaxiib dhow la ahaa hogaamiyayaashii...
Suspected al-Shabaab gunmen attack security checkpoint in Mogadishu
MOGADISHU โ Suspected al-Shabaab militants launched an overnight attack on a government security checkpoint in Mogadishuโs Kahda district, triggering heavy clashes with security forces, security sources said Tuesday.
The assault took place at the Ali Janaale Hill checkpoint, one of the key security posts protecting the Somali capital. Witnesses reported intense gunfire lasting about 30 minutes as the attackers engaged...
Al-Shabaab ah oo weerar ku qaaday bar-koontarool coo ku taalla Muqdisho
Muqdisho โ Rag hubysan oo laga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa habeenkii xalay weerar ku qaaday bar-koontarool amni oo dowladda ay ku leedahay degmada Kahda ee magaalada Muqdisho, sida ay sheegeen ilo amni.
Weerarka ayaa ka dhacay bar-koontaroolka Buurta Cali Janaale, oo ka mid ah goobaha amniga ee muhiimka ah ee ilaalinaya caasimadda. Goobjoogayaal ayaa sheegay in...









