Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

HirShabelle regional state President Reshuffles Cabinet, Appoints New Ministers

JOWHAR, Somalia – Hirshabelle regional President Ali Abdullahi Hussein Guudlawe has announced a reshuffle of his cabinet, appointing new officials to several key ministries in a move aimed at improving government performance and service delivery.   The changes were detailed in a presidential decree issued Monday from the regional capital, Jowhar. The decree, citing Articles 56 and 57 of the Hirshabelle...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Isbeddello Ku Sameeyay Golaha Wasiirrada

Jowhar, Oktoobar 28, 2025 – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe), ayaa maanta wareegto kasoo baxday xafiiskiisa ku magacaabay wasiirro cusub iyo xilal kale oo muhiim ah oo ka mid ah golihiisa wasiirrada.   Wareegtadan oo la shaaciyay Isniinta maanta ah, ayaa lagu saleeyay qodobbada 56-aad iyo 57-aad ee Dastuurka Hirshabelle, kuwaas oo siinaya Madaxweynaha awoodda uu ku...

Somali President to Visit Djibouti for 25th Anniversary of Historic Carta Agreement

DJIBOUTI – Somali President Hassan Sheikh Mohamud is expected to arrive in Djibouti within hours to attend a ceremony marking the 25th anniversary of the historic Carta Agreement — the landmark accord that laid the foundations for Somalia’s first transitional government in 2000 and saw the election of former president Abdiqasim Salad Hassan.   An advance delegation from Mogadishu has already...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo ku wajahan dalka Jabuuti

Jabuuti, Oktoobar 28, 2025 — Waxaa la filayaa in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, uu saacadaha soo socda gaaro magaalada Jabuuti, si uu uga qeyb galo munaasabadda lagu xusayo 25 sano guuradii kasoo wareegtay heshiiskii taariikhiga ahaa ee Carta, heshiis kaas oo ahaa aas-aaskii dowladdii ku-meelgaarka ahayd ee Soomaaliya sanadkii 2000, laguna doortay madaxweynihii hore ee dalka,...

Soomaaliya iyo Rwanda oo kala saxiixday Heshiis Iskaashi Guud oo xoojinaya xiriirka laba geesoodka ah

Kigali – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, iyo Safiirka Soomaaliya ee dalka Tansaaniya iyo Bulshada Bariga Afrika (EAC), ahna Danjiraha aan deegaanka ahayn ee Rwanda iyo dalal kale, Mudane Ilyas Cali Xasan, ayaa maanta magaalada Kigali ku saxiixay Heshiis Iskaashi Guud oo dhexmaray Soomaaliya iyo Rwanda.   Heshiiskan ayaa waxaa dhinaca...

Urgent: Chinese FM hopes China, U.S. to create conditions for development of bilateral relations

BEIJING, Oct. 27 (Xinhua) -- Chinese Foreign Minister Wang Yi on Monday expressed hopes that China and the United States will work in the same direction, make preparations for high-level interactions, and create conditions for the development of bilateral relations.   Wang, also a member of the Political Bureau of the Communist Party of China Central Committee, made the remarks in...

UN peacekeepers in Lebanon come under Israeli fire, no casualties reported

BEIRUT (Xinhua) -- The United Nations Interim Force in Lebanon (UNIFIL) said Sunday that one of its patrols came under Israeli fire, but no personnel were injured and no equipment was damaged.   "At around 5:45 p.m. (1545 GMT) Sunday, an Israeli drone approached a UNIFIL patrol near the village of Kafr Kila and dropped a bomb," the UNIFIL said in...

Kremlin says new sanctions complicate reviving Russia-U.S. ties

MOSCOW, Oct. 26 (Xinhua) -- New sanctions against Russia complicate efforts to restore relations with the U.S., Kremlin Spokesman Dmitry Peskov said in an interview released Sunday.   "Of course, the actions taken this week were an unfriendly move. They truly damaged the prospects for reviving our relations, but this does not mean we should abandon these aspirations," Peskov told journalist...

Sheekh Aadan Madoobe oo digniin u diray Xildhibaanada ka maqan kulamada

MUQDISHO - Gollaha Shacabka ayaa la degay baaqashadda Fadhiyada, taasoo loo sababeeyo maqnaashaha Xildhibaanada, oo noqotay mid joogto ah oo xalkeeda wali la helin.   Gudoomiyaha Gollaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe, ayaa digniin adag u diray Xildhibaanada aan cudur daarka ku maqnayn, ee aan soo xaadirin fadhiyada, iyagoo qaarkooda ku sugan Muqdisho. Liiska Xildhibaanada maqan ayaa laga yeeriyay fadhigii Maanta, waxaana la...

Somali Prime Minister Appoints New Minister of Labour and Social Affairs

MOGADISHU, Somalia, Oct 27 — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Monday appointed Professor Saalim Aliyow Ibrow as the country’s new Minister of Labour and Social Affairs, according to a statement from the prime minister’s office.   The appointment comes as part of the government’s efforts to strengthen key ministries and improve social services, the statement said. Barre noted that...

WARAR KALE

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda

Muqdisho, Soomaaliya – 15 Luulyo, 2026 – Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa maanta daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda(SNAIC), oo ah xarun loogu talagalay horumarinta...

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Mogadishu, Somalia – 15 July 2026 – Somali National University (SNU) has officially launched the Somali National Artificial Intelligence Centre (SNAIC), a Centre of...

Somali minister visits embassy in Pakistan where she previously served as ambassador

ISLAMABAD – Somalia's Minister of Family and Human Rights Development, Khadija Mohamed Al-Makhzoumi, paid an official visit to the Somali Embassy in Islamabad, where...